Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliyaha cusub ee Qeybta Booliska Nugaal oo xilka la wareegay (VIDEO)
    Somalia

    Taliyaha cusub ee Qeybta Booliska Nugaal oo xilka la wareegay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 11, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha cusub ee Qeybta Ciidanka Booliiska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Manta si rasmiya ula wareegay xilkaas.

    Munaasabad ka dhacday xarunta Taliska Booliiska Garoowe islamarkaana ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin kala duwan ayuu xilka kula wareegay Taliye Xuseen Cali .

    Taliyihii hore ee Qeybta Nugaal G/Sare Maxamed Adan Jaamac ayaa xilka ku wareejiyay Taliyaha cusub ee Nugaal waxana uu u rajeeyay in uu ku guulaysto sida ugu wanagsan mas’uuliyadda loo idgmaday.

    Taliyaha cusub ee Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa uga mahad-celiyay Taliyihii hore shaqadii uu ka qabtay Mudadii uu joogay Qeybta wuxuna ballan-qaaday in uu halkaas ka sii wadi doono sugida Amniga Caasimada Dowlada Puntland.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.