Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xasan Cali khayre oo loo magacaabay RW cusub ee jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya
    Somalia

    Video:-Xasan Cali khayre oo loo magacaabay RW cusub ee jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 23, 2017Updated:February 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo Mudane Xasan Cali Kheyre

    Wareegtadaasi ayaa lagu codsaday in in shacabka Soomaaliyeed ay la shaqeeyaan R/wasaaraha cusub,waxaana uu Mudane Farmaajo . Alle uga baryay in howshiisu uu u fududeeyoΒ Mudane Xasan Cali Kheyre.

    Wareegtadaasi ayaa lagu codsaday in Β shacabka Soomaaliyeed ay la shaqeeyaan R/wasaaraha cusub,waxaana uu Mudane Farmaajo . Alle uga baryay in howshiisu uu u fududeeyo

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

    https://youtu.be/anJFGr3NPwA

    Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

    https://youtu.be/3JKAoCQGicc

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    July 31, 2026

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    July 31, 2026

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026
    Latest Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.