Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ku khasbay Somaliland in ay ciidanka kala baxdo Tukaraq & Gambadha ?
    Somalia

    Maxaa ku khasbay Somaliland in ay ciidanka kala baxdo Tukaraq & Gambadha ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2023Updated:February 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Saraakiisha hogaaminaysa Ciidamada Mudug ka yimid iyo kuwa la midoobey ee Taleex iyo Sanaag oo wax ka badalay dagaalka kuna khasbay Ciidamada SL in ay ka guuraan Ganbarre iyo Tukaraq.

    Sidoo kale waxay ku khasbeen Ciidanka SL in ay ka baxaan difaacyadoodii ku teedsanaa Buurta Sayidka ilaa Hotel Xamdi,waxaa si gaar ah ucararay kuwii saarnaa Buurta Sayidka ee Magaalada garaacayay.

    Ciidankan oo wata ku dhawaad 70-Gaari oo Tukniko ah,ayaa iskugu jira..

    1.Ciidankii Mudug.
    2.Ciidankii Taleex.
    3.Ciidankii Xanaano.

    Haatan,waxay difaac ka xirteen Maraaga,Buurta Sayidka ilaa Guriga Gobolka iyo Hotel Xamdi.

    Ciidamadii Somaliland intii udanbaysay Kolonyadoodii waxay dhaafeen Koonfurta Maraaga,waxayna ku urureen Gooja-cadde ilaa Oog.

    Xabaddo goos-goos ah,ayaa dhacaya xiligan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.