Raβiisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaaa sheegay in Soomaaliya ay tusaale fiican u tahay dalalka dagaallada ka soo baxay, waxa uu intaa raaciyeyΒ in guusha haddaΒ ay Soomaaliya u horseeddo nabad iyo barwaaqo.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/1mhHhD3zikU
