Ciidanka Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa gacanta ku dhigay saddex doonyood oo sifo sharci darro ah uga Kalluumeysanayay xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas lagu leeyahay dalka Iran, ayna saarnaayeen ilaa 60 shaqaale ah. Hoos ka akhriso War-saxafadeedka kasoo baxay…
TOP HEADLINES
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii ay…
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay wado baaris ay ku sameynayso awoodo ka baxsan…
Ruth Anne Stevens-Klitz, ayaa loo magacaabay kuxigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula…