Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wafti wasiiro ah oo gaaray Gaalkacyo, kaddib amarkii Madaxweyne Deni
    Puntland

    Wafti wasiiro ah oo gaaray Gaalkacyo, kaddib amarkii Madaxweyne Deni

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 30, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafti ka socda Dowladda Puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyagoo kulamo la yeelanaya qeynaha kala duwan ee bulshada, booqana doona degmooyinka iyo deegaanada Mudug.

    Waftigan oo ah Wasiiro ayaa bixitaankoodu yimid kaddib markii kulankii khamiistii ee Gollaha Wasiirada lagu go’aamiyay in Wasiiradu aadaan gobollada kala duwan ee Puntland, lana kulmaan bulshada, iyagoo la yeelanaya is xog-wareysi.

    Marka kulamadu soo dhammaadaan wasiirada ayaa dib ugu soo laaban doono Garoowe, si ay warbixino ugu soo gudbiyaan Gollaha, iyadoo intaa kaddib la qaadi doono tallaabooyin wax looga qabanayo baahiyaha ay soo gudbiyeen ee ka jira gobollada ka duwan ee Puntland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.