Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo canshuureysa xarumaha Caafimaadka Gaalkacyo
    Somalia

    Puntland oo canshuureysa xarumaha Caafimaadka Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug ayaa waxa lagu qabtay kulan uu soo qaban qaabiyay Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda ee Gobolka Mudug Ismaaciil C/nuur Geesey.

    Kulan ayaa la isugu yeeray Mulkiilayaasha, maamulayaasha iyo xirfadlayaasha xarumaha Caafimaadka ka hawl gala ee Magaalada Galkacayo.

    Shirkaan ayaa ujeedkiisu ahaa Sidii ay isaga bixin lahaayeen canshuurta ku waajibtay shaqalaha iyo goobaha caafimaadka ee ay ka howl-galaan.

    Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug Ismacil C/nuur ayaa sheegay in uu kulanka u sharaxad kasiiyey xirfadlayaasha Caafimadka Cashuuraha kuwaajibay.

    Gabagabadii shirka ayaa Mulkiilayaasha, iyo xirfadleyda caafimadka ay balan qaadeen inay bixinayan Cashuuraha iyo khidmada ku waajibay ee Wasaaradda maaliyadda.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.