Ciidanka Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa gacanta ku dhigay saddex doonyood oo sifo sharci darro ah uga Kalluumeysanayay xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas lagu leeyahay dalka Iran, ayna saarnaayeen ilaa 60 shaqaale ah. Hoos ka akhriso War-saxafadeedka kasoo baxay…
TOP HEADLINES
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii ay…
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maalmaha soo socda safar degdeg ah ku tagi doona…
Idil News ayaa baaritaan ku samaysay wararka been abuurka ah ee sheegaya in caasimadda gobolka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar…
Gaalkacyo ayaa muddo sanado ah la dhibtoonaysay Biyo fadhiista qaar kamid ah xaafadaha magaalada iyo…