Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa xarigga ka jaray dib-u-habeyn lagu sameeyay qeybo kamid ah Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed…
Browsing: Somalia
Maanta,ayaa udanbaysay muuqashada fashilkiisa oo Dhulka Xamar uu ka hadlayay,isagoo umuuqday Duqa Miqdisho….. 1.Kama hadlin xaalada guud ee Dalka 2.Kama…
Ceelasha Butici,waa laga sifeeyay argagixisada,waxaana lagu hareeraysan yahay Ceelka Barakalaah. Waa Ceelal muhiim ah Ceelashan Maanta laga sifeeyay argagixisada. Tiro…
Halkan ka akhriso:-
Waa soo gabagaboobeen wada xaajoodkii Nayrobi ee PL,JL iyo Madasha Mucaaradka Muqdisho. Mowqif midaysan ayay ugudbiyeen Sadexda Garab Dowlada Kenya…
Deni iyo Axmed,waxay muujiyeen midnimo xoog badan oo Hal Qof ay isku noqdeenwaxaana muuqata in Axmed Madoobe ka fogaanayo in…
Wada shaqayntii IMF,waa istaagtay,sababta ay u istaagtay,waa Afar sababood oo kala ah….. Haatan Baanka aduunku,wuxuu ku amray DFS Sadex Qodob…
Sadex arimood ,ayaa lagu gaaray Shirka Deeq bixiyayaasha ee socda,waxayna kala yihiin…. 1.Waxaa la diiday in Laascaanood,wixii lagu dhisay loo…
PL& JL Xalay si rasmi ah ayay uwada hadleen oo iskula meel dhigeen Qodobada ay gudbinayaan….. PL? B. Waxay ku…
Inta badan,waxay ahayd mid guud oo aan lahayn faahfaahin la arki karo…. 1.Wuxuu ka hadlay in uu horumariyay Waxbarashada mana…
Kulan ka dhacay Nayrobi oo ay filaysay DFS in ay ku hesho saxiixyo cusub iyo dardargelin wada shaqayneed. Balse,waxaa dhacay…
Ciidamada Difaaca Puntland oo saakay fuliyay hawlgal qorshaysan,ayaa dilay 5-ka mid ah Miinaystayaashii argagixisada,halka ay nolosha ku qabteen Hal mid.…
Ugu danbayn Islaan Bashiir Islaan Cabdille,ayaa soo afjaray khilaafkii Ceelka Qabooley ee Jifooyinka Walaalaha ah MC & RM ee Beesha…
Geerida argagixisada la laayay,waa…… 1.Shalay oo la dilay 12-xubnood. Ilaa iyo hada Aag ilaa 3-km ah,ayay ku jiraan,waxaana ku socda…
Madaxweyne Deni,wuxuu usafrayaa Kenya Maalinka Berri foog ah hadii rabi idmo. Socdaalka Mw,wuxuu daaran yahay Laba Qodob oo isku Qodob…
Madasha Mucaaradku,waxay hordhigtay ganacsatadii waday dhexdhexaadinta Laba Qodob oo kala ah….. Ganacsatada dhexdhexaadinta waday,waxay codsadeen in la siiyo wakhti ay…
Ciidamada Difaaca Puntland Maanta,waxay qaadeen hawlgal qorsheysan oo ay ku beegsadeen firxadka Argagixisada. Deegaanka Carabiya ee Togga Baallade,ayay ka hawlgaleen…
“Ilhaan Maskaxdeedu,waa hoosaysaa oo maba aamini kartid in ay tahay Qof Kongarees ah,waxaana la kulmay Madaxa Somaliya,waxaan usoo jeediyay in…
Xilligii loo baahnaa ayay ku bilaabatay Xasan,waxaana sii dilay fursadaha uu bixiyay. Mucaaradka Xamar,waxay ka faa’idaysanayaan “Garab istaaga Shacabka iyo…
Maalmaha soo socda,wuxuu isku qaadi doona JL si uu Indhaha uga jeediyo gudaha Xamar Dabka uga holcaya. Axmed Madoobe horay,waa…
Dowladda federal Soomaaliya ayaa cambaareysay iska hor’imaadka ka dhacay degmada Wardhiigley maanta. “Dowladda waxay ka niyadjabsan tahay in shaqsiyaad doonaya…
Si Qaran,ayaa loo aasay Jen.Qalyare,waxaana Janaasadii koobaad kusoo tukaday Madaxweyne Deni ka hor intaan laga soo qaadin Bosaso. Sidoo kale,waxaa…
Waa Shirkad Xasan Shiikh leeyahay oo lagu magacaabo (New Mogadishu Development Corporation). Shirkadan,waa mida suuqa gaynaysa Mashruucan oo ka kooban…
Ilaa iyo hada Trump,waa diidan yahay in uu xataa la galo sawirkii caadiga ahaa ee Shirka QM. Kulankan xataa ma…
Markab sida 150 Kunteenar oo Dowlada Puntland ay gaar uleedahay,ayaa ku xiran Dekeda Bosaso oo la dajinayaa. Kunteenarada saaran,waxaa Dowlada…
Dhasaan, Qandala – Gobolka BariPuntland waxa ay wayday mid ka mid ah saraakiisheeda ugu sarreeya, uguna hal-adagnaa, kadib markii uu…
Allaha unaxariisto Jeneraal Qalyare oo kugeeriyooday qarax miino Aaga Dhasaan iyo Sheebaab dhexdooda. Qalyare,wuxuu kamid ahaa saraakiisha aysan reer Puntland…
Hay’adda Juba Foundation,ayaa Cawa magaalada Boosaaso xarunta Ganacsiga Puntland ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Nabadda Adduunka. Munaasabadan,ayaa lagu dhiirrigelinayo…
Saraakiisha amniga Puntland,ayaa xaqiijiyey in Mareykanku maanta labo duqeyn ka geystay Toga Baalade, meel ku dhow aagga Maraagade ee Buuraha…
Shir-sanadeedka Nabadda PDRC,ayaa si rasmi ah uga furmay caasimada PL ee Garowe. Shirkan,waxaa kasoo qayb-gelay Dowlada Puntland,haldoor caalamka iskaga yimid…
Halkan hoose ka akhriso Qodobada dhanka amaanka ee Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen:- B. Qaybta Sirdoonka.T. Laanta Militariga.J. Qaybaha maamul…
Dadaalkeeda la dagaallanka argagixisada iyo burcada badaha,ayuu Maraykanku ku amaanay Puntland. Danjire Riley iyo Talyaha USSOCAF Sarreeye Gaas Claude Tudor…
Kulanka,ayaa looga xaajooday oo lagu dul istaagay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada…. Kulanka Madaxweynaha,Golaha Wasiirada PL iyo Safiirka Maraykanka iyo…
Madaxweyne Deni shalay galab,ayuu yimid. Mardhow,waxa uu qaabilayaa wefti sare oo Maraykan ah oo ka kooban…. Maxay kawada hadlayaan?
Donald Trump,ayaa sheegay in Soomaaliya ay la daalaa dhacayso dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin… 1.Dowlad-dhexe maleh. 2.Gaajo. 3.Fakhri.…
Dowlad iyo Caasimad Somaliyed oo lawada leeyahay,ayaan rabnaa hogaamiye keeni kara oo xisaabtami kara ama jeexi kara jiho cusub oo…
SL,waxay heshay markale mashruuc balaaran oo lagu hormarinayo mid ka mid ah kaabayaasheeda dhaqaale,kaasoo ah garoonka diyaaradaha Cigaal Hargaysa. Garoonkan…
QM,ayaa shaacisay in Deeqihii Somaliya lasiin jiray ay hoos udhaceen. Saadaasha Deeqaha la filayay in ay hesho Somaliya,ayaa ahaa $1.42…
Madaxweyne Deni oo hogaaminaya wefti balaaran,ayaa soo gaaray Adis-ababa caasimada itoobiya. Madaxweynaha,ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku joogay booqasho Wadanka Imaaraadka…
Mashruucan,waa mid lagu taageerayo awooda tamarta Magaalooyinka Garowe iyo Galkacyo. Labada Shirkadood ee Korontada siiya Galkacyo iyo Garowe,ayaa helaya dhaqaale…
Dowlada Maraykanka,ayaa si cad uqiratay in ay fulisay garaacistii lagu dilay Nabadoon ka mid ah Nabadoonada reer Sanaag. “Dowladda Mareykanku,waxay…
Wax saamayn ah maleh hadalkiisu,sababtoo ah wax Gacan ugu jiraa majiraan. Xalay kulanka uu qabtay,wuxuu daarnaa muujin caro ku socotay…
Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Ninkan Ganacsadaha ahaa ee lagu dilay Galkacyo goordhawayd. Aanada Qabiilka ee ku xoogan Mudug marka…
SL,waxay ka faa’idaysatay Maanta talaabo horay udhibtay oo ahayd in Qaxootiga lagu soo celinayo Deegaamadeeda laga qaatay ogolaanshaha Xasan Shiikh.…
Axmed Madoobe,waa udabci waayay cadaadisyadii ku salaysnaa in ay kulmaan isaga iyo Xasan. Xasan,wuxuu xataa soo istaagay Kismaayo aan sii…
Gaalkacyo: September 14, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa maanta Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku…
Nabadoonka Khatar la taaban karo,ayuu ku ahaa amniga,wuxuuna wada shaqayn la lahaa AS,Xuutiyiinta iyo Daacish. Sidee ugu ahaa? 1.Wuxuu ahaa…
Mustaqbalka Dadka iyo Dalka Puntland,wuxuu ku jira aragtida PL First. Dhalinyaro abaabulan,Caqli badan,Wadaniyiin ah,ka haysta fahan xaalka Somaliya iyo waxa…
Guddiga doorashada Duqa Magaalada Galkacyo,ayaa si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay qabsoomayso doorashada Duqa. Halkan ka akhriso:-
Dhamaan,waa la xareeyay oo la qaramayanaya Maleeshiyaadka ka barbar dirira Ciidamada difaaca Puntland. Dagaalkii Laascaanood,waxay Beeluhu keeneen Maleeshiyaad fara badan.…
Qofka la xaqiijiyay in uu ku dhintay garaacista,waa Nabadoon Cumar Cabdulaahi Ibraahim oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobolka Sanaag ugu…
Ku: Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo. Og: Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Og: Ku simaha Duqa…
Mashruuca Shiip,waa mid uu maalgeliyo Baanka Aduunka oo intiisa badan ah Wadooyin. DFS,ayaa faragashatay oo rabta in ay maamulato,waxaase ka…
Nidaamka Visa-ha lagu qaadanayo Online-ka,waxaa soo rogay Maraykanka. Mana ahan Somaliya oo qura halka laga hirgeliyay ee caalamka oo idil,ayuu…
Ciidamada difaaca Puntland,dhanka Baallade,waxay ka heleen Godkii ay ku kaydsanayeen argagixisadu Qaraxyada iyo Dawada. Dhabka Dhasaan God xoogaa ujira,waxay kasoo…
Togga Baallade 11,Sep,2025: Ciidanka Difaaca Puntland oo weerar labbo jiho ah ku qaatay Talisyada kooxda Daacish ee Lugta Tirciil ayaa…
Xalay,ayuu dhacay kulankii Mw Deni iyo Mw Axmed. Kulankaas,wuxuu ka dhacay Abu-dhabi oo uu kusii sugnaa Mw Axmed. 70% arimihii…
Biyo-xireenka Itoobiya? 1.Joogiisu,waa 175-m. 2.Balaciisu,waa 1.8km. 3.Muga Biyaha uu qaado,waa 74-Bilyan MC. 4.Lacagta lagu dhisay,waa $5-Bilyan. 5.Wuxuu leeyahay Labo xarun…
Maanta waxaa magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Ururka Dowladdaha Hoose ee 𝐀𝐋𝐆𝐀𝐏𝐋, halkaas oo:Guddoomiyaha ALGAPL loo doortay Duqa Caasimadda…