Madaxweynaha Mareykanka, Donald J. Trump ayaa sheegay in Somaliland tahay dal ka duwan Soomaaliya, xilli uu khudbad u jeedinayay saacado kahor kumanaan kamid ah taageerayaashiisa. Trump oo rabay in uu weerar afka ah ku qaado Soomaaliya ayaa yiri “Soomaaliya, ma…
TOP HEADLINES
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa maanta u socdaalaya dalka Kenya, halkaas oo uu kula…
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in xeebaha dalkeeda ay soo gaareen Boqollaal qaxooti ah oo…
Ciidanka Xuutiyiinta ayaa khamiista maanta ah la wareegay magaalada Dekedda leh ee Mocha ee dalka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in Dowladdu dagaal lamid ah kii argagixisada Daacish…