Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo caawa duqeymo ka wada Laascaanood
    Somalia

    Somaliland oo caawa duqeymo ka wada Laascaanood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in duqeymo culus ay caawa ka socoanayaan magaalada, waxaana ku garaacaya ciidamada maamulka somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

    Duqeymaha ayaa si bartilmaameed la,aan ah ugu soconaya Laascaanood, iyadoo qaarkood ay ku dhaceen guryo ku yaalla magaalada oo ay degan yihiin dad shacab ah.

    Muuse Biixi iyo maamulkiisa ayaa horey u shaaciyay inay xabad-joojin shuruud la,aan ah oo ka dhaqangesha Laascaanood, balse waxaa gaashaanka u daruuray isimadda dhaqanka SSC oo cadeeyay in ay Somaliland ku qarinayso xabad-joojintaas abaabul horleh, maadama dagaalka ay kala kulmeen jab xooggan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.