Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»XOG: Xassan Shiikh oo isbedel degdeg ah ku sameynaya ciidamada xoogga dalka iyo NISA
    Somalia

    XOG: Xassan Shiikh oo isbedel degdeg ah ku sameynaya ciidamada xoogga dalka iyo NISA

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa goโ€™aamiyay isbedel degdeg ah oo uu ku sameeyo hoggaanka ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka ah, gaar ahaan ciidamada Xoogga dalka iyo Hayโ€™adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

    Idilnews โ€“ ayaa ogaatay in kulan xalay dhexmaray Madaxweyne Xassan Shiikh iyo saraakiisha ciidamada oo uu folaad u ahaa Gen. Odawaa Raagge, lagu gorfeeyay guul darrooyinka is xigxigay ee todobaadyadii lasoo dhaafay soo gaaray ciidamada xoogga dalka.

    Si gaar ah, kulanka ayaa diirada lagu saaray la wareegitaanka argagixisada Alshabaab ee degmada Aadan Yabbaal, taas oo maleeshiyaadka kooxdu qabsadeen xilli ay ku sugnaayeen Gen. Odawaa iyo in kabadan 2 kun oo askari, kuwaas isaga cararay fariisimihii ay ku lahaayeen degmada.

    Xassan Shiikh ayaa eeddo waa weyn dusha u saaray saraakiisha hoggaamisay ciidamada Xoogga dalka iyo NISA, isagoo sheegay in la sameyn doono isbedel degdeg ah, inta ka horeysana la adkeeyo difaacyada hadda ay ku sugan yihiin ciidamada jooga jiidaha hore.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.