Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Jubbaland oo iclaamisay roob-doon ka dhacaysa Kismaayo
    Somalia

    VIDEO: Jubbaland oo iclaamisay roob-doon ka dhacaysa Kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 7, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka wasaaradda cadaaladda, awqaafta iyo arrimaha diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Yuusuf Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa iclaamiyay roob doon maalinta berri ah ka dhici doono magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

    Wasiirka ayaa bulshada reer Kismaayo ugu baaqay in ay isku soo baxaan oo si wanaagsan uga qayb qaataan roob doonka, loona baahany in Eebbe la waydiisto in uu bulshada ka dul qaado abaarta.

    Roob doonkan uu iclaamiyey Wasiirka Cadaaladda, awqaafta iyo arrimaha diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku soo beegmaya xili ay abaaro ka jiraan qaybo ka mid ah deegaanada Jubbaland, taas oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

    https://www.facebook.com/JLTVOFFICIAL/videos/569508401440522

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.