Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka wada-hadleen Guddoomiye Sanyare iyo Madaxa WFP ? (Sawirro)
    Somalia

    Maxay ka wada-hadleen Guddoomiye Sanyare iyo Madaxa WFP ? (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Madaxa Cusub ee Xafiiska WFP ee Somaliya El-Khadir Doloum.

    Kulankan ayaa waxaa qayb ka ahaa madaxa Xafiiska WFP Gaalkacyo Lakule Ladowani, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa warbixin ka dhagaystay Madaxa Xafiiska WFP Somalia Shaqooyinka u hirgalay iyo kuwa dhawaan ay ka qabanayaan Magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug isagoona Gudoomiyaha uga mahadceliyey Shaqooyinka Dowladda Puntland ay ka qabatay Gaalkacyo iyo dibu dajintii ay usameeyeen shacabkii laascaano laga soo barakiciyey.

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa yiri “ ku soodhawoow Magaalada Gaalkacyo, waan idinkaga mahadcelinayaa sida aan wada shaqaynta dhow uleenahay, sidoo kalena waxaan idinku bogaadinayaa waxtarka leh ee ay ka qabtaan Puntland gaar ahaan Gobolka Mudug.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.