Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Gaas iyo Rw Cumar Cabdirashiid oo Xamar gaaray maanta
    Somalia

    Madaxweyne Gaas iyo Rw Cumar Cabdirashiid oo Xamar gaaray maanta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 20171 Comment1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweyne Gaas iyo Rw Cumar Cabdirashiid oo maalmahan booqasho ku joogay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxay ka dageen garoonka Diyaaradaha ee Aadan-cade Muqdisho.
     
    Waxay ahayd 5-Bari ka hor markii Diyaarad khaas ah ay ka qaaday Bosaso Madaxweyne Gaas ,taasoo gaysay dalka Imaaraadka Carabta.iyadoo uu kaga sii horeeyay halkaas Rw Cumar Cabdirashiid.
     
    Ilaa iyo hada si dhab ah looma xaqiijin karo waxa uu ku saabsanaa safaraka Madaxweyne Gaas ee Imaaraadka Carabta ,sidoo kale saxaafadu ma helin waxii looga wada hadlay kulankii sadex geesoodka ahaa ee dhexmaray Madaxweyne Gaas,Rw Cumar iyo Masuuliyiinta ka tirsan Dawlada Imaaraadka Carabta.,balse
     
    Balse Masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Puntland ayaa noo xaqiijiyay in looga wada xaajooday kulankaas sida loosii wada shaqayn karo Doorashadii Madaxweynanimo kadib.
     
    Imaanshaha Madaxweyne Gaas iyo Rw Cumar ee Muqdisho ayaan saxaafadu waxba kala socon ,sidoo kale tagidoodii Imaaraadka ayaan saxaafadu la socon oo ay ka qarsoonayd.
     
    Dhanka kale Madaxweyne Gaas ayaa isla maanta kulan la qaatay Madaxweyne farmaajo,inkastoo kulankaasna saxaafadu dibad joog ka ahayd oo aan la shaacin.
     
    Madaxweyne Gaas ayaa maalinka Arbacada ah kaga qaybgali doona Muqdisho caleema saarka Madaxweyne Farmaajo ,ka hor inat uusan dib ugu soo laaban Puntland.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.