Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Furitaankii Baarlamaanka iyo dhaarintii Ra’isalwasaare Khayre
    Somalia

    Video:-Furitaankii Baarlamaanka iyo dhaarintii Ra’isalwasaare Khayre

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 1, 2017Updated:March 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

     

    Madaxweynaha ayaa ka codsaday in baarlamaanka ay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisul wasaaraha uu magacaabay Xasan Cali Kheyre.

    Haddii la siiyo codka kalsoonida, Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre wuxuu billaabayaa inuu soo xulo golihiisa wasiirada,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Furitaanka Baarlamaanka

    https://youtu.be/MAy-6qGUvt0

     

     

     

    Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa helay codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya.

     

     

    Waxaa u codeysay 231 xildhibaan oo ah dhammaan mudanayaasha fadhiga baarlamaanka maanta ku suganaa.

    Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa lagu dhaariyay aqalka baarlamaanka Soomaaliya ka dib markii la siiyay codka kalsoonida.

    Ra’iisul wasaaraha cusub ayaa haysto 30 maalmood oo uu ku soo magacaabo gole wasiiro. Waxaa laga doonayaan inuu baarlamaanka u gudbiyo golaha wasiirada iyo barnaamijka ay ku shaqeyndoonaan, ugu dambeyn 30-ka bisha Maarso,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka sidii loo dhaariyay Ra’isalwasaaraha cusub

    https://youtu.be/wJlIGLH8jko

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.