Xildhibaanadan,waxay guteen waajjbkii ka saarnaa badbaadinta Somaliya. Soo jeedinta ah ( Madaxweynaha DFS ha iscasilo),waa aragtida ugu haboon xiligan ee…
Browsing: Somalia
Ugu danbayn Reda,waa la cayrshay,waxa uuna si dirqiya uga badbaaday Xarig. Adis-ababa,ayuu ucararay Getachow Reda Madaxii Maamulkii KMG ahaa ee…
Ballanta kulankan,waxaa usoo sameeyay RW Abiy. Ajandaha kulanku,waxa uu ahaa taageerada Ciidamada Itoobiyaanka ah ee la rabo in la geliyo…
Hal Shirkad Koronto ma anfacayso Magaalo laga rabo in ay samayso horumar oo Caasimad u ah Dhul gaaraya 212-kun KM…
Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo haldoorka kale ee Siyaasada Puntland,waxay ka aragti duwan yihiin Shacabka Puntland markay noqoto aragtida Siyaasadeed ee…
Mogadishu, (Idil News) – More than 100 members of Somalia’s Federal Parliament have called on President Hassan Sheikh Mohamud to…
Mogadishu, (Idil News) – The latest updates on a significant attack occurred at 9.00 local time in a hotel within…
Waxa Beledweyne ka dhacay Maanta mahan wax caadiya xaqiiqdii. Hotel ay daganaayeen waxgaradkii iyo Siyaasiyiintii diyaarinayay Ciidamo cusub oo la…
Madaxtooyada Siiriya,ayaa Isniintii ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala Saxiixdeen Dowladda Siiriya iyo kooxda hubeysan ee…
Garowe, Maarso 11, 2025 – Ciidanka Booliska Puntland,ayaa maanta xabsiga dhigay eedaysane lagu arkay muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey, isagoo…
Ugu yaraan Lix Qof, oo ay ku jiraan Laba Nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne,ayaa ku dhintay,Shan kalena way…
Duqeyn culus,ayaa Caawa lala beegsaday Xubno katirsan firxadka argagixisada Daacish, kuwaas oo isku aruursanayay Togga Miiraale. Duqeynta,ayaa waxaa fuliyay Saaxiibada…
Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard Sovereignty Xamar News EditorBy Xamar News Editor9 March 2025Updated:9 March 20255…
Dagaalkii Buqdharkayn sida la filayay,waa ka khasaare batay. Geerida iyo Dhaawaca Labada dhinac oo laysku daray,waa 150-Qof,halka Dhaawucu yahay 200-Qof.…
Waa khudbad Puntlander ah oo aad ugu dhow maxaliga gudaha ka jira. Waa khudbad uu ku muujiyay in uu yahay…
Markii Maamulkii Dowladii TFG ee uu hogaaminayay MW Cabdullaahi Yuusuf ay garab ka codsadeen Maamulkii Melles Sanawi ee Dowladii Fadaraalka…
08 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta ka hawlgaleen deegaannada Moqor, togga Ina Ciddoole, labada tog…
Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Marti ku ahaa Barnaamijka SPACE-KA ee Jibril Qoobey,ayaa ka hadlay xaalka guud ee Somaliya ee Siyaasada…
Falanqayn ku saabsan Xaalada Dalka iyo dagaalka argagixisada ee DSTV,hois ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KocONR49ONg?si=5ATQ2ziL_tsIsfT_
Mogadishu, (Idil News) – Al Shabaab militants seized several villages near Cadale in Somalia’s Middle Shabelle region on Saturday, intensifying…
Xasan Shiikh in uu ku jahwareeray Siyaasada,waxaa kuu xaqiijinaya khudbadiisii Masaajidka ee uu ku weeraray Maraykanka si ka baxsan Diblomaasiyada.…
In kabadan 100 qof ayaa ku geeryooday, 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal jimcihii maanta ka dhacay deegaanka…
Nairobi, (Idil News) – Al-Shabaab fighters reportedly recaptured new areas in Middle Shabelle region within the past 24 hours, including…
“Si xoogan,ayaan u tixgelinaynaa Cunaqabateyn weyn oo Bangiyada ah iyo Cashuuraha Ganacsiga oo la saaro Ruushka ilaa laga gaarayo Xabadjoojin…
Kowdii bishan March, Ururka ONLF ayaa soo saaray War-murtiyeed ay ku sheegeen in dowladda Itoobiya ay ka baxday heshiiskii ay…
Ugu yaraan Laba Qof,ayaa Dhintay, halka 186 kale la la’yahay, kadib markii Afar Doon oo siday tahriibayaal ka soo baxay…
The UN-sponsored government in Mogadishu is in a state of disarray, retaliating against Washington, DC, and arresting journalists who attempted…
Mogadishu, (Idil News) – the majority of central and south Somalia’s fall into chaos as Al-Shabaab militants unleash hell in…
Sawiradan,waa Degmada Balidhidhin oo mar looga baqi jiray argagixisada,haatanse laga nadiifiyay iyada iyo Deegaamada hoos yimaada si buuxda. Dhulka argagixisadu…
Wasiirka Arimaha Dibada Danmark oo ka falceliyay hadalkii Trump ee uu markale ku muujiyay sida Maraykanku urabo Greenland. Wasiirka Arimaha…
Ukrain way khasaartay? 1.20% Dhulkeeda,waxaa haysta Ruushka. 2.Ku dhawaad Hal Milyan oo Qof,ayaa ka dhintay. 3.Dalkeedii,ayaa burburay. 4.Ma helin Xubinimada…
Amarkii Trump ee joojinta Mucaawinada Dibada,ayaa saameeyay Muqdisho iyo Villa Somaliya. Waxaa xaqiijiyay Wasiirka Maaliyada DFS ee haysata aqoonsiga QM…
Sida aan xogta aan ku helnay Xasan Shiikh,ayaa ka codsaday Abiy in uu ka caawiyo duqaynta Cirka. Codsigaas RW Abiy,waa…
Garowe,waxay noqon kartaa Xarunta Labaad ee Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka ee Somaliya ka hawlgala. Sidoo kale Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo noqday…
“Dhakhdo hada usiidaaya maxaabiista aad haysataan iyo waliba Meydadka,Israa’iil waxaan u fasaxayaa wax kasta oo ay u baahantahay si ay…
Itoobiya,waxay dhisatay Warshad casriya oo Rasaasta Noocyadeeda kala duwan samaynaysa. Abiy,ayaa booqday,wuxuuna sheegay in ay Itoobiya dhoofin doonto Rasaasta hada…
Shaqadan,,wuxuu ku haystaa taageeradii ugu badnayd Shacabka Maraykanka,waxayna u arkaan in uu qabtay mudo yar Shaqooyin muhiim u ahaa oo…
Ugu danbayn Zelensky,waxa uu aqbalay shuruud la’aan in uu saxiixo heshiiska Maraykanku ku qaadanayo Macdanta Qaaliga ah ee Dalkiisa. Maraykanku,waxa…
Shabaab si weyn ayay waayaahan udiyaar garoobayeen,waxayna wadeen abaabul xoog badan. Gobolka Sh/Dhexe ayay soo saareen Culays. Sidoo kale,waxay qorshaysteen…
Warka Caawa Maraykanku soo saaray,waa mid jira oo khatartiisa leh. Xogaha muhiimka ah ee la helayo,waxay tilmaamayaan in ay AS…
Maxay tahay sababta Trump ugu deg-degayo Canshuurta uu saarayo Wadamada Canada,Mexico iyo Shiinaha? Hadafkiisu,waa cad yahay,waa danta Maraykanka oo ah….…
Yurub,waxay ku dhawaaqday in ay kor uqaadayso awoodeeda Difaac,iyadoo gelin doonta 850-Bilyan Yuro. Dhawaaqan,waxa uu yimid markii Yurub Indhaha ku…
Waa Saallo -Qaliin iyo Mashiinka (Snesthesia Machine) oo laga helay Saldhigyadii argagixisada ee duleedka Dhasaan. Waxay muujinayaan sida argagixisadu ugu…
Shaqaalaha Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa laga mamnuucay in ay isticmaalaan Garoonka Aadan-cade. Tani,waxay muujinaysaa in Shaqaalaha iyo Ciidamada Amniga ee…
Safaarada Maraykanka ee Somaliya,waxay ku dhawaaqday heegan amni. Safaaradu,waxay ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho oo uu ku jiro…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu hore u saaray kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.…
Turmasaale: 04 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ku sugan Turmusaale, waxay maanta sameeyeen hawlgalo ay ku…
Garoowe, March 04, 2025: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo…
Hassan Sheikh Mohamud (HSM) been dubbed the ‘President of the Airport’—and now Somalia’s controversial leader, HSM, is facing explosive allegations…
Galkacyo, 04 Maarso 2025; Duqa Degmada Galkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Warsame, oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha cabdiraxmaan Khalif…
WAR-SAXAAFADEED. 04 March 2025 Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadkii lasoo xiriiray ee ka faa’ideystay 7-da cisho ee fursada Cafis…
Madaxweyne Trump,ayaa hakiyay dhammaan Hubkii loo iibin jiray iyo kii kaydka Maraykanka laga siin jiray Ukraine Sidoo kale Hub danbe…
75%argagixisada,waa laga adkaaday guud ahaan Puntland,xataa kuwa Buurta Calmadow,waxay ka mid noqonayaan 25% ee harsan oo ma awood badna. Buurta…
Trump muhiimadiisu,waa Laba Qodob oo kala ah…. 1.Wax walba in laga hormariyo danta Maraykanka. 2.Aduunku in uu ahaado Nabad. Waa…
Wasaaradda Maaliyadda Puntland Gobolka Mudug Xarunteeda Galkacayo, ayaa Maanta laga daah-furtay System-ka Puntland Customs Automation System (PuntCAS) oo loogu tala…
Dhulgariir cabirkiisu yahay 3.9 magnitude ayaa ku dhuftay xarunta aflaanta ee Hollywood, kadib markii jilaayaasha caanka ah ee caalamka ay…
Ra’iisul Wasaaraha Britain, Keir Starmer, ayaa shirka kaga dhawaaqay qorshe afar qodob ka kooban oo lagu doonayo in lagu soo…