Xildhibaanada 50-ka ka badan ee Puntland ku matala Baarlamaanka Fadaraalka,waxaa la yaab leh in uusan ku jirin hsl mid oo…
Browsing: Somalia
“Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman oo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada Fadaraalku,waxuu u eg yahay mid loogu talagalay Dal leh…
Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka 53-sano oo ay jirtay ma ‘ahayn mid Sharci ku dhisan mana lahayn Xeerar qabta. Haatan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan…
Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla Ukraine ee Soledar kadib dagaal…
Wasiirka arrimaha didbadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay dalkiisu inuu qorsheyneyn inuu safaarad ka furto Somaliland.…
Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiisku Catherine Colonna inay…
Qaybtii-2aad Ee Ee taariikhdii Dhaqanka Mudug . Taariikhdii Islaan Cabdille islaan Faarax Islaan Aaden Islaan Maxamud Ugaas Faarax Ugaas Maxamed…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta Degmada Iskushuban ee gobolka Bari Galabta ka daahfuray Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha…
Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Dowladda Puntland,ayaa si habsami leh uga socota Deegaanka Xaabo ee Degmada Murcanyo ee Gobolka…
Beesha Caalamka,ayaa markii u horeysey si rasmi ah uga hadashay diiwangelinta codbixiyaha Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntland. Safaaradaha Sweden iyo…
Dowladda Itoobiya,ayaa Xalay shaacisay, in Ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay Millatariga Itoobiya, ay ka baxeen Gobolka Tigray. Ciidankan oo…
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas,ayaa ku Khamiistii ku dhawaaqay in dadka Somalida ah ee aan sharciga…
Mareykanka,ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-Milyan oo Dollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Cabdi Aaden iyo Dadkii…
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada Amniga ay dileen Madaxii howgallada kooxda argagixisada…
Shacab Hubaysan oo ka soo hor jeeda Somaliland,ayaa la wareegay Maamulka Degmada Xudun ee Gobolka Sool. Shacabkan kacdoonka sameeyay,ayaa taageersan…
Islaan Cabdille Islaan Faarax Islaan Aaden Islaan Maxamuud,Nin Ina Adeerkii ah oo layiraahdo Macallin Cabdiraxmaan Muuse Islaan Aaden ilaahay naxariista…
Xeer ilaaliyaha guud ee Dalka Maraykanka Merrick Garland,ayaa Khamiistii wuxuu magacaabay sarkaal baaris ku sameeya sida ay waraaqo sir ah…
Madaxweyne XSM wuxuu yiri waxaan nahay hal Dal iyo Hal Dowlad: Tan kowaad waxaan nahay hal Dal oo Somaliya la…
Isu socodka caadiga ah ee Hawada,ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya guud ahaan Mareykanka ka dib markii…
Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog,ayaa Arbacadii shalay ku casuumay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan inuu booqasho ku yimaado dalkaasi, xilli uu…
Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo Arbacadii ka dhacay meel…
Awoodaha Dowladda Federaalka waxaa loo kala saaraa illaa 3-qeybood, waxayna kala yihiin: 1) Awoodo Dowladda Federaalku leedahay kuwaas oo loo…
Shirka uu furay Xasan Shiikh waxaa lagu tilmaami karaa Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka. Sababtoo ah Puntland horay ayay…
Waa dharbaaxo Diblomaasiyadeed oo Kenya ku dhufatay Dowlada Fadaraalka Somaliya. Kenya in ay Hargaysa ku darsato hawlgalda cusub ee Diblomaasiyadeeda…
Odoyaasha Beesha Jaamac Siyaad,ayaa iska beri yeelay warar ay faafiyeen warbaahinta SL oo sheegaya in heshiis dhexmaray iyaga iyo Weftigii…
Gardafuu iyo cirifka ugu shisheeya Deegaamada Puntland ayay gaartay Diiwaangelinta. Ugu yaraan 400 oo km Deegaan ujira Bosaso,ayaa laga bilaabayaa…
Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya,ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa, arrintaas oo qeyb ka ah…
Ciidamada Badda Mareykanka,ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori oo ah kuwa darandoorriga u dhaca markab marayay…
Dowladii Farmaajo,ayaa xiligeedii diyaarisay Mashaariic laga dalbanayo African Development Bank (AFDB). Mashaariicdaas oo ku kacayay 68-Milyan oo dolar,waa laga qadiyay…
Wada xaajood,ayaa ufurmay Shabaab iyo Dowlada Fadaraalka,sida ay xaqiijinayaan Diblomaasiyiin sare. Ganacsato kasoo jeeda Beesha Abgaal,ayaa ka shaqeeyay dhexdhexaadin ka…
Saraakiisha Ukraine,ayaa sheegay, in ciidamada Ruushka oo kaashanaya maleeshiyaad calooshood u shaqeystayaal ah ay kordhiyeen weerar ay ku qaadeen magaalada…
Barakaca hore haatana ah Puntlander,ayaa qaatay Warqada Diiwaangelinta Codbixiyayaasha. Ma’ahan kaligii ee waa Muwaadiniin badan oo Qaybaha kale ee Dalka…
Puntland waa Somaliya,Somaliya waa Puntland. Yaan ka go’naa oo naga Somalisan,naga soo jireensan? Hooyada,iyadaa laga farcamaa ee iyadu farac ma…
Go’aamada kasoo baxay Dowlada Puntland waa kuwo masiiriya oo xiligoodii yimid. Hadaba si masiiri ahaantoodu udhamaystiranto oo Sharciyad rasmiya uhelaan…
Halkan ka akhriso:-
Waxaa Maalinkii 5-Aad Guud ahaan Gobolada Sadexda ah ee Bari,Karkaar iyo Gardafuu ka socda Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaamada…
Wareysi gaar ah oo uu Madaxweynaha Puntland kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xaalka Laascaanood,ayuu siiyay BBC laanteeda Afka…
Garoowe: 08 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
Sool iyo Sanaag?? “Qadiyada Somaliya waa wax isku xiran,waxaana ugu horeeya Qadiyada PL iyo SL oo meel la saaro,waana in…
Madaxweyne Deni oo Caawa ay ku beegnayd 4-sano ka hor doorashadiisii hogaaminta Puntland,waxuu ku dul istaagay arimo door ah khudbad…
Qodobadii kasoo baxay Shirkii Xamar ee Wadatashiga Qaran,ayuu dul istaagay qeexayna mowqifka Dowlada Puntland. “Laba Qodob,ayaanan wax ka saxiixin Warmurtiyeedkii…
Dowlada Puntland waa in ay qaybteeda ka heshaa Hubka Dowlada Fadaraalka loogu deeqay. Waa in ay qaybteeda waydiisataa Puntland Dowlada…
Dowladda Maraykan,ayaa Somaliya ku caawisay $9-Milyan oo ah… 1. Hub 2.Gaadiid 3.Qalab ah. Maraykanka,ayaa sheegay in ay Hubkan Somaliya kula…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Saddex Xidigood ee Caasimadda Garowe oo Hab…
Shirka iyo go’aamada kasoo baxay waa loo baahnaa. Beesha Fiqi-shinni in la xuso waxay muujinaysaa in reer Sool ay diyaar…
Shir ay yeesheen waxgaradka Gobolka Sool ee Magaaalada Laascaanood,ayaa laga soo saaray warsaxaafeed ku saabsan Aayaha Gobolka Sool guriga Garaad…
Gaas Maalin kuma darsan weliba,isagoo ka faa’idaysan kara fursado markaas jiray. Faroole Dastuurka oo la dhamaystiray,ayuu hirgelintisii 5-ta Sano dhex…
Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland,ayaa maalintii 4-aad si habsami leh uga socoto goobaha diiwaangalinta ee Sadexda Gobol Bari,Karkaar iyo…
Ka dib 15 wareeg Codbixin ah oo socotay Shan maalmood,ayaa ugu danbayn Ninka laga soo doorto California Kevin McCarthy loo…
Halkan ka daawo muuqaalka
Buurtinle: 07 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo maanta ku tegay Degmada Buurtinle ee…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Xarfo ee…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Isku xirta deegaanka Xaarxaar iyo Degmada Buurtinle,…
Halkan ka daawo muuqaalka
Diiwaangelinta Codbixiyaasha Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland,ayaa si qurux badan uga socota maalinkii Sadexaad Gobollada Bari,Karkaar iyo Gardafuu. Degmada Waaciye ee…
MADAXWEYNAHA OO XARIGA KA JARAY WADADA LAACDHEERE-RABAABLE OO DHISMAHEEDA LA DHAMEYSTIRAY. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta…
Ina Canbaashe waayihiisii Diiqnimada ee Sool waa soo afjarantay,waxii hada ka danbeeya ugu yaraan waa lala qaybsanayaa. Laascaanood kaligii wax…
Somaliland khalad weyn oo istiraatijad dagaal ah in ay gashay ayay xaqiiqsatay markii ay Ciidamadeeda ka saartay gudaha Magaalada. Muuse…