Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Laascaanood, Garaad Cabdikariin Cali Nuur ayuu ka hadlay duqeymihii u dambeeyay ee maamulka Somaliland…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku wajahan deegaano katirsan goballada Bari iyo Gardafuu ee cirifka Puntland. Siciid Deni ayaa…
Dowladda Maraykanka,ayaa si adag u diiday eedaha uga yimi dalka Shiinaha ee ku saabsan, in Maraykanku uu sannadkii hore dul…
Qoraalkii Maantay ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Wuxuu Xambaarsanaa .. 1.In aysan Jirin Magac layiraahdo Jamhuuriyada Somaliland. 2.Fulinta Masuuliyada…
Wararka ka imaanaya caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in duqeymo culus ay caawa ka socoanayaan magaalada, waxaana ku…
Xisbiga UCID ee Somaliland oo uu hoggaamiyo Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay xabad-joojinta halka dhinac ah ee uu ku…
Dowladda Maraykanka,ayaa joojisay Dhoolatus Millateri oo ay ka samayn lahayd Berbera 15-bishan Feb. Dhoolatuskan,waxaa ka qaybgeli lahaa Dalal badan sababaha…
Halganka xoraynta Magaalada Laascaanood ee ay wadaan Shacabka ka kacdoomay dulmiga Maamulka Somaliland,ayaa Maalinkii 8-Aad si isdaba joog ah usocda.…
Samatabbixiyeyaasha,ayaa Axadda maanta ah burburka dhismayaasha ka soo hoos bixiyay ilmo yar oo Toddobo Bilood jir ah iyo Gabar dhowr…
Taliska Ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICO,ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka ay oo…
At the request of the Federal Government of Somalia and in support of Somali National Army engagements against al-Shabaab, U.S.…
Dagaalka u dhexeeya Ciidamada Deegaanka iyo Milleteriga Somaliland ee ka socda Magaalada Laascaanood,ayaa galay maalintiisii Toddobaad. Sida caadada unoqotay Todobaadkii…
Garaadadu waxay sheegeen in aysan Xabad joojinta diidanayn ayse rabaan Laba Qodob in la fuliyo.. 1.In Ciidamada Muuse la durkiyo.…
Ganacsade Qandaraasle ah oo dul fadhiya kuwa Bosaso hada uga socda,ayuu kusoo ururay. Dagaalka,waxuu udiidan yahay xiligan waa Laba Qodob…
Jen.Siciid Dheere,waxuu bilaabay olale wanaagsan oo dagaalka Laascaanood lagu galayo. Islaan Ciise,ayuu utagey oo ku yiri qaado doorkii Aabahaa ee…
Dagaalka u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Malleeshiyada Muuse Biixi,ayaa saaka galay maalintii Lixaad. Ma dhaqangelin Xabbad-joojin uu xalay iskiis ugu…
Diiwaangelintii Garowe,waxaa lagu fashiliyay si fudud oo aan Dhiig ku daadan. Qorshaha lagu baajiyay Diiwaangelinta,waxaa abaabulay Aaran-shaydaan,iyagoo garab ka helaya…
Nuux Taani Talyaha Maleeshiyada Muuse Biixi waxa uu Beesha Habarjeclo ka qoranaya. Ciidan. Qofku markuu is qoro Ciidanka,waxaa lasiinanayaa 1000$…
Waa in Garaadadu ku xiraan Laba Shardi aqbalida Xabad joojinta Muuse Biixi iskiis ugu dhawaaqayโฆ. 1.In Ciidamadiisa uu si buuxda…
Xabad joojin dhankiisa ah macno masoo kordhinayso ee waxaa laga rabaa in uu la tago Maleeshiyadiisa,isla markaana Cutub ka mid…
Maamulka cunsuriga ah ee Muuse Biixi,waxuu markale ku celiyay in ay argsgixiso ka hawlgasho Laascaanood. Beesha caalamka,ayuu Maamulka Muuse Biixi…
Dagaalka Laascaanood waa waajib dhan walba marka laga istaagoโฆ 1.Waa ilaalinta midnimada Dalka.2.Waa ilaalinta Midnimada Daarood.3.Waa ilaalinta sharafta Daarood.4.Waa ilaalinta…
Diyaarad laga leeyahay waddanka Bulgaria oo Flight Number-keedu yahay UR 11819,ayaa ka degtay Magaalada Hargeysa. Diyaaraddan oo lagu tuhmayaa in…
Kulankii Deni iyo Isimada Bari ee Saakay,waxuu kusoo idlaaday fashil. Ujeedka ugu weyn ee ugu tagey Isimada waxay ahayd in…
Qodobada kasoo baxay Shirka Amniga Gobolka Bari oo uu Shir gudoominayay Madaxweyne Deni,waxay ku qotomaan Shan Qodob oo kala ahโฆ…
Dharbaaxo Diblomaasiyadeed,ayaa ku dhacday Maamulka Somaliland ee Muuse hogaamiyo. Dulucda hadalku waaโฆ”Jooji Shacabka rayidka ah ee Aad xasuuqayso,ma joogto argagixiso…
Labada dhinac Maanta waxay isdhaafsanayeen Madaafiic. Balse Ciidamada halganku waa kusii siqayeen,halka kuwa Muuse Biixi dib ugurasho samaynayeen. Buundadii,waxaa lagu…
Golaha Wasiirada Fadaraalka Somaliya,ayaa maanta ansxiyey in Abuukaate Axmed Ciise Guutaale uu noqdo hanti-dhawraha guud ee Qaranka, sida lagu sheegay…
Deni Maalmaha uharay haduu sharaf kusii dhamaysanayo oo dhamaan Isimadii uu la dagaallamay xaalmarinayo,iyadoo lays cafiyayna uu anba baxayo waa…
Xili danbe oo mudo xileedku kasii yahay gabaabsi,ayuu fahmsy awooda Dhaqanka Madaxweyne Deni. Boqorka iyo Golihiisa Isimada,ayuu karaamayn ugu tagey…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray dalka Kenya halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho labo maalmood ah. Ninkan 77 jirka ah…
Kooxaha samata bixinta,ayaa helay wiil yar Qaxooti Suuriyaan ah oo ku hoos jira burburka dhismo dumay oo ku yaalla magaalada…
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay inay jireen dhibaatooyin kala duwani oo la xiriiray dhinaca gurmadka iyo…
Dawladda Fadaraalka Somaliya iyo hayโadaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka baniโaadannimo ayaa maanta ku dhowaaqay inay u baahan yihiin…
Bosaso: 08 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Biniโaadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka…
Ugu yaraan 3000 oo Askari iyo 200 oo Gawaarida dagaalka ah oo haysta Saanadii ay ku dagaallami lahaayeen 6-bilood,ayaa ku…
“Salaadiinta Soo hadlay waxaana leeyahay intii Wiilashiinu Magaaladda Laascaanood ee Gobalka Sool ku dagaalamayaan dagaalku wuu socon joogsanamahayo”Ayuu yiri Garaadku.…
Si buuxda Ciidamada halganku uma qabsan Taliska Maleeshiyada Muuse Biixi ee ubadan Beeshiisa iyo horgallo kasoo kala jeeda Beelaha Goday-biirsay,Habarjeclo…
Gudigii Diiwaangelinta Cod boxiyayaasha Puntland qayb ka mid ah,ayaa Qarax lagula eegtay Tuulada Afxarago ee Degmada Ballidhidhin Gobolka Bari. Inkastoo…
International partners* are gravely concerned about the current violence in Laascaanood that has resulted in civilian casualties, including children. We call…
Madaxweyne Deni,ayaa ku amray Gudiga Doorashada in ay bilaabaan diiwaangelinta maalinka beri foog ah. Gudiga iyo Xubno ka mid ah…
Somaliland dagaalkii Shalay way ku jabtay si weyn oo ceebaysan,waxayna taasi keentay in ismaqalkii iyo hogaamintii Ciidankoodu lumo. Beesha Garxajis…
WAR-SAXAFADEED. Dowladda Puntland waxay iyadoo ka duulaysa dagaalka gumaadka ah ee ay Maamulka Somaliland ka waddo Magaalada Laascaanood soo saartay…
Warkiisu ilaa hada macada Xasan isumana arko inuu Gobolada SSC madax uyahay oo Dastuurka uu ku dhaartay dhul kamida in…
Dagaal durba guulo laga soo sheegayo,ayaa ka socda Laascaanood Maalinkii Labaad. Yoolka halgamayaashu waa in Taliska Maleeshiyada Beesha Isaaq iyo…
Ururka dhakhaatiirta Gobalka Mudug ayaa Dhakhaatiir,Kalkaaliyaal Caafimaad,Amblance,Dawo iyo Dhiig u diray magaalada Laascaanood , halkaasi oo ay ka howlgali doonaan…
Mowqif cad oo macno usamaynaya reer Sool ma sheegin Dowlada Fadaraalka,kaliya hadal ku qaboojin ah oo ay iskaga dajinayso cadaadiska…
Iska horimaadyo hubaysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaasi oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo xoogagga…
Aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha reer Puntland waxaan si buuxda u soo dhoweynaynaa goโaamada…
Bosaso: 06 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 11 ee 6da…
Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.8 cabirka dhulgariirada ayaa ku dhuftey koofurta dalka Turkiga meel u dhow Gaziantep sida ay sheegtey hay’adda…
Muqdisho 6 February 2023โRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga…
Bosaso: 06 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 10 ee 6da…
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS,ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA. 144-Mudane,ayaa haa ugu coddeysay, Saddex Xildhibaan…
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Og: Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Labada Aqal) Og: Xubnaha Golaha Ammaanka Og: Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Laascaanood dhinaca Bari xiga ee gudaha magaalada ah ayaa waxaa ka socda Dagaal culus oo la isu adeegsanayo Hubka waa…
Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dDalka Mareykanka,ayaa soo ridey buufin looga shakisan yahay in uu yahay Basaas Shiinuhu leeyahay. Buufintaas,ayaa…
Cabdi Rashiid Cali Xiirey ( Abees dhuuni) oo ahaa hogaamiyihii Maleeshiyaadka Dahabka ka qota Buuralayda Milxo ayay Qarax la beegsatay…
Beesha Caalamku si weyn ayay ugu dhaliishay Madaxweyne Xasan in uu Gacantiisa ku saxiixay mudo kordhin. “Waa niyad jab xaqiiqdii…
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo…