Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Karaash oo furay shirka wada-hadalka maamul baahinta Puntland (VIDEO)
    Somalia

    Madaxweyne Karaash oo furay shirka wada-hadalka maamul baahinta Puntland (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 3, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa furay shirka wada hadalka hay’adaha dowladda dhexe iyo dowladaha hoose ee geedi socodka tubta maamul baahinta Puntland.

    Shirka ayaa looga hadlay dar-dar galinta howlaha geedi socodka degmooyinka Puntland, qiimaynta shaqooyinka qabsoomay, wareejinta adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada asaasiga ah ee degmooyinka Garoowe, Qardho Bosaaso iyo Gaalkacyo, qorshayasha, fursadaha iyo
    caqabadaha jira.

    Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyay xafiiska hormuudka maamul baahinta Puntland shaqada ay qabteen, waxaana uu kula dardaarmay inay sii xoojiyaan howlaha horyaalla.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/456364365912067

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.