Author: Jibril Qoobey.

Doorashada Xasan ee Xamar,waxaa lagu tilmaami karaa ( Canjilid doorasho). Xaqiiqdii,waa fursad dahabiya oo uu ka macno tiray Xasan dadka ku dhaqan Muqdisho doorashadan oo waxay noqon kartay mid loo dhan yahay oo laga wasa qaybgalo oo taariikhiya. Hadaba,waxaan isbarbardhigaynaa doorashooyinka ka qabsoomay PL& SL iyo canjilida doorasho ee Xasan kawado Xamar…… 1.Doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwo lagu midaysnaa oo loo dhamaa. 2.Gudiyadii doorasho ee maamulayay doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwa kalsooni kawada haystay mucaaradka,muxaafidka,bulshada rayidka iyo beesha caalamka. 3.Doorashooyinkii SL & PL,waxay ahaayeen kuwo Xisbiyo isku awood ah ay ku tartamayeen. 4.Doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwo Xisbiyadii talada hayay…

Read More

“Dowlada Puntland,waxay uheshay dhaqaale dhismaha Wadada Galkacyo- Goldogob sida uu noo xaqiijiyay sarkaal muhiim ah oo ka mid ah Madaxtooyada PL”. Dhawaan in uu bilaabanayo qiimaynta mashruuca dhismaha Wadadan oo ay maalgelinayso QM,ayuu noo xaqiijiyay sarkaalkaas. Wadadan,ayaa muhiim u ah Dekeda Garacad oo caqabad ay ku tahay Wado xumida taagan.

Read More

“Shiinaha,wuxuu ku eedeeyay Mareykanka in uu isku dayayo fashilinta xiriirka Shiinaha iyo Hindiya oo soo hagaagay”. Shiinaha oo Milleteri ahaan kobcaya,ayaa raba in uu isku balaariyo Koonfurta Aasiya,isagoo Saldhigyo ka qalqaalsanaya Wadamada Bangaladhesh iyo Myanmar,sida lagu sheegay warbixin ay diyaarisay Pentagonka Maraykanka. Shiinaha,ayaa warkan beeniyay,isagoo ku tilmaamay qorshe Maraykanku ku kala fogaynayo iyaga iyo Hindiya. Hindiya,ayay ku tahay khatar toos ah isbalaarinta Shiinaha ee Koonfurta Qaarada Aasiya.

Read More

Waa awood kale oo reer Mudug muujiyeen dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Galkacyo. Wasaaradda Duulista Hawada PL iyo shirkadda Galkayo Development Group (GDG),ayaa kala saxiixday heshiiska. Ganacsato isku tagtay,ayaa qaadatay qandaraas ay ku dhisayaan garoonka oo ku kacaya $30-Milyan…… 1.Waxaa la dhisayaa Dhabaha diyaaraduhu ku ordaan ( Run Way). 2.Waxaa la dhisayaa Terminalka. 3.Waxaa la dhisayaa qaybta kaydka shidaalka. 4.Waxaa la dhisayaa qaybta dabdamiska. 5.Waxaa la dhisayaa Hotel ( Five Star). Dowlada PL,waxay ku amaanan tahay in ay ufududaysay ganacsatada maalgashiga dalka. Heshiiska caawa lala galay ganacsatada,waa isfahan haysta hal sano oo fulin ah. Horay,waxay reer Mudug udhiseen Dekeda Garacad…

Read More

Madaxweynaha wakhtigu gabagabada ka yahay Xasan Shiikh,ayaa heediyay khudbad uu uga hadlay doorashadiisa berri Xamar ka dhacaysa. Dhawr qodob,ayaa la yaab lahaa oo laga dheehan karay hab hadalkiisa….. 1.Somaliya,wuxuu uyaqaan Xamar? 2.Doorasho Qof iyo Cod ah oo laysla ogol yahay oo lagu doortay ilaa heer Madaxweyne waxay ka dhacday dhawr jeer SL. 2.Doorasho Qof iyo Cod ah oo lagu doortay golayaasha deegaanka,waxay ka dhacday PL. 3.Afar Sano kadib Xasan,wuxuu kusoo idlaaday Xaafadiisa iyo jifidiisa in uu Santuuq dhex dhigto. 4.Sida Xasan ugu nool yahay khiyaali oo la yaab leh. 5.Sida uu ugu qanacsan yahay in uu Xamar ka qabanayo doorasho…

Read More

Mucaaradka Muqdisho erayo adag oo loo hakan karo ayay u isticmaaleen diidmada doorashada Xasan Shiikh… 1.Doorasho aan loo marin sharciyad. 2.Gudi doorasho oo aan loo dhamayn. 3.Doorasho Hal Xisbi wada jilayo. 4.Doorasho miisaaniyadeeda halka ay ka imaanayso aan la aqoon oo aan ku jirin miisaaniyada Dowlada. 5.Doorasho habkeeda diiwaangelinta aysan cadayn. 6.Doorasho aan lahayn kormeerayaal dhexdhexaad ah. 8.Doorasho aan haysan aqoonsiga saamilayda siyaasadeed ee Somalida. Dooda mucaaradku ku diideen doorashada Xasan ee Xamar,waa gadmaysaa xaqiiqiyan. Xasan Shiikh Afar Sano kadib markii loo doortay Mw Somaliyed Xaafada Kaaraan,ayuu dhigtay Santuuq uu Beeshiisa cod uga doonayo,halkii ay ahaan lahayd Afar sano kadib…

Read More

Doorasho,waxaa la yiraahdaa mid xor iyo xalaal ah,marka la qiimeeyo Somaliyoo kale oo dal fawdo ahna 80% ,waa la in la helaa aaminaad. Xasan,waxa uu wado,waa… 1.Anaa isla ciyaaraya.2.Anaa salaxday Kubada .3.Guulaystaha iyo guuldaraystuhu,waa aniga.4.Albiitaraha,waa aniga. Beesha caalamku,wax macno ah kama soo qaadin doorashadiisa oo waa xog ogaal. Shacabka Somaliyed,waa iska diideen Kaararkiisii,marka laga soo tago tiro kooban oo Lacag looga iibsaday. Siyaasiyiinta Muqdisho,waxay u arkaan,waxaan soconayn oo aan mudnayn in xataa laga hor tago. Xasan kuma bareejayn karo Denigii ka qabtay 40-ka degmo mar qura doorasho hufan oo laga soo wada qaybgalay. Xasan doorashadiisu,waxba kama duwana sida caadada ah…

Read More

Safiirkiirkan markii horaba wakhti,waa ka dhamaaday oo in uu baxo,ayuu udiyaarsanaa. Caadiyan marka Madaxweyne la doorto Maraykanka,waxaa iscasila dhamaan Safiirada dibada oo idil,markaas,ayuu Madaxweynuhu aqbalaa ama dib uceshaa. Haatan,waxay ubadan tahay in uu soo magacaabi doono safiiro cusub Trump. Siyaasada maamulka Trump ee Somaliya,waxay ku dhisan tahay danta Maraykanka,ayaa mudnaanta leh oo aan la diblomaasiyadayn. Maraykanku,wuxuu qorshaynayaa in uu Berbera usoo raro saldhigiisa Jabuti. Sidoo kale,wuxuu diyaarinayaa in Saldhigiisa Ballidoogle uu usoo raro Bosaso. Dhanka kale ka ilaalinta Shiinaha ee geeska Afrika,wuxuu u adeegsanayaa gacmihiisa Turki iyo Imaaraad. Maraykanku horay,wuxuu ubari taari jiray dowlada dhexe ee Somalida,waase ku hungoobay oo…

Read More

Hawlgalka Midowga Afrika,waxaa la siiyay mudo xileed ilaa Sanadka danbe dhamaadkiisa ah,waxayna ubadan tahay marka wakhtigaa la gaaro in mudo kordhin kale loo samayn doono,maadaama danaha Dowladaha waa weyn weli uu ku xiran yahay. Maraykanka oo ah Deeq bixiyaha ugu balaaran ,wuxuu ku bixiyay taageerida hawlgalka xasilinta midowga Afrika ee Somaliya $ 1.6 Bilyan ilaa maalinkii uu bilowday. Hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya ma’ahan mid mira dhalay,waxaana lagu tilmaami karaa mid faashil ah. Sababaha hawlgalkan ufashilmay,waxaaa laga xusi karaa…….. 1.Dowladaha Ciidamadu ka yimaadaan oo musuq dilooday. 4.Dowladaha waa weyn ee taageera hawlgalkan oo laftigoodu aan rabin in lasoo afmeero. Aussom,waa…

Read More

Xaafiiska siyaasada QM ee Somaliya in la xiro,waxaa riixaya Maraykanka oo raba in Somalida loo madaxbaneeyo siyaasadooda. Balse,waxaa ku diidan midowga Yurub oo hada wada xog ururin ku saabsan siyaasada Somalida,waxayna soo bandhigi doonaan dhawaan,iyadoo xogaha hordhaca ah ee laga helayo xog ururintaas ay sheegayaan in ayba fashilantay siyaasada Somalida. Midowga Yurub,waxay rabaan in mudo kordhin loo sameeyo xaafiiska siyaasada QM oo xataa hadii Maraykanku ka baxo bixinta kharaashaadka Xaafiiskaas ay kaligood maalgeilyaan. Waxyaabaha ugu waa weyn ee loo cuskanayo xiritaanka xaafiiska QM ee Somaliya,waxaa ka mid ah…. B.Iyadoo Somalya xubin ka tahay golaha amaanka in hadana siyaasadeedu aysan madaaxbanaanayn,waa…

Read More

Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka mustaqbalka Somaliyed,waa qodobadii loo baahnaa ee mudnaa xilligan…. 1.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku fashilmay hogaaminta dalka iyo arimihii loo igmaday. 2.Waxaa daaqada laga tuuray Dastuurkii Xasan samaystay. 3.Waxaa lays xasuusiyay mudo xileedka Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraalka ah xilliga uu ku eg yahay. 4.Waxaa lays xasuusiyay mudo xileedka Madaxweyne Xasan xiliga uu ku eg yahay. 5.Waxaa loo sheegay DG KG,Galmudug iyo Hir-shabelle in ay qabtaan doorashadii hay’adahooda dastuuriga ah ee mudo dhaafka noqday. 6.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku tuntay Dastuurka Fadaraalka ah iyo kan Dowlad Goboleedyada. 7.Waxaa Mw Xasan loo qabtay mudo…

Read More

Madaxweyne Faroole qadiyada Great Puntland gorgortan ma geliyo marnaba. Aragtida siyaasadeed ee SL in wax lala qabsado,isagaa horay uqabay,waxaana ku diidanaa dad badan,gadaalse kasoo raacay. Hadalka uu Kismaayo ka jeediyay ma’ahan mid khaldan,sababtoo ah,wuxuu yiri….. “Halkii aan ka sugaynay Somali midowda oo isqaadata,waxaa nooga yimid Somali PL la diriraysa oo kala qaybinaysa sida wixii ka dhacay LC,taasi markay dhacday PL,waa sii fogaatay oo SL ayay ku dhawaatay aragti ahaan”. Macnaha hadalkiisu,waa in reer PL maanta ay dhextaal dood ah..( Ma noqonaa dal madaxbanaan mise mar baan holinaa qaran Somali mideeya raadintiis?. Dooda PL taala,waxaa dhaliyay fogaynta iyo nacaybka reer PL…

Read More

Farmaajo iyo Xasan,ayaa hor istaagay in Somaliya yeelato caasimad la tartanta kuwa caalamka oo sidaa umadaha kale ula fajacaan qurxdeeda. 13-kii sano ee udanbeeyay oo Adis ay horumarka samaynaysay,waxaa talada Villa Somaliya iskaga danbeeyay Xasan iyo Farmaajo,waana khasaariyeen dalka oo dib ayay uceliyeen 20-sano. Subixii Mw Shariif xilka uu ku wareejiyay Mw Xasan rajada soo kabashadu cirkay maraysay dadkuna hami sare ayay lahaayeen… 1.Dalkii oo Dastuur laysla ogol yahay yeeshay.2.Dalkii oo kmg ka baxay.3.Dalkii caasimadiisii oo AS laga saaray.4.Xamar oo ay bilaabatay in layskugu soo laabto. Waxaase ka danbeeyay…. 1.Dastuurkii laysla ogolaa oo lagu tuntay.2.Dalkii oo dib loogu celiyay kaligii…

Read More

Hir-shabelle,KG iyo Galmudug,waa diideen codsigii Xasan ee ahaa in waxuun sadaqo ah ay uga reebaan Lacagaha Kabida ee ay qaateen Laascaanood. Xasan awood uma leh in uu DG Lacagtiis la baxo ama wax ka reebo oo waxaa diidaya Baanka Aduunka. Xisaab khaldan ayay isku darsatay Beesha degta Sool Bari,waxaase ku baryay waa,waase ubaahnayd in ay aragto xaqiiqda ah in aysan xataa dhaqaale ahaan isbixin karin. Sidoo kale beesha degta Sool Bari,waxay ogaatay in aysan jiri karin cid awooda in ay biisho oo Bil walba $ 2-Milyan la dul taagnaan karta. Xaafiiska qurbajoogta ee ka furan LC ma noqon karo Isha…

Read More

Majiraan saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo Xamar uguurtay ee waxaa jira saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo gashay Data Booliska Xamar,kadibna markii la ogaaday xilkii laga qaaday,waxayna kala yihiin…. 1.Talyihii CID Gobolka Mudug.2.Talyihii Saldhiga Warshada Gallayda Galkacyo. Markii hore Xamar,waxay u aadeen Xanuun kadibna,waxay istuseen in ay si qarsoodi ah ugalaan Data Xamar oo Labo mushahaar isku qaataan kan PL iyo kan Xamar,waase laga war helay oo xilkii,ayaa laga qaaday. Markay ogaadeen in xogtoodii baxday ayay ka hordhaceen oo dhalinyarada baraha bulshada qaybta PL uga hawlgasha Xaafiiska Asad Diyaano loo qaybiyay xog been ah oo oranaysa,,( Waa…

Read More

Kulankii khaaska ahaa ee madaxda dib,ayuu ufurmay goordhawayd. Kulankii shalay wax ka danbeeyay majiraan oo xalay dhacay. Kulamada socda,waa kuwo looga xaajoonayo xaalka dalka oo iskugu jira,siyaasada,amniga iyo dhaqaalaha. Dhamaan wararka suuqa yaacaya,waa waxba kama jiraan mana looga hadlin fadhigii shalay. Muhiimada shirkan,waa sidii looga badbaadin lahaa Wadanka khararta uu wajahayo. Dhanka kale,waxaa gacanta lagu hayaa diyaarinta warmurtiyeedka shirka,iyadoo la shaacin doono galabta. Shirka caawa in loo qabto xaflad lagu soo xirayo ayay ubadan tahay 80%.

Read More

Madaxda sare saakay subixii hore say uwada galeen Madaxtooyada JL,waxay kasoo baxeen Duhurkii xilligii Qadada. Arimaha ay kawada hadlayeen,waxay kala ahaayeen…. 1.Xaalka dalka…. B.Siyaasada.T.Dhaqaalaha.J.Amniga. 2.Qaab dhismeedka uu yeelanayo Golaha ay dhisayaan. Ilaa iyo hada majiro,wax qaab dhismeed ah oo ay ku heshiiyeen Odoyaashu,waxayna weli ku guda jiraan qodobka xaalka dalka ee uu hoos imaanayaan siyaasada,amniga iyo dhaqaalaha. Warka suuqa soo galay ee sheegaya in la dhisay golaha oo….. B. Sh.Shariif laga dhigay Gudoomiye.T.Ku xigeen Axmed Madoobe.J.Xoghayaha guud Dhabancad. Waa waxba kama jiraan oo weli lama guda gelin qaab dhismeedka golaha.

Read More

By Abdifatah Abdinur.State Minister of Puntland Presidency By: Abdifatah AbdinurState Minister of the Presidency.Puntland State of Somalia. Introduction:- Somalia stands at a dangerous crossroads. At a time when the country urgently needs unity, institutional trust, and adherence to constitutional order, the Federal Government is pressing forward with an election process it claims is based on the principle of “one person, one vote.” Yet by every constitutional, legal, and democratic measure, the process falls far short of the minimum standards required for credibility. Rather than moving Somalia closer to democratic governance, the model being advanced in Mogadishu risks fracturing the fragile…

Read More

Some tension arose when Donald Trump spoke negatively about Somali , largely because identity is understood and constructed differently across communities. In the United States, race is commonly interpreted through a Black–White framework shaped by the historical legacy of slavery and segregation. Many African Americans are descendants of people who were forcibly brought to the country through slavery and, as a consequence, lost direct connections to specific ancestral homelands, languages, and ethnic identities. In contrast, most Somali migrated to the United States with a clearly defined ethnic identity rooted in a shared language, culture, history, and homeland. This fundamental difference…

Read More

Farmaajo,waxaa shirka ka hor istaagay oo diiday in uu qayb ka noqdo Golaha Mustaqbalka Somaliyed Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Ilaa maalintii ugu danbaysay,waxay ku dadaaleen Deni iyo Axmed in ay ku qanciyaan Labadaas siyaasi kasoo qaybgalka Farmaajo ee shirka,waase lagu guulaysan waayay. Sh.Shariif,waa ogolaaday isagu in Farmaajo yimaado Kismaayo,balse Labada Oday ee Khayre iyo C.C.Warsame,waxay ucuskadeen diidmadooda….. Ugu danbayn Farmaajo,waa laga baajiyay Shirka.

Read More

Ciidanka Booliska Gobolka Mudug saldhigga degmada Goldogob, ayaa gacanta ku soo dhigay Eedeysane Cismaan Maxamuud Cali,oo ku eedeysan inuu degmada Goldogob ku dilay Hooyadiis Marxuumad Xaawo Cabdile Faarax iyo xaaskiisa Marxuumad Farxiyo Maxamed Xirsi. Eedeysanaha ayaa ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awooda u leh. Muwaadin hadii aad lakulanto falal ammniga liddi ku ah la soo xariir 0905500000.

Read More

African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia The Board of Directors of the African Development Fund has approved a grants package worth $23.36 million to bring clean and reliable electricity to the city of Bosaso, Somalia. The Rehabilitation and Expansion of Bosaso Power Grid and Strengthening of Energy Sector Institutions project, funded through the African Development Fund ($9.62 million) and the Transition Support Facility ($13.74 million), will introduce new solar generation, expand the distribution network and install modern meters…

Read More

Kulankii Kismaayo,waa hirgalay,waxaana tagay intii badnayd madaxdii iyo siyaasiyiintii lagu casumay. Mw Deni, Rw hore Khayre, Rw hore Saacid iyo Rw hore Rooble iyo siyaasi C.C.Warsame,waxaana berri kusoo biiraya Mw hore Sh.Shariif. Waxaa kaloo la socday in ka badan 70-xildhibaan iyo Senetero dhawr ah oo heer Fadaraal ah. Sadex Qodob,ayaa looga gol leeyahay kulankan oo kala ah… 1.In la xaqiijiyo sharciyada doorasho ee Madaxweynaha Jubaland. 2.In la dhamaystiro golaha mustaqbalka dalka ee Nayrobi lagu yagleelay. 3.In laga xaajoodo doorashada Fadaraalka ee wakhtigeedu taagan yahay.

Read More

Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somaliyed mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti hogaaminayo,ayaa gaaray Kismaayo. Maqaamkii uu mudnaa,ayaa lagu soo dhaweeyay,waxaana si gaar ah loo dajiyay Qasriga Martida ee JL. Shacabka iyo Maamulka JL,waxay muujiyeen xurmada gaarka ah ee ay uhayaan PL iyo Madaxweynaheeda. Weftiga Mw Deni,waxaa qayb ka ahaa Mw hore Faroole,Wasiiro iyo Xildhibaano. Madaxweyne Deni,wuxuu Geed fadhi uyahay qorshaha badbaadinta Dalka.

Read More

By:-Dahir Mire Jibreel12/13/2025 Executive SummarySomalia is entering a highly dangerous phase in its national security trajectory. Al Shabab has consolidated control over most of south central Somalia, leaving federal and state authorities confined largely to a few major towns. Credible intelligence assessments now warn that Mogadishu itself is effectively surrounded by Al Shabab infiltration networks. At the same time, reports indicate that President Hassan Sheikh Mohamud’s administration—supported diplomatically by Qatar and tolerated by Turkey and the United States—has pursued secretive or indirect negotiations with representatives of Al Shabab.Historical experience from Afghanistan and Somalia itself demonstrates that negotiating with ideologically rigid…

Read More

Xasan iyo AS? Qaraxyadii iyo dilalkii argagixisada AS ka fulin jirtay Xamar,hoos ayay udhaceen,waxaana sababay isfahan dhexmaray Xasan iyo AS. Waxay ku heshiiyeen dhawr qodob oo kala ah… 1.In AS loo ogolaado dhaqdhaqaaq furan. 2.In AS loo ogolaado qaadista canshuurtooda. 4.In AS loo ogolaado safaradooda si aan ciriiri lahayn. Dhanka AS,waxaa laga rabaa….. B.In ay door ka qaataan kusii fadhiga Kursiga ee Xasan Shiikh. T.In ay fududeeyaan arimaha Xasan baritaarka unoqon kara sida amniga Muqdisho. Heshiiskaas,waa ka fulay Labada dhinac 100% .

Read More

Xogta dhabta ah ee Farmaajo ku yimid Xamar,waxay tahay … 1.Dalka,waxaa keenay Xasan Shiikh oo casumay. 2.Waxaa kusoo dhaweeyay kooxda Xasan Shiikh? 3.Waxaa booqda kooxda Xasan oo usoo sheekaysa? 4.Waxaa la siiyaa biilkiisii Madaxweyne oo dhan $40-kun bishii. Xasan Laba hadaf,ayuu kalahaa soo dhaweynta Farmaajo….. B.In loo arko Nin aan kaligii talye ahayn oo aan cuqdad qabin,qabiili aan ahayn oo dimuqraadiya. T.In Farmaajo oo Madaxweyne soo noqday kana soo jeeda beel aan ahayn tan Xasan uu ka mid noqdo siyaasiyiinta Xasan aan ka didsanayn. Farmaajo,wuxuu ku dhex watay imaanshaha Xamar….. B.In uu helo meel uu olalihiisa ku muujiyo. T.In uu…

Read More

Yemen,waxay ukala jabtay Labo Wadan. Sudan,waxay ukala jabtay Laba Dowladood. Libiya,waxay ukala jabtay Laba Dowladood. Iraq,waxaa gaar ka ah Kurdiyiinta. Siiriya,waxay ukala xiran tahay quwado dibada ah. Somaliya oo aan lahayn dowlad ay ku midaysan tahay,waxay kala noqon kartaa Sadex Dowladood. Aragtidaas,waxaa dhiirigelin u ah Shaqada Xasan Shiikh hayo. PL hadii lagu kala tago qarankii ay nafta uhurtay soo kabashadiisa,waxba kama khaldamayaan. Xisaabtu,waa ufadhidaa Puntland oo waxaaba la oran karaa,waa ay ugu badisaa in ay hesho Dowlad ugaar ah oo madaxbanaan.

Read More

Ciidamada PMPF Puntland ayaa gacanta ku dhigay Doon sidday buddooyinka laga sameeyo qaraxyada oo maraysay xeebta Eyl, iyo Dadkii wadday oo labo kamid ah ay yihiin Yemeniyiin, halka 5 kalena ay yihiin Soomaali, sidda lagu sheegay qoraal kasoo baxay Taliska ciidamada PMPF. “Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda ee degmada Eyl ayaa gacanta ku dhigay Doon siddey Budooyinka laga samee qaraxyada, kuwaas oo isugu jira noocyo kala duwan oo lagu farsameeyo jaadadka qaraxyada waxyeelada ba’an-geysta.” “Doonta iyo Dadka saarnaa oo gaarayey 7 ruux oo 2 ka mid ah yihiin Yamani, 5-ta kalena Soomaali ayaa dhammaantood…

Read More

Dowladda Mareykanka,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la joojiyay Barnaamijka Magangalyada Ku-Meel-Gaarka ah (TPS) ee loo oggolaa muwaadiniinta Itoobiya ee ku nool dalka Mareykanka. Go’aankan,waxaa shaacisay xoghayaha amniga gudaha ee Mareykanka, Kristi Noem, waxaana maanta lagu daabacay diiwaanka rasmiga ah ee dowladda (Federal Register). Wasaaradda Amniga Gudaha (DHS),ayaa sheegtay in kadib qiimeyn ay sameysay, ay ku qanacday in xaaladda amni iyo tan bani’aadannimo ee Itoobiya ay hagaagtay, isla markaana aysan hadda buuxin shuruudihii lagu siin jiray TPS, oo horay loo dejiyay sababo la xiriiray dagaallo hubeysan iyo dhibaatooyin bani’aadannimo oo baahsan. TPS-ka Itoobiya,ayaa markii ugu horreysay la bixiyay December…

Read More

Dagaalkii 3-Aad ee Aduunku in uu dhaco,ayaa qarka loo saaran yahay hadaan xal la helin deg-deg ah. Dagaalkii Ukrain iyo Ruushku weli,waa sii socdaa,waana soo afjarmi waayay. Qorshii nabada ee ugu danbeeyay oo Maraykanku keenay,waa ka gadmi waayay Ruushka iyo waliba Ukrain. Qodobka ugu adag ee laysku mari la’a yahay,waa Dhulka Ukrain ee ku jira Gacanta Ruushka oo Maraykanku soo jeediyay in laga dhigo Dhul ka caagan Ciidamada. Ruushku ma ogola taas,si lamid ah Ukrain ma rabto oo waxay soo jeedisay in Afti laga qaado dadka degan Dhulkaas. Trump oo ballanqaadkiisii xilligii doorashada uu ahaa in uu soo afjarayo dagaalka…

Read More

Go’doominta Maraykanka ee Venezuela,waa mid ku salaysan ka hor tagida kobaca Shiinaha,gaar ahaan Laatiin America. Shiinuhu,wuxuu lagalay Venezuela heshiis ganacsi oo balaaran,isagoo daymiyay Lacag dhan $5-Bilyan,inkastoo uu ku khasaaray oo Venezuela awoodi wayday in ay iska bixiso,iyadoo Venezuela ay bilowday in ay ku bixiso Saliideeda. Sidoo kale Shiinuhu,wuxuu soo galay in ka badan 10 Wadan oo Laatiinka ah,isagoo la saxiixday ganacsi xor ah. Wadamadaas,waxaa ku jiray,Argentina,Columbia,Chili Urugway,Peru iyo Panama. Maamulkii Mw Biden,ayaa ku sasay saamaynta Shiinaha ee Laatiinka oo gaartay in Shiinuhu qabto Shirweyne maalgashi gaaraya $9-Bilyan oo uu galinayo Laatiin Ameica. Wax badan kama qaban maamulkii Biden soo gelidii…

Read More

Xasan,wuxuu isku dayayaa in uu kusii fadhiyo Kursiga Wado walba uu umari karo. Gudaha Xamar,wuxuu ka shaqeeyay Hal shaqo oo ah….. 1.Iibinta Dhulka Dowlada oo uu ka helay Sadex faa’ido oo kala ah….. B. AS oo 60% Dhulka iibsaday,taasoo isku xirtay isaga iyo AS. T. Lacagtii Xamar taalay ee cadaanka ahayd oo 70% gacantiisa gashay. J.Ganacsatadii oo ku khasbanaatay in ay kala shaqeeyaan kusii fadhiga Kursiga. Xasan oo fursadahaas ka faa’idaysanaya,ayaa ganacsatada hordhigay Laba Qodob oo kala ah….. B.In ay ka dhiciyaan siyaasiyiinta beeshiisa ah ee wax ku haysta oo ugu yaraan ay ka gadaan( Noo daaya Ninkan Laba Sano…

Read More

Waxaan joognaa December 2027,waa sanad iyo bar kadib mudo xileedkii sharciga ahaa ee Mw fadaraalka iyo mudo xileedkii Mw Deni ee PL uu ka harsan yahay Sanad iyo Bar. Waxaan saa uleeyahay Mw Deni,waa Madaxweynaha badalaya Xasan Shiikh 90%,marka laga tusaale qaato…. B.Sida uu u abaabulan yahay.T.Dhaqaalaha uu heli karo.J.Xildhibaanada uu lasoo bixi karo.X.Isbahaysiyada la shaqaynaya.J.Taageerada caalamka ee uu haysto.X.Qanacsanaanta Shacabka Somaliyed ee ah in uu yahay hogaamiye wax badali kara oo waaqiciya. Yaa wax ku haysta? Gudaha PL,waxaa wax ku haysta Rag uu ka taageero badan yahay,ka karti badan yahay,ka dhaqaale fiican yahay,kana fursad sareeyo. Raggan waxa ugu weyn…

Read More

By: Mohamed Abdirahman (Dhabancad). Introduction Since the year 2016, the Federal Government of Somalia in support with International Financial Institutions and Governments has carried out relentless efforts in achieving debt relief from the international Creditors. After multi-intentional processes, the World Bank Group and the International Monetary Fund had on December 2023 announced that Somalia has completed the necessary conditions and requirements to qualify at the completion point for HIPC Process. On March 2024, a number of Creditors, mainly the Paris Club had decided to relieve the debts, whereas some other creditors were also ready to voluntarily follow the suit. Benchmarks…

Read More

Jabuti in Maraykanku kasoo guuro oo usoo guuro Berbera,waa go’aansaday,waxayse qaadanaysaa soo guuridu ilaa 5-sano oo si tartiib tartiib ah udhacaysa. Sababaha uu usoo guurayo,waxaa ugu weyn Maraykanku saamaynta saldhigyada Shiinaha ee Jabuti. Berbera,waa meel muhiim ah oo uu ka ilaalin karo Yemen ilaa Bariga dhexe oo idil. Sidoo kale Bosaso,waa meel kale oo muhiim ah,waxaana uqorshaysan Maraykanka in uu usoo raro Saldhiga Ballidoogle ee diyaaradaha wax garaaca iyo hawlgallada lagula diriro AS iyo Daacish. Waxaa kaloo uu ka ilaalin karaa Marinada muhiimka ah,walise go’aanka soo rarida saldhiga Balidoogle ma go’aansan. Saldhiga Ballidoogle muhiimad weyn uma leh Maraykanka xilligan sida…

Read More

Saddex Nin oo ka tirsan Daacish,ayaa galabta la dilay, hal maxbuusna waa la qabtay, kadib hawlgal culus oo ay fuliyeen Ciidanka Puntland. Kooxdan,ayaa habeenimadii xalay 5 Rati ka kaxaystay reer miyi ku nool Isha Curaar. Dagaal kooban kadib Ciidamadu,waxay ku guuleysteen in ay soo furtaan Awrtii laga dhacay reer miyiga,iyagoo mid ka mid ah argagixisada gacanta ku dhigay,halka midna uu ka baxsaday. Intii hawlgalku socday waxaa ciidanka Puntland kaga dhintay hal Askari, halka mid kale uu dhaawac fudud soo gaaray.

Read More

Warbixin lagu qoray Wargeyska caalamiga ah ee Daily Mail ee kasoo baxa UK,ayaa lagu sheegay in hogaamiyaha baxsadka ah ee argagixisada Daacishta Somaliya Muumin Afar Caruur ah oo Labo bahood kala ah ay ujoogaan London. Wiil iyo Labo Gabdhood oo bah ah iyo Gabar curadiisa oo bah kale ah. UK ayay wax ku bartaan kana shaqaystaan oo degan yihiin Xaasaskiisu. Calmiskaad,ayuu dagaal ka hurinayaa uu ku barikicinayo Shacabka Puntland,isagoo Qoysaskiisii ay haystaan Nolol iyo Nabad. Su’aalaha uswaydiinta mudan,waxay yihiin…. Gaalada usoo aaday Calmiskaad ee aan London joogin maxay tahay? Jihaadku ma Calmiskaad kaliya,ayuu ku waajibayaa? Haday dhab ka tahay Jihaadka…

Read More

Xasan Ataar,waa xubin argagixisada Daacish ah oo lagu qabtay hawlgalka Buuraha Calmiskaad. Wargeyska caalamiga ah ee The Times oo dhawaan Wariyayaal ka socda ay soo gaareen Puntland,ayaa waraysi la yeeshay Xasan oo hada ku xiran mid ka mid ah Xabsiyada PL. Qodobada Waraysiga ugu muhiimsan…. 1.Taariikh nololeedkiisa? 2.Turkiga iyo Xagjireynta kusii Xoogaysanaya? 3.Imaanshihiisii Puntland?. 4.Tababarkiisa Daacish? 5 Howlgallada? 6.Xassan Ataar. 7.Aragtidiisa iyo digniin u bixiyey? 8.Maxkamadeyntiisa? 9.Casharrada Laga Baran karo Hawgalka Hilaac?. Waraysigan oo muhiim ah hoos ka daawo…

Read More

Horudhac Dadaalo inta badan soo bilowday 2016 ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dowlado iyo hay’ado caalami ah waxay baadi goob u gashay sidii deymaha gaboobay looga cafin lahaa Dalka Soomaaliya. Kadib dadaalo ujoodooyin badan ahaa, Bishii December 2023 ayaa Bangiga Adduunka (World Bank Group) iyo Sanduuqa lacagta Adduunka (IMF) ku dhawaaqeen in Soomaaliya ay dhammeystirtay shuruudihii laga rabay si deynta looga cafiyo (Completion Point). Ku dhawaaqista in la dhammeystiray shuruudihii laga rabay si deynta loo cafiyo ayaa horseeday in Bishii Maarso 2024 ay wadamo badan, gaar ahaan kuwa Paris Club ku dhawaaqaan in ay cafiyeen inta badan deyntii ay…

Read More

Meel ka mid ah Somaliya in Shidaal laga dilaaciyo,waxay qaadanaysaa hadii si sax ah wax usocdaan 9-10 Sano oo kadib. Haatan Turkigu,wixii uu kusoo arkay Baloogyadii uu baaray,ayuu soo bandhigayaa bishan 15-keeda. Markaas kadib,ayaa loo hawlgalayaa in Afka Baloogaas la raadiyo oo la dalooliyo,kadibna laga soo qaado tijaabo xaqiijisa kaydka Shidaal ee ku jira noociisa iyo in uu iib geli karo. Kadib marka la xaqiijiyo in kaydka la helay uu yahay mid iibgeli kara,ayaa loo raadinayaa Shirkado maalgeliya. Haduu noqon waayo kaydka shidaal ee la xaqiijiyay mid iibgeli kara,halkaas,ayaa looga tagayaa. Baloogyada Badda ee Galmudug ilaa JL,waxay dhan yihiin 66-Baloog,halka…

Read More

Xaafadahan casriga ah,waxay kor usii qaadayaan qiimaha magaaladan muhiimka u ah Puntland. Garowe,waxaan ka rabnay xarun siyaasadeed kooban qurxoon,nadiif ah oo amni ah oo haldoorku ku urursan yahay,wayna noqotay sida(Washington). Halka Bosaso iyo Galkacyo ay noo yihiin xarumo ganacsi iyo bulshooyin kala duwan. Habka ay unool yihiin bulshada Puntland ee ah in aysan hal magaalo kusoo ururin way ka fiican tahay,habka ay unool yihiin Somalida kale ee magaalada kaliya lagu ururo. Haatan,waxaa dhismay magaalooyin kala leh heerar kala duwan……… 1.Bosaso,Galkacyo iyo Garowe,waa heerka (A),waxayna Sadexdaas magaalo leeyihiin…. B.Sadex garoon diyaaradeed oo heerka Somaliya marka lagu qiimeeyo sareeyaa. T.Sadex Hotel oo…

Read More

Ku dhawaad $3-Milyan,ayaa ku baxay dhismaha Hotelkan oo ah (Caduun Hotel Galkacyo). Qaybtiisa 1-Aad,waxaa laga dhisay Caasimada siyaasada PL Garowe. Galkacyo macno gaar ah,ayuu uleeyahay dhismaha Hotelkan….. 1.Waa shaqo abuur.2.Waa dhiirigelin maalgashi.3.Waa fursad ganacsi.4.Waa xoojin amni.5.Waa dhiirigelin shacab.6.Waa abuurid Il Canshuureed.7.Waa muujin lahaansho. Ganacsadaha maalgashtay Hotelkan,waa ka faa’idayaa… B.Qaybta jiifka,waa ka faa’idayaa.T.Qaybta Cuntada,waa ka faa’idayaa.J.Qaybta Xafladaha,Shirarka iyo Aroosyada,waa ka faa’idayaa. Galkacyo,waa magaalo weyn oo ku taal meel muhiim ah kuna wanaagsan ganacsiga in la maalgashtana ay tahay fursad weyn. In ka badan 25-Hotel,ayaa ku yaal Galkacyo marka laga reebo Laba Hotel intooda kale,waxaa lagu tilmaami karaa Dudumooyin. Ganacsadaha Caduun Hotel…

Read More

𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 6 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟐𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga oo ahaa u yeeridda Golaha Garsoorka Puntland ayaa qaar kamid ah xildhibannada Golaha Wakiilladu ay soo jeediyeen in dib loo celiyo la xisaabtanka Garsoorka, maadama ay kala maqan yihiin Guddiga Maamulka Sare ee Garsoorka, waxayna xildhibaannada Goluhu soo jeediyeen in garsoorka oo dhammaystiran ay golaha horyimaadaan. Intaas kadib, waxaa cod loo qaatay soojeedinta xildhibaannada, waxaana…

Read More

AS in uu Xasan hor fariisto weli Maraykanku ma fasixin. Bishan 15-keeda ayay AS Madaxdiisu qabsatay jawaabta ugu danbaysa ee laga sugayo in ay soo gudbinayaan,waxaana usocda Shirar dhexdooda,iyadoo kala qaybsanaan ay ka dhex jirto. Jawaabta AS laga rabo,waa Labo mid…. B. In ay cadeeyeen in aysan qayb ka ahayn argagixisada caalamiga ah,kadibna loo furo Albaab ay ku saxmaan oo lala xaajoodo. T. In ay diidaan oo udiyaar garoobaan guluf la mid ah kii lagu qaaday Daacish. Weli arinku Gacmaha Maraykanka,ayuu ku jiraa,waxaana shaqada wada Turkiga iyo Qatar. Tagida Xasan ee Qadar,waa shaxaad iyo ka qaybgal Shir halkaas ka dhacaya.

Read More

Firdhiye,waxaa uyeeray Timacade iyo Cali Xoosh oo ku yiri ..(Imow haday wada joogaan Ragiii aad casuumada gacanta uga dhiibtide). Ma jirin cid soo dhawaysay oo garoonka ugu tagtay ama xustay ama casuntay. Sidoo kale kulankii usocday Xasan iyo Sadexda Dowlad Goboleed xataa salaan in uu ugu tago,waa loo diiday. Si gaar gaar ahna,waa ka cudurdaarteen in ay ula kulmaan,waxayna ka diideen casuumaadihii caleema saarka uu mudada sugayay. Guudlaawe iyo Laftagareen,waxay si cad ugu yiraahdeen( Maqaamkee kuugu nimaanaa? Qoor-qoor oo uu ka codsaday in uu Dhuusamareeb ugu tago,waa ka diiday oo wuxuu ugu jawaabay (hada diyaar ma ahi). Xasan,isagoo jooga Xamar,ayuu…

Read More

Waxaa la ogyahay in dhulal badan oo shacabka ka dhexeeyey la iibiyey ama si aan caddaalad ahayn looga raray dadkii deggenaa. Qaar ka mid ah dhulalkaas oo loo adeegsaday si aan waafaqsanayn danaha guud ee dalka waa kuwan: 1.Dhulkii Warshadda Baastada 14 . Dhulkii Nabad-sugidda 24 . Dhulkii Warshadda Isgaarsiinta Haddii aad u aragto in dhulka Danta Guud ee aad xuquuqda u lahayd ay dowladdu si aan sharci ahayn u maamushay, waxaa kuu furan inaad xuquuqdaada ku raadiso marin sharci ah.

Read More

Dimuqraadigu si fudud ayay uqaawiyeen Jamhuuriga oo hogaamiyahoodii Kursiga ku fadhiyay,waxay ku hor ceebeeyeen caalamka. Waxay tuseen shacabka Maraykanka iyo caalamka kalaba in uu Trump maran yahay. Natiijada dagaalka ka dhex socda Xisbiyada Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga,waxaa laga arki doonaa doorashada soo socota. Somali ahaan Trump magac weyn,ayuu noo sameeyay marka laga soo tago Akhlaaqxumadiisa qaawan oo dadka inta aragtida gaaban uriyaaqayso. Sidoo kale Ilhaan,waxay taariikhda ku gashay Gabadhii la goos goosatay Madaxweyne Maraykan ah oo Kursiga ku fadhiya. Jamhuurigu,waxay is lahaayeen dadka cadaanka ah codkooda ku hela cunsuriyada ay muujinayeen,waase la rogmatay sida muuqata.

Read More

Hawgalka ICE,ayaa ka bilowday Minnisota,iyagoo bartilmaameedsanaya Somalida aan sharciga lahayn. Somalida aan sharciga lahayn ee Minisota,waxay sameeyeen khaladaad waa weyn oo ay ka mid tahay….. 1.Iyagoo si weyn uga soo muuqday Baraha Bulshada. 2.Iyagoo qayb ka noqday olalihii doorashada golayaasha deegaanka. Waxaa la oran karaa guuxooda ayay ka dheereeyeen mana ku darin caqli hab dhaqankooda,waana midaas mida sahashay in Trump iyo kooxdiisa ujeedada gaarka ah leh ay fursad ka helaan.

Read More

A new Immigration and Customs Enforcement operation in Minneapolis and St. Paul, Minnesota, will target undocumented Somali immigrants, a federal official told CNN on Tuesday, as the president has ramped up attacks against the community in recent days. The New York Times, which cited documents and an official who spoke anonymously, was first to report the operation in Minneapolis. The latest federal immigration effort comes as President Donald Trump ended his Cabinet meeting on Tuesday by asserting he does not want Somali immigrants in the United States, referring to them as “garbage” who should “go back to where they came from.” “I…

Read More

Indhaha Shacabka iyo maamulka Maraykanka,ayaa lagu soo jiheeyay Somalida ku nool gudaha iyo kuwa dalkiiba. Laba baaris,ayaa hada ku socota oo kala ah…. 1.Dadkii lunsaday Lacagtii taageerida danyarta Minisota. 2.Lacagaha loo diro Somaliya. Baaristaas kadib,waxaa soo bixi kara talaabooyin Somalida caqabad ku noqon kara oo waxaa dhici karta….. B.In la mamnuuco Xawaaladaha. T.In Lacagihii horay Xawaaladuhu udireen laga daba tago Magacyadii lagu diray,taasoo si fudud looga dhex heli karo khaladaad lagu maxkamadayn karo masuuliyiinta xawaaladaha. J.In Qofka Somaliga ah calaamad su’aal gaar ah la saaro isaga iyo mashruucuu wato. X.In nacayb,sumcad xumo iyo fogayn Somalidu la kulanto. Kh.In gelida siyaasada…

Read More

Rewards for Justice is offering a reward of up to $3 million for information on Yasin Kilwe, a regional leader of al-Shabaab, a U.S.-designated Foreign Terrorist Organization (FTO). Also known as Yasin Usman Kilwe and Yasin Khalid Osman, Kilwe is al-Shabaab’s emir for Puntland in northern Somalia and has been accused of planning attacks targeting Puntland officials. Prior to joining al-Shabaab, Kilwe was the leader of a local militia in the Galgala Hills of northern Somalia. The militia reportedly seized territory in the Hills and launched a deadly attack against a local military base. In 2012, Kilwe’s militia formally joined…

Read More

Oday Trump sida muuqata,wuxuu khatar ku yahay hogaaminta dadka cadaanka ah ee caalamka iyo doorkooda curadnimo ee bulshada aduunka. Aragti gaaban oo cunsurinimo oo nacayb dad gaar ah xanbaarsan,ayuu la shir yimid Madaxweynihii Maraykanka caalamka hormuudka u ahaa. Waxay iskala weynaayeen oo ay ka xishoon jireen in ay banaanka lasoo istaagaan madaxda reer Galbeedka,ayuu la soo taagan yahay. Somalida iyo dalkooda Somaliya ee hooseeya suu sheegay Trump muxuu ugu mashquulshay,isagoo quwadiii caalamka hogaaminaya? Saw suuq uma samaynayo dadkaas baaba ah oo lama mid dhigayo Wadamada Maraykanku la goos-goosto? Xisbiga Dimuqraadigu,waxay ku ciyaarsiiyeen Ilhaan,iyagoo uga gol leh in ay muujiyaan caqli…

Read More

Taliska Africom,ayaa war kasoo saaray socdaalkii Talyaha Guud ee Africom iyo weftiga la socday ay ku mareen Geeska Afrika. Waxaa lagu yiri nuxurka warsaxaafadeedka kasoo baxay Taliska….. “Talyaha guud lugtiisii ugu horaysay,wuxuu ku maray Itoobiya oo kula kulmay Rw Abiy iyo Talyaha Ciidamada Burhanu Jula. Wuxuu ku xijiyay SL oo kula kulmay Mw Cirro,Talyaha Ciidamada SL iyo saraakiil kale. Ugu danbayn,wuxuu safarkiisii kusoo afmeeray Puntland oo uu kula kulmay M xigeenka PL Lugatoor,Talyaha Ciidamada Aadan Cabdi Xaashi iyo saraakiil kale. Socdaalka ujeedadiisa ugu muhiimsan,waxay daarnayd xoojinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Daacish.m”. Maraykanku,wuxuu si weyn ubogaadiyay PL iyo…

Read More

Markale,ayaa Maraykanku soo cusboonaysiiyay Lacagta $3-da Milayn ah ee uu dulsaaray Madaxa argagixisada AS ee Buurta Calmadow Yaasiin Kilwe. “Rewards for Justice is offering a reward of up to $3 million for information on Yasin Kilwe, a regional leader of al-Shabaab, a U.S.-designated Foreign Terrorist Organization (FTO). Also known as Yasin Usman Kilwe and Yasin Khalid Osman, Kilwe is al-Shabaab’s emir for Puntland in northern Somalia and has been accused of planning attacks targeting Puntland officials”. Calmiskaad kadib,waxaa PL iqorshaysan in ay ku dhaqaaqdo hawlgalka sifaynta argagixisada ee Buurta Calmadow. Yaasiin Kilwe madaxa argagixisada AS ee Calmadow,waxaa qorshaysan nolol ama…

Read More

Safarka Safiirka Safaarada Maraykanka ee Somaliya uu ku tagay Kismaayo,wuxuu daarnaa Laba Qodob oo kala ahaa….. 1.Dhiirigelinta Ciidamada JL oo qarka usaaran in ay Jamaame ka saaraan AS. 2.Siyaasada iyo doorashada 2026. Dhanka Ciidamada Safiirku,wuxuu bogaadiyay Ciidamada JL,wuxuuna ballan qaaday in ay xoojinayaan hawlgallada Cirka ee ay ku taageerayaan hawlgalka socda. Dhanka siyaasada Safiirku,wuxuu ku booriyay Mw Axmed Somalidu in ay ka heshiiso khilaafaadka dhexyaal. Si gaar ah Safiirku,wuxuu fariin ka siday Xasan Shiikh oo ka hor intuusan kasoo bixin Muqdisho ay Taleefoonka kuwada hadleen,taasoo ah in uu diyaar uyahay wadahadal. Mw Axmed,waa soo dhaweeyay fariintaas,wuxuuna usheegay Safiirka in uusan…

Read More

Gen. Dagvin Anderson, the Commander of U.S. Africa Command, completed the first leg of a series of high-level visits to Ethiopia and to Somalia’s member states of Somaliland and Puntland. His message remained clear: the United States supports maximum pressure on ISIS, al-Shabaab, and other violent terrorist organizations, aligned with President Trump’s priorities and Secretary of War Hegseth’s guidance to protect the U.S. homeland. “The whole reason I came here is because we have shared threats,” Anderson said. “I’m not new to this region; I understand what the issues are, and we’re here to help empower our African partners to…

Read More

Kismaayo,waxaa ka dhacaya Bishan 10-15-keeda Shirweyne Somaliyed oo looga arinsanayo badbaadada dalka. Shirkan,waxaa ka qaybgalaya qaybaha bulshada Somaliyed. Ujeedka ugu weyn ee Shirkan,waa in la helo hab looga gudbo xilligan adag iyo khilaafka jira oo ay ugu horeeyaan…… 1.Nidaam doorasho oo laysla ogol yahay. 2.Hadii la waayo nidaam laysla ogol yahay in lasii diyaariyo xalka la qaadan karo? 3 In la mideeyo codadka utaagan badbaadinta dalka? Waa Shir muhiimad weyn leh oo sababaya in uu furo Albaab badbaado Somaliyed oo caalamku la jaanqaadi karo. Mw Deni,wuxuu qayb ka yahay Madaxda ka qaybgalaysa Shirkaas.

Read More