Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo ciidamadeedii kala baxday Tukaraq
    Somalia

    Somaliland oo ciidamadeedii kala baxday Tukaraq

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada maamulka Somaliland ayaa isaga baxay saaka deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, oo 2018kii ka qabaadeen ciidamada Puntland, xilli ay garab ka helayeen dadka deegaanka.

    Somaliland ayaa ciidamadoodii iyo gaadiid dagaal rartay, sida ay soo warrinayaan dadka deegaanka. Ciidamo uu hoggaaminayo Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo dhowaan gaaray aaga Tukaraq ayaa la wareegay saldhigyadii ay baneeyeen ciidamada Somaliland.

    Sida muuqata jab xooggan ayaa ciidamada Somaliland kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay Laascaanood, taas oo keentay in ay raraan ciidamadoodii joogay Tukaraq. Sidoo male xiisad kacsanaan ah ayaa ka taagan gudaha Gooja-cadde oo laga maqlayo rasaas goos-goos ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.