Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xukuumada Abiy oo loo xalaalaynayo Xukunka
    Somalia

    Xukuumada Abiy oo loo xalaalaynayo Xukunka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 6, 2022Updated:October 6, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisbiga Barwaaqo oo ah midka talada dalka Itoobiya haya islamarkaana ku guuleystay Codka Aqlabiyada Shacabka,ayaa Shirweyne lagu sameynayo qaab dhismeedka Xisbiga ku qabsanaya Magaalada Jigjiga.

    Horaantii Bishan ayey aheyd markii Gudiga Doorashooyinka  Qaranka Itoobiya ay waxba kama jiraan ka dhigeen Shirweynihii hore ee Xisbiga Barwaaqo ee lagu dhisay Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga kasoo Abiy Axmed loogu doortay Gudoomiye,isla markaana Demeke Mekonen iyo Aadan Faarax loogu doortay Gudomiye ku-xigeenada dhanka Maamulka iyo dhanka Arimaha Xisbiga.

    Gudida doorashada Dalka Itoobiya,ayaa usababeeyay diidmada natiijada isdaba marin,mad-madow dhanka xulashada ah iyo in musharixiintu ahaayeen shir Gudoonka.

    Gudiga Doorashada,ayaa uqabtay Xisbiga Barwaaqo in uu ku qabsado 3-bioodl gudahood Shirweyne hufan.

    Diidmada Gudida ee qaab dhismeedka Xisbiga Barwaaqo, ayaa ah caqabad kale oo Abiy soo foodsaartay.

    Gudomiyaha Gudiga Doorashada Qaranka Itoobiya Marwo Burtukan Medheska oo kasoo jeeda Qowmiyada Amxaarada,ayuusan fiicnayn xirirka kala dhexeeya Dowlada Abiy.

    IDILNEWS-Jigjiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.