Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shaqaalaha D/hoose ee Gaalkacyo oo la barayo nidaamka PFMIS
    Somalia

    Shaqaalaha D/hoose ee Gaalkacyo oo la barayo nidaamka PFMIS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degmada Galkacayo ayaa laga daah-furay Tabababarka Systemka PFMIS (Puntland Financial Management InformationSystem)
    Tababarkan ayaa noqonaaya Qaybtiisii labaad oo loo qabanaayo shaqaalaha Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Xafladda daah-furka ayaa lagu qabtay Xarunta Dawladda Hoose waxaana ka soo qayb galay Guddoomiye ku xigeenka Degmada,Xog-hayaha Degmada iyo madax ka socota Wasaarada Maaliyadda Dowladda Puntland.
    Gudoomiye kuxigeenka Degmada Shaafici C/laahi Xaashi oo ka hadlay Daah-furka PFMIS ayaa u mahad celiyay Madaxada Wasaaradda Maaliyadda iyo Banggiga adduunku oo fulinaaya Barnaamijkan.

    Shaqaalaha Dowladda hoose ayaa lagu Tababari doonaa Barnaamijka FMIS-Wajigiisa labaad, waxaana lagu baran doonaa Sadexda Cashuurood oo kala ah

    1-Cashuurta Daaraha,
    2-Cashuurta Shatiyadda
    3-Cashuurta Tagaasida.

    Khadar Barre Maxamed iyo Cismaan Awmuuse ka mid ah Shaqaalaha FMIS ee Wasaaradda Maaliyadda ee bixinaaya tababarka ayaa shaqaalaha urajeeyey in ay ka faa’idaystaan tababarkan.

    Waxaa xusid mudan in Barnaamijkan FMIS laga hirgaliyay degmooyinkale lagana gaaray guulo wax ku ool ah mas’uuliyiinta degmooyinkii laga hirgaliyayna ay sheegeen in ay baahi wayn u qabeen.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.