Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeryooday, tiro intaa kabadana way ku dhaawacmeen weerar gantaalo ah oo Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen garoonka diyaaradaha caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh. Weerarka oo dhacay axadii – ayaa Boqortooyada Sacuudigu sheegtay in…
TOP HEADLINES
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadkan dib ugu soo laabto…
Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Maxamed Xuseen Gorod, oo ku eedeeysan in uu…
Ciidamada Amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay maleeshiyaad la doonayay in la askareeyo oo loo…
In kabadan 100 qof oo isugu jira masuuliyiin xilal haya, Isimo dhaqan, siyaasiyiin, cilmi-baarayaal, aqoonyahano…
Ciidamada Badda Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u billaabay hawlgal istiraatiiji ah oo ballaaran,…
Cutubyo kamid ah ah Ciidamada Difaaca Puntland ayaa loo daabulay buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag,…