Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo xukun Dil ah ku ridday Askar katirsan ciidamada
    Puntland

    Puntland oo xukun Dil ah ku ridday Askar katirsan ciidamada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 24, 2026Updated:June 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maalmaha ku guda jirta dhageysiga iyo go’aan ka gaarista kiisas dilal ah oo ay geysteen Askar katirsan ciidamada Puntland.

    Qaar kamid ah kiisaska ayaa Maxkamaddu go’aan ka gaartay, iyadoo xukun dil ah ku ridday Askar katirsan ciidamada Puntland oo lagu helay dilka Askar iyo dad rayid ah.

    Dhageysiga kiisaska iyo go’aan gaaristooda ayaa si toos ah looga baahinayaa Warbaahinta, iyadoo si weyn ay ugu riyaaqeen shacabka Puntland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    October 26, 2026

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    October 26, 2026

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka

    October 25, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalooyinka G. Mudug

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan magaalada Gaalkacyo

    XOG: Khilaaf soo kala dhexgalay mucaaradka Muqdisho, Rooble, Odawaa iyo Guuleed oo la saarayo

    Labo Tallaabo oo laga sugayo Madaxweyne Deni oo kusoo laabtay Garoowe

    Gollaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay hubinta Amniga Ajaanibta

    Liibaan Tahliil oo la wareegay Wiilkii loo xukumay

    Akhriso: Puntland waxay u baahan tahay Isla xisaabtan dhab ah










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.