Ciidanka Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa gacanta ku dhigay saddex doonyood oo sifo sharci darro ah uga Kalluumeysanayay xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas lagu leeyahay dalka Iran, ayna saarnaayeen ilaa 60 shaqaale ah. Hoos ka akhriso War-saxafadeedka kasoo baxay…
TOP HEADLINES
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii ay…
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Turkey ayaa goor-dhaweyd duqeyn la beegsatay saxiimad ay saarnaayeen dad kalluumeysato ah, kuwaas oo ku…
Maleeshiyaad hubeysan ayaa qabsaday degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose, kuwaas oo kasoo horjeeda maamulka…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta iyo naaxinta Xoolaha ee Somali…
Diyaaradaha F-16 ee Turkey ayaa maanta joog hoose ku dul heehaabaya Muqdisho, si ay cabsi…