Ninka ay wada hadleen Maraykanka,waa Afhayeenka Baarlamaanka Iran Maxamad Baghar Galibaf. Dhexdhexaadinta,waxaa galay Dowladaha Pakistaan iyo Turkiga. La xaajoodka Ninkan,waxay…
Browsing: Puntland
Shuruudaha 15-ka qodob ka koobanbee Wadaadada loo gudbiyay,waxaa ka mid ah….. 6.Yuraaniyamka ay hada gacanta kuhayaan oo ay ku wareejiyaan…
Waxaa dib loo dhigay mudo Cisho weeraradii Xarumaha Tamarta Iran,waxaana fursad la siiyay wada xaajood si hoose usocday Labadii maalmood…
Halkan ka akhriso:-
Madaxweyne Laftagareen,waxaa uharay in uu qabto doorasho xor iyo xalaal ah oo uwada furan dhamaan musharaxiinta. Dastuurkii Fadaraalka doorkii kaga…
60% Saliida uu isticaamlo Shiinuhu,waxay ka timaadaa Iran. Sidoo kale 3i% awooda Korontada uu ka dhaliyo,waxay ka tmaadaa Iran. Wuxuu…
Saamaynta Dhaqaalaha aduunka ee dagaalka lagu hayo Wadaadada xagjiriinta ee afduubka uhaysta Shacabka ilbaxda ah ee Iran. Dagaalkan sida uu…
8000-Askari oo ka mid ah Ciidamada Badda Maraykanka ,kuwooda ugu awooda badan,ayaa loo daabulay Bariga Dhexe. Sidoo kale diyaaradaha dagaalka…
Roobkii Guga,wuxuu ku curtay bilow wanaagsan,waana wax lagu farxo. Somalidu si weyn ayay ugu baahi qabtay Roobkan oo wuxuu da’ayaa…
Todobaadkii Sadexaad,ayaa soo idlaaday,waxaana la galay kii Afraad hawlgalka burburinta saldanada Wadaada xagjiriinta ah ee afduubka u haysta shacabka ilbaxda…
Gabadha Rw ka ah Japan booqashadeedii Aqalka-cad, ayay Warbaahinta caalamku falanqaysay. Waxaa laysku waafaqay in ay ahayd hogaamiyihii ugu horeeyay…
Ciidamada Israa’iil 5-saac ka hor ayay xaqiijiyeen geerida Lararanjaani iyo xubnaha kale. Laaranjaani,wuxuu ahaa hogaamiyaha saxda ah ee hogaaminayay Iran.…
Xasan,wax walba oo uu ku hor istaagi karo imaanshaha Baydhabo ee Laftagareen,waa isku dayay oo Ciidamada Itoobiyaanka ee jooga Baydhabo…
In Laftagareen tago Baydhabo,waxay diraysaa fariin Xasan Shiikh qalbi jab siyaasadeed ku ah. Masoo marin Xamar sidii caadada u ahayd,isla…
Waa bilow wanaagsan talaabada ay qaaday Dowlada KG…. 1.Waxay kusoo ceshanaysaa Dastuurkeedii ay Gacanta ugelisay Xasan Shiikh. 2.Waxay bilow utahay…
Sida muuqata hoos,ayay usii sodaan weerarada ka imaanaya Wadaada Iran,waxaana kasii dhamaaanaya Gantaalada iyo Drons-ka. Dagaalku hadii uu sii socdo…
Xilligan,wuxuu aduunku baahi uqabaa Wadan qaadan kara door dhexdhexaadin oo kalsooni ka haysta Labada dhinac Maraykanka/Israa’iil iyo Wadaada Iran. Putin,waa…
Saamaynta uu ku yeeshay dagaalka Iran dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Dekeda Bosaso,ayaa aad kooban ilaa iyo hada. Hadaba… Dekeda Bosaso,ayaa ku…
Jawaabtu,waa maya maleh. Dastuurka,waa mid Somalilyed oo ay diyaarisay Dowladii Mw Shariif oo kasoo jeeda Beesha Hawiyr,ayna qoreen khuburo Somaliyed…
30 Markab oo kuwa dagaalka ah,ayaa Iran laga gubay 6-dii maalmood ee dagaalku socday. 1300 oo iskugu jira Ciidan iyo…
Mid ka mid ah ujeedooyinka loo badalayay Dastuurka,waa midan oo ah mudo kororsi. Caawa,waxaa si cad ugu dhawaaqay Aadan Madoobe…
Todobaad ka hor,waxay ahaayeen danbiilayaal aad looga diidan yahay Dhulka Uduga Xildhibaanadan iyo Seneteradan qaybtood. Maanta,waa halyeeyo loo kacay oo…
Majirin Hal Beel,Hal Deegaan iyo Hal siyaasi oo xiligaas ka hor yimid Dastuurka samayntiisii. Hadalka ah..” Dastuurka Faroole”,waa mid ujeedo…
Dastuurka Soomaaliya ku meel gaarka ah isla mabda’aas wada-oggolka ah ayuu ku dhisan yahay. Cutubka 15aad (Qodobbada 132–137) waxaa ku…
Garoowe : 04 March 2026: Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay siweyn u cambaareynaysaa weerarka saaka (03:00am) Dowladda Federaalka Soomaaliya ku…
Trump,wuxuu si adag ugu dhaliilay Rw UK Sadex qodob oo kala ah…. 1.Hawlgalka Iran in uusan qayb ka noqon.2.Siyaasadiisa socdaalka.3.Siyaasadiisa…
War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026) iyo Liiska Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS Ku Metela Dowladda Puntland ee qaadacay,…
Villa Somaliya,ayaa ku amartay in dib loo soo celiyo diyaarad sidday qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka,kuwaas oo deegaan…
Ku: Xubnaha Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kumetala Dowladda Puntland Ujeeddo: Casumaad Shir Wadatashi Xildhibaanada sharafta leh, Iyadoo…
Sidii la filayay Iran,waxay weeraro jawaab u ah weerarada Maraykanka-Israa’iil ku qaaday Afar Wadan oo Carbeed iyo Israa’iil oo kala…
Hal Qof oo shacab ah,ayaa ku naf waayay Gantaalada Iran ay ku tuurtay Imaraadka Carabta. Sidoo kale,waxaa jira khasaare burbur…
Weerar hordhac u ah hawlgalka balaaran ee Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Wadaada Iran,ayay qaadeen Ciidamada Israa’iil. Marka…
Maraykanka iyo Israa’iil,ayaa la sadaalinayaa in ay bilaabaan dagaalka ka dhanka ah Iran 48-saac gudahood. Mareykanka,ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa inay…
Khudbadii Jamhuuriyada,ayuu jeediyay Madaxweyne Deni,wuxuuna buuxiyay doorkii Madaxweynaha Qaranka,isagoo muujiyay awood iyo in uu yahay hogaamiye hogaamin kara Wadanka. Khudbadan,waa…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed,ayaa ku dhawaaqay gogol wadatashi Qaran ah si dalka looga badbaadiyo firaaq dastuuriga ah marka la gaaro 14-ka…
Waxaan daawaday maalin dhawayd xil wareejin ka dhacday Wakaalada Biyaha Hargaysa. Arimaha isoo jiitay,waxaa ka mid ahaa Qalabka la wareejiyay…
Garoonka diyaaradaha Jen.Maxamed Abshir ee caasimada Garowe ma noqon karo Deked qalalan oo reer Faroole uxiran. Xilligii Mw Gaas,ayuu Khadar…
Somaliya,waa Dal ku dhisan nidaamka Fadaraalka ah oo Dowladnimadiisu ay tahay Laba heer oo kala ah…. 1.Dowlada Qaran (Dowlada Dhexe).2.Dowladaha…
GMS si guud,wuxuu isla qaatay in hawlgalka dalka lagu badbaadinayo in la gaarsiiyo ilaa heer DG. Si gaar ah,waxaa laga…
Waxaa la diyaariyay qorshihii Labaad ee xigay markuu fashilmay Shirkii wada xaajoodka doorashada. Qorshaha Labaad,waa in la dhiso Dowlad,waana diyaar…
WAR-SAXAAFADEED. Garowe: February 2026: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay cambaaraynaysaa jadwalka doorashooyinka ee uu soo saaray…
UNTMIS waxay aad uga xun tahay in Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ay ku guul darraysteen inay heshiis…
BC,waxay ka codsatay GMS in aysan kala tagin oo ay fursad siiyaan ilaa Todobaad ay ku samaynayso ukala dabqaadid. BC,waxay…
GMS oo midaysan in ay soo saaraan mowqif cad oo ay kuwada socdaan,waa guul weyn laga gaaray Shirkii burburay. Xasan…
Maraykanku ugu danbayn,waa bareeray in badan oo uu daahgadaashiisa ka shaqaynayay. Fariintiisa salkeedu,waa yaan la hakin wadahadalada ee ha socdaan…
Gu’ga 2026, inta badan deegaanada Puntland waxaa laga filayaa roob u dhow ama ka badan celceliska (40%–60%). Qaybo ka mid…
Doorashada DG Sadexda ah in laga hadlo,waa khasab,markii la qiimaynayo Sadex arimood oo kala ah…… 1.Ilaalinta Dastuurada Labada heer ee…
Burburka wada xaajoodka markii Labaad,waxaa sababay hal qodob oo ah….. 1.Doorashada DG Sadexda ah ee Hir-shabelle, Galmudug iyo KG…. B.GMS,waxay…
Muqdisho: 21 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay qayb ka…
Doodaha Laba dhinac ee DFS iyo GMS ay kala taagan yihiin….. DFS? 1.Wax-ka badalka Dastuurkaee hadda socda in uu sii…
Sadex nooc doorasho,ayaa doodaha ku jira oo kala ah…. 1.Doorasho dadban oo la kordhiyay Ergooyinka. 2.Hanaanka Labaad,waa Doorasho Afar Xisbi…
Kulan loo baahnaa,ayuu ahaa kulankii caawa uu Mw iyo Wasiirada ay la qaateen Bulshada reer PL ee ku dhaqan Gobolka…
Laascaanood Bilihii lasoo dhaafay,waxaa weeraro joogta ah lagu hayay shaqaalaha Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee laga leeyahay Gobolada kale ee…
Wadada isku xirta Gobollada Puntland inta Laamiga ah,waa 750- km,waxaana uxilsaaran dayactirkeeda Hay’ada Wadooyinka PL ee (PHA). In ka badan…
Sababta uu ubaaqday kulankii Maanta loo balansanaa,waxay ahayd… ” GMS,waxay Xalay iska dhex doorteen Gudi kooban oo ku matala wada…
Laba Gudi,ayaa la saaray wada hadalka DFS iyo GMS oo Berri kulmaya. Dhanka GMS oo aan helnay Xubnaha ay Gudiga…
Kulankii 1-Aad,waa laysku fahmi waayay oo waa lagu soo kala kacay……. 1.Xubnaha GMS,waxay Miiska la yimaadeen Hal qodob oo ah…..…
Muqdisho: 19 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni,ayaa ka qaybgalay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah…
Xasan,wuxuu isku dayay in uu ka dhigto shuruud ka dhigo Villa Somaliya halaygula shiro,waase laga saaray Godkaas oo shuruudihiiisii,waa lala…
Daa’uud Bisinle Wasiirka qorshaynta Puntland, ayaa waxaa shaqo joojin ku sameeyay M.xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha PL Lugatoor. Sababaha shaqada…