Mucaaradkii Puntland markii dhamaan dariiqyadiii fowdada ahaa ay ka soo xirmeen ayay hadda doorteen dariiqii saxda ahaa ee sharciga iyo…
Browsing: Somalia
Kulankii Shalay iyo hadalladii ugu kululaa ee laysku dhaafsaday… 1.M.Xasan” PL ila raadiya waa umuhiim Dalka iyo Dowladnimada oo ma…
Qoryahaan mudo ka hor,ayaa la keenay tababar iyo diyaarin kadib waxay hawl galeen dagaaladi ugu danbeeyay. Waxayna qayb ka ahaayeen…
Xaalku waa ku adag yahay oo Lix Nin iyo Islaankii,ayaa cidlo yuurura Caawa.. 1.Doorashadi ayay Degaankii ka reebeen. 2.Ciidan Beeleed…
Maxaa la yaab lahaa oo Xasan laga maqlay kulankii Maanta,sida aan xogaha ku helnay?? 1.In uusan isagu rabin mudo kororsi…
Xasan oo ka walaacsan in Shirka uu Madaxdii hore kula jiro fashil ku yimaado,ayaa arinkaas cod saday. Balse Aadan Madoobe,wuxuu…
Labadan Oday ma matalaan Daarood,waxayna ku tageen oo ku aqbaleen casuumadii Xasan danahooda ugaarka ah. Dowlada Xasan Daarood banaankuu ka…
Si fiican,ayaa looga hawlgalay Dabka kacay Xarunta Ganacsiga Fadhisamo Bosaso. Dowlada hoose iyo Ciidanka amaanku,waxay muujiyeen gurmad sare. Inkastoo la…
Somaliya ma gaarsiisna in awooda Hal Qof Gacanta loo wadageliyo,sidaa daraadeed amni ahaan iyo maamul ahaanba loogama maarmo jagada Ra’isalwasaaraha.…
Laba arimood,ayuu rabaa Madaxweyne Xasan in lagu raaco oo uu taageero uga heli Madaxda kale,kuwaasoo kala ah…. 1.Mudo kordhinta uu…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka,…
Turkigu waxa uu ogolaaday In Dalka Swedan ku biirto Quwada Nato ee reer Galbeedka. Badalkeedeeda Swedan waxay balan qaaday inay…
Ogow hadalka Ina Kaahin,wuxuu markhaati fur uyahay hadalka Garaad Jaamac ee isku xirnaanta SNM iyo M.Xasan Shiikh. “Dowlada Fadaraalka Somaliya…
Reer Puntland ha ogaadaan oo haku seexdaan in ay Dimuqraadiyad ugudbeen oo Somali ay hormuud ugu noqon doonaan markale…. 1.Bishan,waxaa…
Xasan xilligan,waxuu dareemayaa diciifnimo Siyaasadeed oo ay adag tahay in uu ka dabaasho…. 1.Kacdoonka Xildhibaannada. 2.Kacdoonka Siyaasiyiinta miisaanka culus. 3.Kacdoonka…
Beesha Gadabuursi waxay ugarnaqsatay si Gobannimo ah oo nadiif ah. Waxay sheegatay cabashadeeda,iyadoon gefin oo soo bandhigtay xaqa ay ku…
Xaqiiqdii Garaadka hadalkiisu,waa ka sarreeyaa Dhulbahante,Harti iyo Daarood. Somali midnimadeed iyo wadajirkeed qiyam ku fadhiya,ayuu dul istaagay. Waxuu Biyo ku…
Villa-da oo fulinaysa qorshaha badbaadinta Muuse Biixi,ayaa Timacadde u xilsaartay fulinta kala jabinta Dhulbahante,waxaana laystusay in Jaamac Siyaad la kasbado…
Kulanka Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiintii hore ee Wadanka masuuliyadaha kala duwan kasoo qabtay,waxay ubadan tahay in aysan waxba kasoo bixin.…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraallka Somaliyed,waa difaacdeen maqaamkooda oo waa ka saareen Ajandaha la Xisaabtankii Xukuumada ee Villa-du soo abaabulatay. Gudoomiye…
Garoowe: 11 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabweynaha…
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaana ee garoonka Aadan…
Waxaa magaalada Addis Ababa ka socda shir Afar Geesood ah oo ay yeelanayaan Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo looga hadlayo…
Madaxweynaha Turkiga,ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono qorshaha ay Sweden ku dooneyso inay kaga mid noqoto Nato haddii Midowga…
Ugu yaraan Toddobo Qof oo shacab ah,ayaa lagu dilay Qarax Miino Gobolka Hiiraan. Waddada dhinaceeda,ayaa la galiyay, Qaraxan meel ku…
Kremlin-ka ayaa maanta sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu Kremlin-ka kula kulmay madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin, 29-kii June, maalmo kadib…
Mooshinka iskiis u abaabulan,ayaa Muqdisho kasocda. Lama yaqaan cida ku bixi doonta Gudoonka Baarlamaanka ama Ra’isalwasaaraha. Dawlada Xasan hogaaminayo waxay…
Weerar cirka ah oo ciidamada Sudan ay ku qaadeen caasimadda dalkaasi ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 22 qof tiro…
Raysal Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda waxa uuna booskiisa u magacaabay…
Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku…
Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya…
Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar…
Laba Qodob,ayaa muhiim ah iyaguna in la dul istaago…. 1.Wasiirada hadana ah Xildhibaanada oo aan imaan fadhigii saakay oo aan…
Ujeedka loo sameeyay isku shaandhaynta kooban,waa in Wasiirka Maaliyada la cuno,waana la cunay. Wasiirku,waxa uu eersaday way iska cadahay,waana shaqo…
Aagga Maraagga,gaar ahaan Jihada ku beegan Gooja-Cadde,ayaa dagaal ba’an ka bilaamay saakay. Dhinaca Galbeedka Dagaal aad u xun ayaa dhacay…
Laba Inqilaab,ayuu sameeyay Gudoomiye Aadan Madoobe.. 1.Waxuu Inqilaabay soo jeedintii Xildhibaanada ee ahayd halala Xisaabtamo Xukuumada. 2.Dul istaagida heshiiskii Madasha…
Waxaa muhiim ah la muujiyo oo la baahiyo lacagaha xoogan ee musuqa ah, ee laga qaado qaadka dalka yimaada kaas…
Go’aanka walxaha loogu talagalay baaritaanka Covid-19 wuxuu u gogol xaarayaa siideynta ballaaran ee dukumentiyada masiibada ah ee Whitehall Dowladda Boqortooyada…
Isbahaysiga BRICS waxay eegayaan inay ka hortagaan heerka kaydka caalamiga ah ee doolarka Maraykanka iyagoo bilaabaya lacag cusub oo loogu…
Wasiirka Amniga Somaliya Maxamed Cali Doodishe,ayaa magacaabay agaasimaha KMG ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha. Wasirrka ayaa Axmed Siciid Maxamed u…
Haddii lacagta BRICS ee dhawaan la sii daayo loo arko inay khatar ku tahay dollarka Maraykanka, markaa CBDC waxay noqon…
Garowe waxay muujisay Amni,Qurux,Xadaarad iyo Cawaysin Caawa. Fanaan Iskalaaji,ayaa si weyn umadadaaliyay Bulshada Caasimada ku dhaqan. Garowe waa mid ka…
Waxaa weli socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo dab xooggan oo Caawa ka kacay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad…
Somali region battles to control massive fire in Jigjiga city’s major commercial district Efforts are ongoing to control a massive…
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur,ayaa laalay shaqo joojintii uu shalay ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee…
Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay dacwad ka gudbin doonto barnaamijka cusub ee Threads oo ay leedahay shirkadda Meta. Mulkiilaha shirkadda…
Agaasimaha hay’ada socdaalka ee la amray in lasoo xiro,waxaa geeyay Shaqada uu joogay Ra’isalwasaarihii hore Rooble. Waxaa la aaminsan yahay…
Ciidamada Xasilinta Xamar,ayaa Mushahaar la’aan noqday Bishan,kadib markii isfahan waa ka dhashay Villa Somaliya oo dalbatay in iyadu maamusho oo…
Dowlada Somaliya waxay lumisay Kab Miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Wadamo reer Yurub ah Bishan. Kabka Miisaaniyadeed ee ka…
Daarood guud ahaantiis,waxay ugu hirteen in uu yahay hogaamiye macno uleh xilligan muhiimka ah. 75% Bulshada Beesha Daarood,waxay muujinayaan dareen…
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur,ayaa Shaqo ka joojin degdeg ah ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamuud ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal oo…
Yevgeny Prigozhin oo ah madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner oo hoggaaminayay kacdoonkii ciidan ee muddo kooban ka…
Dowlada Somaliya waxay wajahaysaa Miisaaniyad la’aan Sanadkan dhammaadkiisa,waxii ka danbeeya. Dowlada Dhexe,waxay ku guuldarraysatay in ay gudaha Waddanka kasoo saarto…
Ogaysiis muhiim ah. Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Nugaal Garowe. Shaqo: Macalin Luuqada Englishka ah,ayaa looga baahanyahay Dugsiga Dhexe iyo…
Garoowe:- 05- Jul-2023: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Siciid Faroole ayaa…
WARMURTIYEED Garowe, July 05, 2023, waxaa xarunta dhexe Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ka dhacay shir looga…
Garoowe : 03 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha…
GAROOWE- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi…
Waxaa fiicnaan lahayd in Gaas iyo Cumar baaqdaan Maalinka Berri foog ah oo aysan tagin Garowe. Laba Qodob ayay xal…