Garoowe : 22 November 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa maanta Shir-Guddoomiyey kulan looga…
Browsing: Puntland
Dhagaysiga Garmaqal labaad Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle. Maxkamada darajada 1aad ee Degmada Galkacyo oo maalinta berri u fariisan doonto dhagaysiga…
Saabirina Dhowre iyo Ururkeeda Global Citizen Now,ayaa qayb ka ah abaabulka in Koronto loo helo Bulshada Afrika. Ugu danbayn,waxay ku…
Shirkii G-20,waxaa bahdilay oo miisaankiisa hoos udhigay ka maqnaanshaha Trump. Qaadacaada Trump ee Shirka G-20 oo sanadkan lagu qabtay Koonfur…
Madaxii GPS-yada uqaabilsanaa argagixisada ayay Ciidamada difaaca Puntland gacanta ku dhigeen goordhawayd. Qofka la qabtay oo Rag ah,ayaa dhalasho ahaan…
Shan ka mid ah argagixisada,ayaa duqayn lagu dilay goordhawayd. Mid ka mid ah Sxb-da Puntland oo Dowlada Maraykanka,ayaa fulisay duqayntan…
Xubno katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa isku soo dhiibay ciidamada Difaaca Puntland ee saldhiga ku leh deegaanka…
Garoowe : 22 November 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey kulankii…
Trump,ayaa laalay sharcigii kmg ahaa (TPS) oo ka hortagayay in la tarxiilo Somalida soogalootiga ah ee ku nool Gobolka Minnesota,taasoo…
Saxaafada caalamka,waxaa soo jiitay hawlgalka Calmiskaad ee Ciidamada difaaca Puntland ay ku jiraan mudo ku dhow sanadka. Saxaafadaas,waxaa ka mid…
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY,ayaa looga hadlay guulaha taariikhiga ee ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ka gaareen dagaalka…
Duqeymo culus,ayaa lagula beegsaday beegsaday goordhaweyd Ceelka Maragade ee Togga Baallade firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish. Sidda uu sheegay…
Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Miisaaniyad sanadeedka 2026 ee Dowladda Puntland waxay ka koobantahay dakhli lagu maamulayo Khasnadda Dowladda…
Palestinian Authority has welcomed the adoption the UN Security Council’s adoption of a US-drafted resolution authorising a Board of Peace…
Wafti uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Abdi Farah Juxa oo ay ku wahelinayeen Wasiir Dowlaha…
Garowe: November 17, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo tixraacaysa Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo…
Howlgal culus oo ka dhan ah firxadka kooxda Daacish ayaa ka soconaya maanta Togga Baallade ee buuraleyda Cal-miskaad, kaas lagu…
Waxaa socda dib uqaabayn Ciidamada Calmiskaad,iyadoo Deegaanka Togajeceel lagu wareejinayo Ciidamo la qarameeyay oo deegaanka ah. Guud ahaan Ciidamada Dowlada,waxaa…
Ka Puntland ahaan,waxaa uga filan ka falcelinta E-visa-ha iyo Kaarka aqoonsiga ee Villa Somaliya siyaasadaysay jawaabta uu ka bixiyay maamulka…
Imaanshihiisa Xamar,waxay ku ahayd bahdil,sababtoo ah,waxaa la tusay in laga gobsan yahay oo hadana laga Dimuqraadisan yahay. Farmaajo markuu awooda…
Sababaha Cumar Faatax ku waayay Kursiga Duqa magaalada Minneapolis,waxaa lagu soo koobi karaaโฆโฆ. 1.Nin madoow oo qoxooti oo hadana islaam…
Fahad Yaasiin siyaasad uu qayb ka yahay Somaliya kama shaqaynayso mana leh fursad mana jiro deegaan laga rabo. Sidoo kale,waxaa…
Warsaxaafadeed laga Soo Saaray shirki Madasha Mustaqbalka Somaliyed ee Jubaland, Puntland iyo madasha Samatabixinta Somalia maalmahaan uga socday Magaalada Nairobi…
By.Ismail Warsame IntroductionThe relationship between Djibouti and Somalia, two neighbors in the Horn of Africa, is deeply intertwined with geopolitics, clan dynamics,…
Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta? Somaliya? Somaliy,waxay u dhoofisaa Imaaraadka Carabtaโฆ B. Badeecad qiimeheedu dhan yahay US$360M.…
Dhibaatooyinka laga dhaxlay Hubka Gacanta loo geliyay Ninka aan masuulka ahayn ee Jimcaale iyo talada foosha xun ee Aaran-jaan. Dhaawaca…
Dacaayado raqiis ah,ayay ka sameeyeen diyaaradaaha saadka iyo sahayda uqaaada Ciidamada difaaca PL,iyagoo leh,waxay Hub uqaadaan Sudan oo waa kuwa…
Xeebaha PL Juquraafi ahaan,waa muhiim,gaar ahaan hadii dagaal weyn ka qarxo caalamka Wadanka haysta,ayaa guulaysan kara. Maxay yihiin danaha Imaaraadka…
Garoowe; 08, Nov, 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ay weheliyaan xubo ka…
Ilo 60% la aamini Karo xogahooda,ayaa sheegaya in horjoogihii argagixisada Daacish ee A.Muumin si qarsoodi ah lagu geeyey Doha Qatar.…
DFS,waxay weerar ku tahay toos ah Dowlada Imaaraadka oo ay ka hesho taageero maaliyadeed oo ay ku maarayso Ciidankeeda. Hadaba,waxaa…
Garoowe : 06 November 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas…
Garowe: November 06, 2025: Dawladda Federaalka ah oo ay muddo xileedkeedii ka hareen bilo kooban, kuna fashilantay dhammaan shaqooyinkii loo…
Garoowe, 05 November 2025:Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay Hayโadda Booliska Caalamiga ah (INTERPOL) eedaysane Jaamac…
E-visa-ha Dal ku jooga si rasmi ah,ayaa loo joojiyay ugu danbayn. Xasan,ayaa amray Todobaadkii hore markuu tagay xarunta socdaalka Muqdisho…
Garoowe, 04 November 2025: Ciidanka Booliska Puntland wuxuu wargelin muhiim ah u dirayaa shacabka reer Puntland, isagoo ku wargelinaya in…
Cumar Faatax,waxaa reebi kara ama soo saari kara,waa Dadka aan Somalida ahayn,sida cadaanka,madowga iyo Isbaanishka. Tirada guud dadka ku nool…
Qaar kamid ah Isimmada dhaqanka Beesha Cumar Maxamuud ayaa raalligelin siiyay Isimka Guud ee Beesha Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Isimmada…
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Nin ajnebi ah oo u dhashay dalka Sacuudi Carabiya, kaas oo katirsan kooxda…
Boolis cusub ayaa lagu wareejiyay amniga caasimadda Puntland ee Garoowe, kuwaas oo gaaraya 300 oo Askari oo kamid ahaa 500…
Garowe, (Idil News) โ Regional tensions tied to Sudanโs ongoing conflict are spilling into Horn of Africa, where rival Middle…
Siyaasiyan Imaaraadku,waa Dowlada Maanta ugu saamaynta badan Somaliya,waxayna xiriir wanaagsan la yeelatay qaybaha Somalida oo ay ugu horayso Dowlada dhexe.…
Suldaan Siciid,waxaa loosoo diray markii hore casuumad Xaflada Geelle ah,waase inkiray oo kama jawaabin. Waxaa ku xigay oo lasoo hadlay…
25-sano ka hor Carta,waxaa laga soo abaabulay siyaasad ka dhan ah Beesha Daarood oo lagu burburinayo PL oo utaagnayd Fadaraalisim…
Shalay Sadex xubnood,ayaa lagu dilay garaacistii lagu fuliyay argagixisada. Sidoo kale Sadex maalmood ka hor,waxaa la dilay 5 ka mid…
Xeebta Mareero Bosaso,waxaa lagu qabtay sanadkan xuska Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkiiba mar la qabto. Mareero oo si weyn loo…
Islaan Bashiir Islaan Cabdille,waa isinka ka baaqday Jabuti,isla markaana 25-sano ka hor aan aadin Carta. Islaan Cabdille,waa Islaan Bashiir Aabihiis,wuxuu…
Mudug,waxaa ka yimid wefti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka koobanโฆ.. 1.Gudiga horumarinta G.Mudug.2.Ganacsato ka timid…
Garoowe: 28 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee…
๐๐ฃ๐๐ง๐๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Halkan ka akhriso:-
Shirkii Carta,waa jabkii Labaad oo ku dhacay Somalida,marka laga soo tago burburkii 1991-dii. Geelle wax macno leh oo Maanta loogu…
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ค๐ญ๐จ๐จ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka…
Khudbadda Dastuuriga ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo furay Kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,ayaa…
Madaxweyne Deni ee kalfadhiga 57-aad golaha wakiilada Puntland,ayaa cadeeyay in PL ay weli ku taagan tahay raadinta Dowlad Somaliyed oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa maanta…
“Saaxiibkay Siciid Deni iyo maamulka Puntland,ayaan u mahadcelinayaa”Ayuu yiri.Madaxweyne Cirro. Hadalkan,ayuu ka sheegay Cirro Shirka Nabada ee Sanaag oo uu…
Qardho : 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga degmada Qardho,ayaa galabta…
Qardho: 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hayโadda PDRC Allaah ha…
Boosaaso: 19 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane…
Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee…