Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ka hadlay dib-u-dhaca doorashada Golaha Shacabka
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ka hadlay dib-u-dhaca doorashada Golaha Shacabka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka hadlay dib-u-dhaca doorashada Soomaaliya, waxaana uu sheegay inay Puntland bilaabayso doorashada Golaha Shacabka, si loo soo gaba-gabeeyo firaaqa hoggaamineed ee dalka ka jira.

    “Sida aad wada ogsoon tihiin waxaa qorsheysan in la dhameystiro doorashada Baarlamaanka DF ah, oo qeybtii ugu horeysay ee Aqalka Sare aad halkan ku doorateen, waxaa guddiyada ku shaqada leh ay ku gudajiraan diyaarinta howlaha loo baahan yahay si doorashada Golaha Shacabku u qabsoomto”.

    “Waxaa naga go’an inaan si dhaqso ah u bilowno doorashada oo sababo farsamo gadaal ugu dhacday, waxaan ahmiyad siinaynaa in lasoo gaba-gabeeyo firaaqa hoggaamineed ee dalka ka jira”.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.