Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug – Shirka Amniga ee gobolka Mudug, kaas oo ay ka qeybagaleen Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Kulankan ayaa diiradda…
TOP HEADLINES
Maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh Maxamuud ayaa qorsheynaya in uu todobaadyada soo socda weeraro…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii ay…
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September…
Hay’addaha caalamiga ah ee ka howlgalla Muqdisho ayaa ka digaya Qaraxyo waa weyn oo ka…
Qarax ayaa caawa ka dhacay aaga Zone-K ee degmada Hodan ee Muqdisho, iyadoo uu jiro…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni ayaa ku wajahan degmooyinka dhaca bariga gobolka Mudug, isagoo…
Dagaal culus ayaa ka bilowday magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeya Ciidan taabacsan Cabdicasiis Laftagareen…