Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka wada-hadleen Midowga Musharixiinta & Waftiga ka socda Midowga Africa ?
    Somalia

    Maxay ka wada-hadleen Midowga Musharixiinta & Waftiga ka socda Midowga Africa ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta Xalane kula kulmay wafdiga ka socda Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika, kuwaasoo maalmahan Muqdisho u joogay qiimeynta howlgalka iyo waajibaadka AMISOM, iyagoo kulamo la qaatay Madaxda Dowladda iyo Qeybaha kale ee bulshada.

    Midowga Musharaxiinta iyo wafdiga ka socda Midowga Afrika ayaa ka wada hadlay arrimaha howlgalka AMISOM, doorka Midowga Afrika ka qaadanayaan Nabadda Soomaaliya iyo arrimaha Amniga Soomaaliya.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.