Author: Jibril Qoobey

Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka bilowday galbeedka magaalada, kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad maamulka Somaliland iyo ciidanka deegaanka ee SSC-KHAATUMO. Dagaalka xooggiisa ka soconaya aagga Xergega iyo Dhuyuc xuunsho, labada dhinac ayaa is waydaarsanaya hubka noocyadiisa kala duwan. Ciidanka SSC-KHAATUMO iyo maleeshiyaadka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyay is dhaafsanayay madaafiicda culus, kuwaas oo sababay khasaare baaxad leh oo loo geystay difaacyada Goojacade ee maamulka Somaliland. IDILNEWS

Read More

Waxgarad katirsan Beesha Ogaadeen ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray odayaal katirsan Beesha, kuwaas oo dhaleeceyn iyo gaf u geystay qaar kamid ah beelaha beelwaynta Daarood, gaar ahaan Harti iyo Mareexaan. Odayaasha oo shir jaraa’id ku qabtay Dhadhaab ayaa xusay in beesha Harti ay ku leedahay abaal, ayna dhistay dawlad gobaleedka Jubbaland oo ay ugu hiilisay in xukunka ay qaadato Beesha Kuumade. https://youtu.be/41oy72mzGSI?si=vbbWHtXtt1CGI9F7 IDILNEWS

Read More

Gaalkacyo, The construction of the 3G road that will connect the new port of Garacad, Gaalkacyo and the Ethiopia – Somalia border district of Goldogob is going well, which is progressing rapidly. The construction of this road, which is a joint effort, will have a huge impact on the job market at Garacad Port, which is the biggest project that Somalis have ever built on a joint basis. Garacad Port is currently operating and is expecting to complete the construction of its third phase. IDILNEWS.

Read More

Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada 3G ee isku xiri doonta dekedda cusub ee Garacad, Gaalkayo iyo degmada dhacda xadka Itoobiya ee Goldogob, taas oo si dardar leh ku socota hadda. Dhismaha wadadan oo ah mid si isku-tashi ah ayaa noqonaysa mid saameyn baaxad leh ku yeelata suuqa shaqo ee Dekedda Garacad, oo mashruuca ugu weyn ee abid Soomaalidu ku dhisatay si isku-tashi ah. Dekedda Garacad oo hadda shaqeysa ayaa sidoo kale la filayaa in lasoo afjaro dhismaha wajigeeda saddexaad. https://www.facebook.com/i455353/videos/2688194261320869 IDILNEWS

Read More

Laascaanood, Reports from the Sool regional headquarter Lasanood, state that military operations are ongoing in that city, and for more than 8 months, Somaliland government militias and the local army of SSC-KHAATUMO have been fighting. The activities came after the Somaliland government militias in Goojacade have been throwing a number of artillery shells at Lasaanood for the past few days. One of Somaliland’s shells hit a place where poeter Jama Kadiye Ilmi was staying, one of the most famous Somali writers. The leadership of the SSC military command has been changed a few days ago, with the commander of the army…

Read More

Islama bad Pakistan’s President Arif Alvi said on Sunday that he refused to sign two bills approved by the country’s parliament, which are said to increase the power to prosecute people who are considered to be against the country’s military and also in the affairs of the country. national security. The President of Pakistan wrote on his X, which was previously known on Twitter, “God is my witness, I did not sign these [laws], the amendment of the National Secrets Act and the amendment of the Pakistan Army Act, as I do not support these laws.” said. The Parliament of…

Read More

Mogadisho, The Ministry of Communications and Technology SFG has banned the use of the application 1XBET, Telegram and TikTok in the country, which in recent times have had a negative impact on Somali youth. Telecommunication companies operating throughout Somalia have been ordered to stop using this application on the internet by August 24 (Thursday). IDILNEWS.

Read More

Wararka laga helayo xarunta gobalka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka soconayaan magaaladaas, oo muddo kabadan 8 bilood ay ku dagaalamayaan maleeshiyaadka maamulka Somaliland iyo ciidanka deegaanka ee SSC-KHAATUMO. Dhaqdhaqaaqyada ayaa yimid kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay maleeshiyaadka maamulka Somaliland ee ku jira Goojacade ay tiro madaafiic ah kusoo tuurayeen Laascaanood. Mid kamid ah madaafiicda Somaliland ayaa ku dhacay goob uu sugnaa Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo kamid ah suugaanyahanada Soomaalida ugu magaca dheer. Hoggaanka Taliska ciidamada SSC ayaa maalmo kahor lagu sameeyay isbedel, iyadoo Taliyaha howgalinta ciidamada loo magacaabay Gen. Cabdirashiid Qodhab oo kasoo jeeda…

Read More

Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la sheegay inay kor u qaadayaan awoodda dacwado loogu soo oogi karo, dadka loo arko inay ka soo horjeedaan milateriga dalkaas iyo weliba arrimaha dhinaca amniga qaranka. Madaxweynaha Pakistan ayaa bartiisa X, ee hore loogu yaqaanay Twitter ku soo qoray “Ilaaahay ayaa markhaati iiga ah, ma saxeein [sharciyadan] kala ah, wax-ka bedelka sharciga sirta qaranka iyo wax ka bedelka sharciga ciidamada Pakistan, maadaama aanan taageersanayn sharciyadan” ayuu yidhi. Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa ansixiyey sharciyadan su’aasha la geliyey,…

Read More

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ayaa dalka ka mamnuucday isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok, oo muddooyinkii u dambeeyay saameyn xun ku yeeshay dhallinyarada Soomaaliyeed. Shirkaddaha Isgaarsiinta ee ka howlgalla guud ahaan Soomaaliya ayaa lagu amray in ugu dambeyn 24 August, (khamiista) ay ka joojiyaan internet-ka isticmaalka Application-kan. IDILNEWS

Read More

• Agreement on mutual assistance in customs matters. • For government development and modernisation Experience exchange. • Field of industry and advanced technologies. • MOU between Abu Dhabi ports and Ethiopia Investment holdings. • Oumlat Security Printing and Ethiopia National Bank. • Ethiopian Investment Commission and The Federation of Sharjah Chambers. • Ethiopian Investment Commission and The Federation of Abu Dhabi Chambers of Commerce and industry. • Etihad Credit Insurance and Ethiopian Insurance Corporation. • Etihad Credit Insurance and Commercial Bank of Ethiopia. • Al Dahra Group LLC and Ethiopian Investment Commission. • UAE’s TALC Investment and Ministery like Agriculture…

Read More

Puntland is facing a burden in terms of diplomacy and foreign relations, after measures taken by President Said Abdullahi Deni, which reduced the interaction with the international community and relations with important countries that consider this situation in the strategic area of ​​Somalia. President Saeed Deni has recently refused to receive ambassadors from several countries, who have an influence on politics and development projects in Somalia. He told them that he did not have time to meet with him but he will inform them about the schedule of their meeting which he said could take place in Kenya. Also, Deni refused…

Read More

The Minister of Information of Puntland, Mohamud Ayid Dirir, said that the Federal Government of Somalia is limited to a regional government established in Mogadishu, and cannot be recognized as a joint government. Mohamud Aydeed, who was speaking at a meeting to commemorate the International Day of Humanity, pointed out that the government in Mogadishu has failed to issue an international call for the massacre of the Somaliland administration in Lasanood, and to propose massive aid to the people. displaced. “Why should the Somali government be invited to make an international call and say that there have been disasters in…

Read More

Puntland ayaa wajahaysa culeys dhanka dublamaasiyadda iyo xiriirka dibadda ah, kaddib tallaabooyin uu qaaday Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo hoos u dhigay la macaamilka Beesha caalamka iyo xiriirka dalalka muhiimka u arka mandiqadan dhacda dhulka istiraajiga ah ee Soomaaliya. MW Siciid Deni ayaa dhowaan iska diiday qaabilaada safiiro ka socday dalal dhowr ah, kuwaas oo saameyn ku leh siyaasadda iyo mashaariicda hormarineed ee Soomaaliya. Waxaa uu u sheegay in uusan hayn waqti uu kula kulmo balse uu dib uga soo sheegi doono jadwalka la kulankooda oo sida uu tilmaamay ka dhici kara dalka Kenya. Sidoo kale, Deni ayaa ka gaabsaday…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay kusoo koobantay dawlad gobaleed ka dhisan magaalada Muqdisho, aanana loo aqoonsan karin dawlad la wada leeyahay. Maxamuud Caydiid oo ka hadlayay kulan lagu xusayay maalinta caalamiga ah bini’aadantinimada adduunka, ayaa tilmaamay in dawladda ka dhisan Muqdisho ay ku guuldareysatay in baaq caalami ah kasoo saarto xasuuqa maamulka Somaliland ka wado Laascaanood, iyo in ay soo jeediso gurmad ballaaran oo loo fidiyo dadka ku barakacay. “Maxaa dawladda Soomaaliyeed Marti loogaga yahay in ay baaq caalami ah jeediso oo tiraahdo Laascaanood musiibooyin baa ka dhacay?. Waxaan qabaa in DFS…

Read More

Garowe, The Command of the Police Division of Nugal region has accused the Darawish army officers under the command of Gen. Jamaale Jama Takar attacked the police station in Israac of Puntland’s capital Garowe last night, which injured one person. The Deputy Commander of Police in Nugal Region, Colonel Mohamud Muse Bile, said that the fight that took place at the Israac station came after police officers brought a young man to the station and beat him up. The police at the station refused and asked them to treat him first. The soldiers of the Jimale army then started to threaten…

Read More

Efforts to put an end to the killings of members of the tribe that have been taking place in recent months in the capital of Mudug region are underway in Galkayo. Ministers and MPs from the Puntland government arrived in the city and started meetings to resolve the murders that took place in Galkayo. The delegation led by Puntland’s Minister of Justice, Mohamed Abdiwahab Ahmed, who held a meeting with the regional administration on Saturday, issued three important points for the ongoing peace efforts. The points are: 1. It is jointly called on the sides of the two communities of the brothers…

Read More

Taliska Qeybta Booliska gobalka Nugaal ayaa ku eedeeyay askar katirsan ciidamada Daraawiishta ee ka amar qaata Gen. Jimcaale Jaamac Takar weerar habeenimadii xalay lagu qaaday saldhigga xaafadda israac ee caasimadda Puntland ee Garoowe, kaas oo sababay dhaawaca hal ruux. Taliye kuxigeenka Booliska gobalka Nugaal, G/dhexe Maxamuud Muuse Bile ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay saldhigga Israac uu yimid kaddib markii askar cabtooy ah oo katirsan ciidamada ay keeneen saldhigga wiil dhallinyaro ah oo ay soo garaaceen, uuna ka muuqday dhaawac dalbadeena in loo xiro balse Booliska ku sugnaa saldhigga iska diideen ayna ka codsadeen in marka hore ay soo daaweeyaan.…

Read More

Dadaalo lagu soo afjarayo dilal ah aanooyin qabiil oo bilihii u dambeeyay ka dhacayay xarunta gobalka Mudug ayaa ka soconaya magaalada Gaalkacyo. Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda dawladda Puntland ayaa gaaray magaalada iyagoo bilaabay kulamo looga arrinsanayo xalinta dilalka beelaysan ee ka dhacay Gaalkacyo. Waftiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Cadaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo kulan la yeeshay sabtidii maamulka gobalka ayaa soo saaray saddex qodob oo muhiim u ahaa dadaalada nabadeed ee socda. Qodobada ayaa kala ah 1. Waxaa si wadajira loogu baaqayaa dhinacyada labada Beelood oo walaalaha ah ee dhacdooyinku dhexmareen Baaq Nabadeed iyo in la ilaaliyo Amniga…

Read More

President Hassan Sheikh Mohamud, his arrival in Galkayo, is creating tension and unnecessary travel in Mudug Region at this time. Hassan does not have a good history in Mudug region and he is known as the civil conflict creator, thus Mudug Community has not forgotten the conflict he created during his previous tenure. Now, he is coming to Galkayo which is peaceful, reconciled, has fought against terrorists and has made progress together. He came forward from Fiqi who has already started organizing the Galkayo Community in Puntland, and he met with Barahley elders from the Lelkase Community. Many people think…

Read More

Xassan Sheekh Maxamuud, imaanshihiisa Gaalkacyo,waa xiisad abuur iyo socdaal aan loogama baahnayn Gobolka Mudug xiligan. Xasan taariikh fiican kuma leh Gobolka Mudug oo waxuu ku astaysan yahay Ooge colaad Sokeeye,waxaysana Bulshada Mudug ilaawin colaadii uu dhex dhigay mudo xileedkiisii hore. Haatan,waxuu usoo socdaa Gaalkacyo oo Nabad ah,heshiisay,la dirirtay argagixisada oo Wadajir usamaysay horumsr. Waxaa kasoo hormaray Fiqi oo durba bilaabay abaabulka Bulshada Galkacyo ee Puntland,waxuuna kula kulmay Baraxley Odoyaal kasoo jeeda Beesha Leelkase. Dad badan,ayaa qaba joogista Xasan ee Dhuusamareeb in aysan ahayn la dagaallan Alshabaab ee ay tahay colaad cusub oo laga qarxiyo Mudug si PL cadaadis ay ugu…

Read More

Garowe, Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC),this afternoon awarded the Party Certificates to the official parties of Puntland. Among the parties that received the official certificate is the government political party KAAH, chaired by the Acting President and Vice President of Puntland Ahmed Ilmi Osman Karaash who is also the Deputy Chairman of the KAAH Party. IDILNEWS.

Read More

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta Shahaadooyinka Xisbinimo guddoonsiiyay Xisbiyada rasmiga ah ee Puntland. Xisbiyada qaatay shahaadada rasmiga ah ayaa waxaa kamid ah xisbi siyaasadeedka Xukuumadda ee KAAH, iyadoo uu u guddoomay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo sidoo kale ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga KAAH. IDILNEWS

Read More

Garowe, The Ministry of Interior of Puntland will announce in the next few hours the official time when local councils will be established in 30 districts, which were elected by the people of Puntland on the 25th of May. Puntland’s Interior Minister, Abdi Farah Juha, held a meeting with Puntland’s political parties a few days ago, and discussed the construction of district administrations, in order to speed up the work of local governments. An informed source told IDILNEWS that the Local Council of 30 districts will be established later this August. A serious competition for the cooperation of political parties in…

Read More

Mogadisho, The SFG, police forces are said to have arrested General Shegow Ahmed, after a heavy fight that has been going on since last night in the Dharkenley district of the capital city, between the commanding forces and the special police forces. Gen. Shegow, who is one of the national army officers, is from the minority clans (Jareer Weyene). The attack comes at a time when he recently said that he stands by the people of his origin who are oppressed and discriminated against. Army officers attacked Gen. Shegow Ahmed said that the people of Kaawa Godey neighborhood complained that his forces robbed…

Read More

A war between the forces of the Federal Government of Somalia is going on in the Kaawo Godey area of ​​the country’s capital, Mogadishu, and different types of weapons are being used. Residents said that the fight came after an attack by the police on the residence of General Shegow Ahmed is one of the officers of the army, who has many troops. Various losses are being reported as a result of the war, although its extent is not officially known. The deputy director of PMPF Puntland forces, Mohamud Silal Omar described the attack on Gen. Shegow, noting that the oppression of…

Read More

The President of SFG, Hassan Sheikh Mohamud, will end a two-week trip to the capital of Galmudug administration in Dhusamareb earlier this week. President Hassan Sheikh, went to Dhusamareb on August 5, said that he was preparing an attack against Al-Shabaab terrorists in many areas of central and southern Somalia. The plan was for SFG and Galmudug state forces to go to areas including Eelbur district where Alshabab has a large base. However, Hassan Sheikh is traveling from Dhusamareb when there is no attack on terrorists that started in Galmudug. IDILNEWS reported a few days ago that the main plan of President…

Read More

A US airstrike reportedly killed 5 Al-Shabaab militants in Somalia on Tuesday morning. The US Africa Command (AFRICOM) confirmed the operation they carried out. The bombing took place 35 km to the southeast of the city of Galcad in the administrative center of Galmudug Dhuso Mareb. The allied forces carried out an operation early this morning near the Galcad district, which is 244 km to the north-east of Mogadishu. Confirming the operation and the number of dead Al-Shabaab militants, AFRICOM confirmed this information yesterday. There is no ambiguity in the press release, as it has been confirmed that Al-Shabaab actually…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa saacadaha soo socda shaacin doonta xilliga rasmi ee la dhisi doono golayaasha deegaanka ee 30 degmo, kuwaas oo 25kii bishii May, ay soo doorteen shacabka reer Puntland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxa ayaa maalmo kahor la yeeshay kulan xisbiyada siyaasadda Puntland, isagoo kala hadlay dhismaha maamulada degmooyinka, si loo dardargeliyo shaqooyinka dawladdaha hoose. Ilo xog-ogaal ah ayaa Idilnews u sheegay in Golaha deegaanka 30 degmo la fariisin doono, dabayaaqada bishan August, lana soo dhisi doono. Loollan culus oo ku aadan iskaashiga xisbiyada siyaasadda ee Puntland ayaa hadda ka bilowday deegaanka. Xisbiga KAAH ee…

Read More

Ciidamada Booliska DFS ayaa la sheegay in ay qabteen Gen. Sheegow Axmed, kaddib dagaal culus oo tan iyo xalay ku dhexmarayay dagmada Dharkenley ee magaalada ciidamo ka amar qaata iyo ciidamada Booliska gaarka ah. Gen. Sheegow oo kamid ah saraakiisha ciidamada Xoogga dalka, ayaa kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay (Jareer weyne). Weerarka lagu qaaday ayaa imaanaya xilli dhowaan uu sheegay in uu garab taagan yahay dadka uu kasoo jeedo oo tirsanaya dulmi iyo hayb sooc lagu hayo. Saraakiisha ciidamada weeraray Gen. Sheegow Axmed ayaa sheegay in ay kasoo dacwoodeen dadka xaafadda Kaawa Godey, oo ciidamadiisu dhac u geysteen.…

Read More

Madaxweynaha DFS, Hassan Sheikh Mohamud ayaa soo gabagabayn doona horaanta todobaadkan safar qaatay muddo labo asbuuc ah oo uu joogay caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb. MW Xassan Sheekh oo 5 bishan August, tagay Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu diyaarinayay duullaan ka dhan ah argagixisada Alshabaab oo ku sugan dhul badan oo kamid ah bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Waxaana qorshuhu ahaa in ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug ay u ruqaansadaan deegaano ay kamid tahay degmada Ceelbuur oo saldhig weyn ay ku leedahay Alshabaab. Balse, Xassan Sheekh ayaa isaga socdaalaya Dhuusamareeb xilli uusan jirin duullaan ku wajahan argagixisada oo ka bilowday Galmudug.…

Read More

The sound of a number of mortars was recently heard in the capital of Somalia, Mogadishu, which created fear and panic among the people. Some of the mortars were said to have fallen in Mogadishu’s Aden Adde airport and its surroundings. According to people in the vicinity of the airport, two people were injured by one of the mortars that hit buildings in front of the Aden Adde airport. It is not yet known who is behind the mortars that were heard this morning in the capital of Mogadishu. Earlier, Al-Shabaab terrorists claimed to have dropped these missiles. IDILNEWS

Read More

The UAE government is entering into a trade and investment agreement with Ethiopia. The UAE ranks second in Ethiopia’s trade and investment among Arab countries after Saudi Arabia. Ethiopia is the 3rd largest gold exporter in the Arab world. It also exports coffee and livestock to Arab countries. Ethiopia is a large trading market, and the UAE wants the Ports of Fujairah and Jabal Ali to be the first source of imports from Ethiopia. The UAE is worried about the ports of Turkey, China and Jida to take over the export of Ethiopian goods. The world is currently competing for…

Read More

Dhawaqa tiro hoobiyayaal ah ayaa goor-dhaweyd laga maqlay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas cabsi iyo argagax ku abuuray dadka shacabka ah. Hoobiyayaasha ayaa la sheegay in qaarkood ay ku dhaceen garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde iyo nawaaxigiisa. Sida ay sheegeen dad ku sugan agagaarka garoonka labo ruux ayaa ku dhaawacmay mid kamid ah hoobiyayaasha oo ku dhacay dhismayaal ku yaalla afaafka hore ee garoonka Aadan Cadde. Lama oga ilaa hadda cida ka dambeysa hoobiyayaasha saaka laga maqlay caasimadda Muqdisho. Horey, argagaxisada Al-Shabaab ayaa sheegan jirtay tuurista madaafiicdan. IDILNEWS

Read More

Dagaal u dhexeeya ciidammo ka wada tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soconaya xaafadda Kaawo Godey’ ee caasimadda dalka ee Muqdisho, waxaana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu yimid kaddib weerar ciidamada Booliska ay ku qaadeen hoyga Gen. Sheegow Axmed oo kamid saraakiisha ciidamada Xoogga dalka, kaas oo heysta ciidammo fara-badan. Khasaare kala duwan ayaa lasoo warinayaa in uu ka dhashay dagaalka wallow aan si rasmi ah loo ogeyn baaxadiisa. Agaasime kuxigeenka ciidamada PMPF Puntland, Maxamuud Silaal Cumar ayaa hayb sooc ku sifeeyay weerarka lagu qaaday Gen. Sheegow, isagoo xusay in aan…

Read More

The President of the United Arab Emirates, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, arrived today in Addis Ababa, the capital of Ethiopia. Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan was welcomed by Prime Minister Abiy Ahmed Ali at Bole Airport. It is the second meeting between Abiy and Mohamed Bin Sayed within seven months. The visit of the President of the UAE to Ethiopia is official. IDILNEWS.

Read More

Turkey has warned Moscow to avoid another crisis after a Turkish cargo ship was attacked by the Russian navy last week, President Recep Tayyip Erdogan’s office said on Thursday. “After the (Russian) intervention, the people who contacted us from Russia were warned to stay away from such an attempt, which worsens the tension in the Black Sea,” said the Turkish Presidency, after days of silence on this incident. The Sukru Okan has the Palau flag when it opened fire on the Russian navy last Sunday. The Russian military then boarded the ship to investigate, before allowing it to sail to…

Read More

The conflict between the Minister of Foreign Affairs, Abshir Omar Jama-Huruse, and the Minister of State, Ali Mohamed Omar (Ali Balcad), has affected the work of the Ministry, affecting the country’s diplomatic activities. Minister Abshir Huruuse has filed a complaint against Ali Balcad to the Prime Minister, accusing him of abuses against the ministry’s diplomats and of constantly interfering with the minister’s work. It was recently when Huruuse submitted a letter of resignation to President Hassan Sheikh Mohamud, complaining about the Minister of State Ali Balcad, but Hassan refused and said that he will quickly resolve the issue, and Mr. Balad…

Read More

The Puntland government has accused the DFS led by President Hassan Sheikh Mohamud of being in favor of the Somaliland administration’s massacre in the capital of Sool region in Lasanood on the 8th month. The Minister of Information of Puntland, Mohamud Aidid Dirir, who was speaking at the national funeral of poeter Jama Kadiye Elmi, noted that the Federal Government has not for a single day made an international call to help those who have been harmed and those who have fled due to the unprovoked bombing of Somaliland in Lasanood. “The people of SSC stand to protect the unity,…

Read More

Xukuumadda Puntland ayaa ku eedeeysay DFS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud in ay raalli ka tahay xasuuqa maamulka Somaliland ka wado bishii 8aad xarunta gobalka Sool ee Laascaanood. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo ka hadlayay aaskii qaran ee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi ayaa xusay in Dawladda Federaalka aysan hal maalina jeedin baaq caalami ah oo loogu gurmanayo dadka waxyeeladu kasoo gaartay iyo kuwa ku qaxay duqeymaha aan loo meeldayin ee Somaliland ka wado Laascaanood. “Dadka reer SSC baa u taagan midnimadii in ay ilaaliyaan, Dawladda Soomaaliyeed waxaa laga rabay in ay isgarab taagto hiil iyo hoobba,…

Read More

Khilaaf u dhexeeya Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Omar Jama – Huruse iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa hareeyay shaqooyinka Wasaaradda, isagoo saameyn ku yeeshay howlaha dublamaasiyadda dalka. Wasiir Abshir Huruuse, ayaa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha XFS dacwad ka dhan ah Cali Balcad, oo uu ku eedeeyay xadgudubyo uu kula kacay dublamaasiyiin katirsan Wasaaradda iyo in uu si joogta ah faragelin ugu hayo shaqada Wasiirka. Dhowaan ayay aheyd markii Huruuse uu u gudbiyay MW Hassan Sheikh Mohamud, waraaq is-casilaad ah isagoo ka cabanayay Wasiiru-dowle Cali Balcad, balse Xassan ayaa ka diiday una sheegay in si deg-deg uu…

Read More

The Prime Minister of the Somaliland, Hamze Abdi Barre, expressed his condolences on the death of the poeter Jama Kadiye Ilmi, who was killed in an attack by the Somaliland administration in the city of Lasanood, the capital of the Sool region. A news release from Prime Minister Hamze said that poeter Jama Kadiye, who was a respected writer in Somalian territory, was killed in a bombing attack,although the PM is refraining from condemning or pointing out that Somaliland attacks brutality. Read below the news from the office of the Prime Minister XFS. INNA LILAHI WA INNA ILYHI RAJICUN The…

Read More

The president of DFS, Hassan Sheikh Mohamud, refrained from condemning or condoling the death of poeter Jama Kadiye Ilmi, who died yesterday afternoon in an attack carried out by the Somaliland administration in the capital of Sool region in Lasanood. Hassan Sheikh, who is in Dhusamareb, has already been accused of favoring the invasion of Muse Bihi’s command against the people of Lasanood, which took place in the month of August. On the other hand, the Prime Minister Hamse Abdi Barre, who refrained from condemning the killing of poeter Jama Kadiye last night, was criticized after he spoke strongly this…

Read More

The Minister of Foreign Affairs of Iran, Hossein Amir-Abdollahian, and a high-ranking delegation led by him, will visit the capital of the Kingdom of Saudi Arabia, Riyadh, today, Thursday. The Iranian news agency IRNA has announced that Minister Hussein will have a meeting with his counterpart of the Kingdom of Saudi Arabia, Prince Faisal Bin Farhan, and the top officials of the Kingdom, who will discuss the relations between the two countries and issues related to the Islamic world. It is the first trip of a senior diplomat from Iran to Riyadh, since the two countries reached an agreement to…

Read More

Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, oo galabnimadii shalay ku dhintay duqeyn uu maamulka Somaliland ka geystay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood ayaa Aas Qaran loogu sameeyay qabuuraha dhaca duleedka Laascaanood. Boqolaal qof oo ay ku jiraa madaxda SSC-KHAATUMO, Isimadda dhaqanka, waxgarad iyo shacab ayaa ka qeybgalay Aaska qaran ee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi. AUN Abwaanka ayaa kamid ahaa hal-abuurka Soomaalida ugu magaca weyn, isagoo lagu xasuusto doorkii uu ku lahaa halganka dadka deegaanka SSC. IDILNEWS

Read More

Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa ka gaabsaday in uu cambaareeyo ama ka tacsiyeeyo geerida alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, oo Galabnimadii shalay ku dhintay duqeyn uu maamulka Somaliland ka geystay xarunta Gobalka Sool ee Laascaanood. Xassan Shiikh oo ku sugan Dhuusamareeb,ayaa horey loogu eedeeyay in uu raalli ka yahay duullaanka Taliska Muuse Biixi kusoo qaaday shacabka Laascaanood, kaas oo galay bishii 8aad. Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo xalay ka gaabsaday in uu cambaareeyo dilka Abwaan Jaamac Kadiye,ayaa dhaliilo loo jeediyay kaddib si adag saaka uga hadlay duqeynta lagu dilay Abwaan, isagoo xusay in…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Hossein Amir-Abdollahian iyo wafti sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah booqasho ku tegaya caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh. Wakaaladda wararka Iran ee IRNA, ayaa baahisay in Wasiir Hussein uu kulan la yeelan doono dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga Amiir Feysal Bin Farhan, iyo madaxda sare ee Boqortooyada, kuwaas oo ay ka wadahadli doonaan xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira dunida Islaamka. Waa safarkii ugu horreeyay ee dublamaasi sare oo ka socda Iran ku tagayo Riyadh, tan iyo markii labada dal gaareen heshiis lagu hagaajinayo xiriirkooda, uuna garwadeen ka ahaa Shiinaha. Wadahadallo maalmo ka…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre, ayaa si abuurtay caro uga tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo gelinka dambe ee maanta lagu dilay duqeyn maamulka Somaliland ka geystay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. War kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Xamze ayaa lagu sheegay in Abwaan Jaamac Kadiye oo ahaa suugaan yahan maamuus ku leh dhulka Soomaalida, lagu dilay duqeyn, isagoo ka gaabsaday in uu cambaareeyo ama tilmaamo in Somaliland geysatay duqeynta arxan-darada ee uu ku dhintay AUN Abwaan Jaamac. Hoos ka akhriso warka kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS. 𝗜𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗟𝗜𝗟𝗔𝗔𝗛𝗜 𝗪𝗔 𝗜𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗘𝗬𝗛𝗜 𝗥𝗔𝗔𝗝𝗜𝗖𝗨𝗨𝗡 Ra’iisul…

Read More

Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xassan Sheekh in uu tago caasimadda gobalka Hiiraan ee Beledweyne, kana shaqeeyo xalinta tabashada ay qabaan dadka Hiiraan ee uu hoggaamiyo Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan. Wareysi uu bixiyay Cabdiweli Gaas, oo sidoo kale mar soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayuu ku sheegay in uusan ku jirin wax dhib in MW Xassan uu tago Beledweyne, lana fariisto Cali Jeyte oo ah abtigiis. Gaas ayaa u soo jeediyay Xassan Sheekh Maxamuud furista xujada Guddoomiye Jeyte maadama qabiil kastaa uu leeyahay awood. “Dhuusamareeb iyo Beledweyne waxay isku jiraan 180-KM, haddii…

Read More

The President of Puntland, Said Abdullahi Deni has condoled the death of a poeter Jama Kadiye Elmi, who was killed in an attack by the Somaliland government forces in the Sool regional center in Lasanood. President Deni said in a post on his Facebook page that Somaliland will not be spared attacking the capital of Sool region. Read below the text of President Said Deni. CONDOLENCE: May Allah have mercy on him and take him to heaven, poeter Jama Kediye, one of the people who died today Somaliland bombing in Lasanood District, poeter Jama Kediye is a great pillar of…

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Taliye cusub u magacaabay saldhigga dhexe ee degmada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Wareegto kasoo baxday xafiiska S/Guuto Muumin Cabdi ayaa Gaashaanle Maxamuud Qasaali Muuse, loogu magacaabay Taliyaha saldhigga dhexe ee Boosaaso. Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxay Taliyaha Booliiska Puntland. Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire Markuu arkay Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo danta shaqada awgeed, Waxaa G/le Maxamuud Qasaali Muuse loo magacaabay Taliyaha Saldhiga dhexe ee Boosaaso Gobolka Bari. ~ DHAMMAAD ~ IDILNEWS

Read More

May Allah have mercy on the poeter Jama Kadiye Elmi, who was killed in an bombing by Somaliland government forces this afternoon in the city of Lasanood. Poeter Jama was said to have hit one of the mortars that the Somaliland army in Goojacade threw at the city. May Allah have mercy Jama Kadiye, was a well-known poeter in whole somalian territory and he was the backbone of the struggle and awakening of the local people of SSC-KHATUMO, those are at war with the militias of Muse Bihi Abdi’s army. IDILNEWS.

Read More

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida AUN Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo galinkii dambe ee maanta lagu dilay duqeyn ciidamada maamulka Somaliland ka geystay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu Madaxweyne Deni ku sheegay in duqeymaha Somaliland ku leynayso haldoorka gobalka Sool ay yihiin kuwo aan la isaga hari doonin. Hoos ka Akhriso qoraalka MW Siciid Deni. TACSI. Alle Ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Abwaan Jaamac Kediye oo ka mid ah dadka maanta ku geeriyooday duqeynta Somaliland ka wado Degmada Laascaanood, Abwaan Jaamac Kediye waa tiirweyn oo ka baxay…

Read More

Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa ku geeryooday duqeyn ay ciidamada maamulka Somaliland ka geysteen galabnimadii maanta magaalada Laascaanood. Abwaan Jaamac ayaa la sheegay in uu haleelay mid kamid ah madaafiicdii ay ciidanka Somaliland ee jooga Goojacade kusoo tuureen magaalada. AUN Jaamac Kadiye, ayaa ahaa Abwaan si weyn looga yaqaan dhulka Soomaalida, waxaana uu laf-dhabar u ahaa halganka iyo baraarujinta dadka deegaanka SSC-KHAATUMO, oo dagaal kula jira maleeshiyaadka Ciidanka Muuse Biixi Cabdi. IDILNEWS

Read More

The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, last night held a meeting with the Ethiopian PM, Abiy Ahmed Ali, in Addis Ababa, the Capital City of Ethiopia. The meeting, which was held behind closed doors, discussed the strengthening of relations between Puntland and Ethiopia, and cooperation in the areas of security and economy. President Deni and PM Abiy Ahmed agreed to promote bilateral cooperation and the exchange of security intelligence information, in order to defeat groups that threaten security, such as terrorism. An intelligence source told IDILNEWS that Prime Minister Abiy Ahmed has promised that Ethiopia will increase its support to…

Read More

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xalay kulan kula qaatay Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed Cali. Kulanka oo ahaa mid Albaabadu u xirnaayeen,ayaa looga hadlay… 1.Xoojinta xiriirka Puntland iyo Itoobiya. 2.Iskaashiga dhinacyada Amniga iyo dhaqaalaha. MW Deni iyo Abiy Axmed,yaa isla meel dhigay kor u qaadista wadashaqaynta Labada dhinac iyo isdhaafsiga xogaha amni ee sirdoonka, si looga guuleysto kooxaha halista ku ah ammaanka, sida argagixisada. Ilo dhanka sirdoonka ah,ayaa u sheegay Idilnews, in RW Abiy uu ballanqaaday in Itoobiya ay kordhin doonto taageerada Hay’addaha Amniga Puntland, gaar ahaan Sirdoonka PISA, kuwaas oo ka hela Addis…

Read More

Idilnews has received official information related to an agreement between the Federal Government of Somalia led by President Hassan Sheikh and the Egyptian government, which is related to the construction of a military base that Egypt is establishing in central Somalia. According to this agreement, the Egyptian military base will be established in the areas of Galmudug administration, President Hassan Sheikh and NISA intelligence director Mahad Salad agreed that this base should be established in Galinsoor area of ​​Galgaduud region. The implementation of this station is said to be part of President Hassan Sheikh’s plan to be in the Galmudug capital…

Read More

Published: AUGUST 16, 2023. Al-Shabaab today is the strongest in history, and they control the land, and they earn more money than the government, and they have gained our youth,” said Mr. A. M. A. Gaas. The statement of Ex – President Gaas, which is based on concrete facts, reinforces reports that have already been written about the power of Al-Shabaab at this time. It is a clear statement that has exposed the reality of terrorism in Somalia.   IDILNEWS.

Read More

Idilnews, ayaa heshay xog rasmi oo la xiriirta heshiis dhexmaray Dowladda Federaalka Somaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xassan Shiikh iyo Dowladda Masar, kaas oo la xiriira dhismaha Saldhig Ciidan oo masaaridu ka sameysanayso bartamaha Somaliya. Heshiiskan,ayaa dhigaya in Saldhigga Ciidan ee Masaarida laga hirgeliyo deegaanada maamulka Galmudug, MW Xassan Shiikh iyo Agaasimaha sirdoonka NISA Mahad Salaad,ayaana isla meeldhigay in Saldhigan laga sameeyo Deegaanka ‘Galinsoor’ ee Gobalka Galgaduud. Tallaabada hirgelinta Saldhiggan,ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay qorshaha uu Xassan Shiikh u joogo Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Saldhigga,ayaa noqonaya mid loo ekeysiin doono Xero lagu tababaro Ciidanka xoogga dalka, balse…

Read More

AUGUST 16, 2023 The Prime Minister of the Government of the Federal Republic, Mr. Hamsa Abdi Barre, has today appointed Dr. Hodan Osman Abdi, who was previously a senior adviser in the Prime Minister’s office, to a new position. Hamza appointed the Senior Adviser, and the General Coordinator of Human Capital Development in the Prime Minister’s Office, Dr. Hodan Osman Abdi. The Prime Minister made this appointment after seeing the ability, knowledge and experience of Mrs. Hodan, and he considered the need to promote the human capital of the society, which is part of the plan of the DanQaran government,…

Read More