Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Donald Trump iyo Rw Canada oo kulankoodii ugu horeeyay yeeshay
    Somalia

    Video:-Donald Trump iyo Rw Canada oo kulankoodii ugu horeeyay yeeshay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Donald Trump ayaa kusoo dhaweeyay Aqalka-cad ,Raisalwasaaraha CanadaΒ Trudeau joint presser. labadan dal ee dariska ah ayaa ah Gaanshaan buur wax badan wadaaga ,isla markaana uu ka dhaxeeyo Ganacsi aad u balaaran.

    Shir jaraa’id oo ay wada qabteen Trump iyoΒ presser. ayay ku tiiqtiiqsadeen sida Canada iyo Maraykanka ay uga midaysan yihiin arimo badan u leeyihiin arimo badan,iyagoo isku duubana ay uga hortagaan xaaladaha qalafsan ee lasoo gudboonaada Gobolka ay ku yalaan iyo Guud ahaan Caalamka.

    Sidoo kale waxay xuseen Ganacsiga aadka u balaaran ee ka dhaxeeya labada dal,kaasoo gaaraya , 2-bilyan oo Dolar maalin walba

    Dhanka kale su’aalo muhiim ahaa oo la waydiiyay labada hogaamiye ayaa waxaa kamid aha su’aal la waydiiyay Madaxweyne Trump,taasoo ahayd

    ”waxaad ka joojisay dalka Maraykanka qaxootiga Siiriya adoo ku eedeenaya in ay khatar ku yihiin amaanka Maraykanka,halka RW Canada uu soo dhaweeyay qaxootiga Siiriya oo waliba xabadka saaray”,hooska daawo Muuqaalka shirka jaraa’id ee Trump iyo presser oo faahfaahsan.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    July 31, 2026

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    July 31, 2026

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026
    Latest Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.