Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Somaliland oo ku eedeysay Puntland inay dagaalka Laascaano kaga jirto daaha dabadiisa
    Somalia

    VIDEO: Somaliland oo ku eedeysay Puntland inay dagaalka Laascaano kaga jirto daaha dabadiisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeen Ciidanka Somaliland, Cabdiraxmaan Dheere ayaa ku eedeeyay Puntland in ay daaha dabadiisa kaga jirto dagaalka ka soconaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidamada deegaannada SSC.

    Isagoo saxaafadda la hadlaya, ayuu Cabdirxamaan Dheere sheegay in ciidamo katirsan Puntland ay qeyb ka yihiin dagaalka, sidoo kalena ay taakuleyn siinayso ciidamada SSC ee dagaalka saraakiisha badan ay ku weyday Somaliland kula jira.

    Sidoo kale, Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dumiso guryaha Laascaanood, xilli si guud loo wada ogyahay in maamulka Somaliland uu madaafiic aan loo meel dayin ku gaaracayo maalintii sagaalaad magaalada.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.