Author: Jibril Qoobey

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa la sheegay inay dhici doonto 22-ka bishan Febraayo, sida ku cad qoraal kasoo baxay ra’iisul wasaare ku xigeenka. Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao ayaa lagu doortay doorasho magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka dhacday sideeddii bishan. Xubnaha  Guddiga  qaran ee loo xilsaaray xaflada oo ka kooban 8-qof waa dhammaantood ku jiraan gollaha wasiiradda ee xukuumadii Cumar cabdirashiid ee waqtigeedu dhammaaday, waxaana ka mid…

Read More

Dhawaan ayay hayd markii Cali Khaliif Galyr fariin ay ka xumaadeen shacabweynaha Soomaaliyed,gaar ahaan kuwa Beesha Dhulbahante uu u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo. Hadaba shacabka Beesha Dhulbahante ee ku nool Deegaamada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa ka jawaabay oo raali galin udiray Farmaajo,sidoo kale Cali Khaliif canbaareeyay una sheegay in uusan matalin oo uu madax goostay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka Daawo muuqaalka https://youtu.be/mZxXwMcSiPE

Read More

Maxkamadda dambiyada culus ee gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyo Karkaar ayaa la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalanta buuraha Galgala Eedeysanayaasha ayaa garaayey 7 ruux, waxaana lagu kala magacaabaa Nuuradiin Axmad Samatar, Ayuub Yaasiin Cabdi, Cali Ismaaciil Cali, Xasan Aadan Xasan, Cabdxakiin Maxamad Aweys, Maxamad Yaasin Maxamad iyo Daa’uud Saciid Sahal,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/SBtJb1KE0Mk

Read More

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in howlo badan ay haatan horyaalaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo. Wuxuu sheegay si howlahaasi loo fuliyo inay muhiim tahay in dowladdu ay hesho taageero badan asaga oo si gaar ah u sheegay inay muhiim tahay in beesha caalamka ay garab istaagto Dowladda Soomaaliya. “Hadii la waayo taageero waxaa dhici karta in rajada ay qabaan shacabka Soomaaliyeed ay hoos u dhacdo, waxaa muhiim ah in Amniga laga lagala shaqeeyo dowladda, sababtoo ah hadii aanan ammaan jirin waxba ma soconayaan.”ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland. Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa si kulul uga hadlay hadalo ka soo yeerayey maamulka Soomaaliland iyo Cali Khaliif Galayr. Eng Camey ayaa sheegay in raadinta dhulka ka maqan Puntland aysan u oolayn dowladda oo kaliya haseyeeshee ay tahay waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/f4ZHmtMhPMg Halkan ka dhagayso codka Camey

Read More

Allaha u naxariistee waxa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho Xildhibaan Siciid Xasan Geedi oo ka tirsanaa baarlamanka cusub ee Soomaaliya. Marxuum Siciid Xasan Geedi ayaa la sheegay inuu hayay xanuunka dhiig karka kaas oo isbitalka loo jiifiyay ka hor inta aanuu geeriyoon. Xildhibaanka ayaa ahaa kii kali ahaa ee ka baaqday doorashadii madaxweynenimada Soomaaliya xannuun awgii. Marxuumka ayaa kamid ahaa xildhibaanadii baarlamankii hore. Siciid Xasan Geedi ayaa horey uga tirsanaa ciidanka xoogga dalka ee dawladdii Maxamad Siyaad Bare isagoo ka gaaray darajada janaraalnimo, wuxuuna ka soo jeedaa oo uu ku matalayay baarlamaanka gobolka Awdal ee…

Read More

4 ka mid ah Ciidamada PMPF Oo ii Jirdilay Si la yaab leh ka dib markii…. Waxay ahayd Qiyaastii 03:30PM (11 Febraayo 2017) Oo Galabnimo Xilliga Saacadda Geeska Africa, Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, waxaan Marayey aniga oo Gaarigayga Wata Laamiga Meeraysane halka Maaliga uga Beegan Guriga UN-ka, halkaas oo ay waardiye ka hayaan Askar Ciidamada Badda Puntland ka tirsan (PMPF), waxaan doonayey inaan u leexdo dhanka Laamiga Dr Jimcaale ee dhanka Jidka 30-ka. Laamigu wuxuu ahaa mid Mashquul ah, Marka aad leexinaysa waxaad ku qasban tahay inaad Gaariga Tartiib u wadid oo aad Fareejada u ridatid dhanka aad u…

Read More

Doorashadii Madaxweyne farmaajo waxay dad badan oo Somaliyed iyo Beesha caalamka ku noqotay wax lama filaan ah oo aan looba fadhiyin.   Dabaal degyo iyo soo dhaweyn xamaasadaysan ayay shacabka Somaliyed ee dhibaatadu daashatay kala hortageen Doorashada Farmaajo, iyagoo ka filaya sida isaguba ku yimid isbadal dhaama waxii ay soo arkeen 25-kii sano ee lasoo dhaafay.   Hadaba Qormadan kooban waxaa fikirkiisa ku cabiray Qoraa M.Aadan Caraale oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliyed.     Xumbo iyo xiiso wax ay xejiyaan runtu waa ka culus tahay.!!!     Waxaan soo dhoweynayaa – kacaan oran mayee – isbeddelka madaxweyne ee…

Read More

Allow aysan naga noqon Kud-ka-guur oo Qanjo-u-guur by Ingiriis     Weli waxaa lagu dhex jiraa (election coma), lagamana soo kicin suuxdintii dhacday 8-da bisha. Hase ahaatee, waxaa hoosta ka shaqeysanaya kooxihii iyo kuwii weligood ka dhex shaqeysan jiray Muqdisho dhexdeeda ee danahooda dhaqaale ka hormarin jiray danaha danyarta.   Waxaan caawa dib u akhristay Lévi-Straus’s structuralism and structural anthropology, si aan ugu fahmo waxa Xamar ka socda illaa iyo Arbacadii, una qiyaaso waxa ka dhalan doona ololaha hoose ee socda iyo cawaaqib-xumada laga dhaxli doono.   Muddo 24 saac kaddib, waxaa ii suura-gashay inaan si fiican u fahmo political…

Read More

Taleex Waxaa gaaray wafti uu hogaaminayo wasiirka Waxbarashad Puntland, waftiga ayaa soo dhaweyn kadib kormeeray xarumaha Dawlada iyo Goobo kale oo Taariikhiya oo Degmada Ku yaal,sidoo kale waftigu waxay kulan balaaran la qaateen shacabweynaha Degmada qaybihiisa kala duwan ,waxayna u faahfaahiyeen ujeedka socdaalkooda. Degmada Taleex ayaa ah mid kamid ah Degmooyin Taariikhiga ah ee Puntland,isla markaana ay hoos yimaadaan deegaamo balaaran,mana ahan markii ugu horaysay ee uu gaaro wafti heer sare ah oo Puntland ka socda,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/To367meUcnc

Read More

Wafti uu hogaaminayo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa gaaray Xarunta kmg ah ee Maamulka Jubaland. Arimaha ugu weyn ee laga wada hadlay ayaa aheyd Arimaha Doorashooyinkii dhacay iyo Dagaalka lagula Jiro Al Shabaab oo la iska kaashan lahaa. Kulan ay saxaafadu dibad joog ahayd ayaa ku dhexmaray xarunta Madaxtooyada ee Jubaland,kulankaas oo socday mudo saacado ah ayaa ugu danbayntii waxaa saxaafada lawada hadlay Madaxweyne Axmed madoobe iyo Wakiilka Xoghayaha Guud Keating,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/VsS4iHmRVkQ

Read More

Qaramada midoobay  ayaa baaq u soo jeedisay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya,wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa madaxweynaha u soo gudbiyay shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax ka qabto Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,hoos ka daawo muuqalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JtxbWg7hEvM

Read More

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa soo saaray amar culus oo ku saabsan kharashaadka dowladda Soomaaliya. Amarkan ayaa si toos ah uu socda Wasaaradda Maaliyadda iyo madaxda Bankiga dhexe ee Soomaaliya isagoo ku saabsan lacagaha kharashaadka dowladda Soomaaliya ee laga bixiyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Bankiga Dhexe ku amray inaan wax lacag ah laga bixin karin ilaa amar dambe, iyadoo amarkan uu bilaabanayo maanta oo ay bishu tahay 12 Febraayo 2017. Waxaana amarkan uu yimid iyadoo uu hore u jiray amar noocan oo kale ah oo uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) xiligii…

Read More

Saakay waxaa ka dhacay Magaalada Hargaysa gacan ka hadal ka dhex dhacay Golaha Wakiilada Somaliland ,kaasoo dhexmaray Xildhibaano diidanaa ansixinta Saldhiga Milatri ee imaaraadka Carabta iyo kuwo taageersanaa,gacan ka hadalkaas ayaa markii danbe sababay dhaawac soo gaaray lix Xildhibaan iyo xariga sadex kale. Hadaba waxaa markii danbe Golaha iskaga baxay Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,sidoo kale waxaa Lagu dhawaaqay in la ansixiyay Saldhigii imaaraadka Carabta. Waxaa dhacdooyinkaas ka hadlay oo war kasoo saaray Xisbiyada mucaaradka Somaliland.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8dJ3m1Bu1fo Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Znriz_Hqnc8

Read More

Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Labada Aqal ee baarlamaanka Somaliland ayaasi khasab ah waxaa loogu meelmariyay heshiis saldhig milatari loogu ogolaanayo dalka Imaaraadka Carabta inuu ka sameyso magaalada Berbera. Kulankan wadajir ah ee Labada Gole ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada oo u ol’oleynayay in heshiiskan la meelmariyo. Xildhibaannada kulankan ka soo qeybgalay ayaa gaaraya illaa 151 xubnood, cod heshiiskan la geliyaya ayaa waxaa ogolaatay in heshiiska la meelmariyo 144 xildhibaan, halka uu diiday Hal xildhibaan, waxaana ka aamusay 5 xildhibaan. Heshiisyada noocan oo kale ah waxaa sharci ahaan ka dooda oo ogolaada…

Read More

Shir looga xaajoonayay amaanka Gobolka Bari ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dawlada Hoose ee magaalada Bosaso. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Dawlada Puntland,Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada iyo guud ahaan qaybaha Bulshada Magaalada Bosaso. Bosaso ayaa waayahan danbe waxay marti galisay falal amni daro,kuwaasoo iskugu jira dilal qorshaysan,qarayxo iyo weeraro toos ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/cZsXUqNlnFE

Read More

Cali Khaliif Galayr oo maalmahan ujooga Magaalada jabuti ee Jamhuuriyada Jabuti wada hadalo usocda kooxdiisa Khaatumo iyo Maamulka Somaliland, ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha cusub ee Fadaraalka Somaliya. Cali oo ka hadlaya doorashada Farmaajo waxuu yiri”Anaga Madaxweyne nooma ahan ee Xamar buu u yahay ee iyada haku ekaado” Cali Khaliif ayaa dhanka kale eedayn iyo hanjabaad kulul usoo jeediyay Puntland,isagoo sheegay in Puntland ay la xisaabtami doonaan oo ay isku joogaan,hagardaamadeedana ay markan sidhab ah iskaga dhicin doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Dhaqaalayahannada Soomaalida ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Cusub ay saameyn ku yeelatay inuu xoogaa xoogoobo shilinka Soomaaliga marka lagu sarrifayo lacadaha qalaad qaarkood sida doollarka Maraykanka. Shilin Soomaaliga ayaa labadii maalmood ee u dambaysay lagu sarrifayey 16kun oo shulin SOomaali ah halkii dollar, halka uu horey uga ahaa ilaa 22 kun oo dollar halkaii doolar,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9S5gJEAHWXI

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Gaadhay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 11 February 2017 dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland. Madaxweynha iyo weftigiisa ayaa waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ku soo dhoweeyey masuuliyiinta gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso iyo masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland…

Read More

Madaxweynaha sida lama filanaka ah lagu doortay ee J.F.S Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud.   Madaxweynaha cusub, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh, waxa uu uga mahadceliyey booqashadiisii ugu horreysay ee Madaxtooyada uu ku yimaado ka hor caleema-saarkiisa Madaxweynanimo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/t4sZauI5QZ0

Read More

Madaxweynaha sida lama filanaka ah lagu doortay ee J.F.S Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud.   Madaxweynaha cusub, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh, waxa uu uga mahadceliyey booqashadiisii ugu horreysay ee Madaxtooyada uu ku yimaado ka hor caleema-saarka Madaxweynaha.   Si guud ayey uga hadleen labada mas’uul marxaladihii adkaa ee uu dalka soo mara afartii sanno ee uu xalka hayey Xasan Sheekh Maxamuud.   Kulanaka ayaa waxaa looga wada hadlay qaban-qaaban munaasabadda Caleema-saarka iyo xiliga ay dhici doonto,   Farmajao ayaa u mahadceliyey…

Read More

Xogo lagu kalsoonaan karo oo laga helayo Xaafiiska Madaxweynaha sida lama filaanka ah kusoo baxay ee Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa sheegaya in la dajiyay qorshihii siyaasadeed ee uu ku shaqayn lahaa Farmaajo 4-ta sano ee soo socota.   Hadaba qorshahan oo aad u badan qaybo badana leh ayaan idin la wadaagnay qaybta Puntland iyo qorshaha farmaajo.   Qorshaha Farmaajo ee Puntland ku wajahan afarta sano ee soo socota ayaa lagu soo koobay si guud sadex qodob oo kala ah:-   B.In lawiiqo awooda Dawlad Goboleedyada oo ay dawlada dhexe toos u hoos yimaadaan ,kuwaasoo Puntland ay hooyo u tahay.  …

Read More

Madaxweynaha sida lama filaanka ah ku helay codadka Xildhibaanada Fadaraalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka ayaa xogo hoose oo lagu kalsoonaan karo waxay sheegayaan in Farmaajo u sheegay wakiilada ee uu lakulmay in aysan mar danbe awood u lahayn in ay toos ula kulmaan madaxda Dawlad Goboleedyada Dalka.   Kulanka farmaajo iyo wakiilada Beesha caalamka oo ka dhacay Aadan Cade Airport maalin kadib doorashadisii lama filaanka ahayd, ayaa sida xogtu sheegayso waxaa la yaabay hadalka Farmaajo wakiiladii Beesha caalamka ,iyagoo u arkay go’aan degdeg ah oo aan somaliya horay usii wadayn,isla markaana is waydiiyay Madaxweynaha…

Read More

Isku soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka banaadir. Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee gobolka ayaa isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxweynaha la doortay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/apat52J5y10

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu gudoomay dhambaallo hambalyo ah oo ay uga sideen Madaxda dalalkooda, ayna ugu bogaadiyeen xilka loo doortay ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyaga oo ballan qaaday inay garab istaagayaan dowladdiisa oo heysata taageerada shacabka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay danjirayeyaashaasi iyo wafdiga Jaamacadda Carabta booqashada ay ugu yimaadeen iyo yididiilada ballaaran ee ay u muujiyeen iyo taageerada joogtada ah ee ay u fidiyeen Soomaaliya mudadii qaran-burburka, isaga oo sheegay in dowladdiisu…

Read More

PRESS RELEASE (For Immediate Release) AMISOM PR/047/2017 AU Special Representative congratulates H.E Mohamed Abdullahi Mohammed Farmajo upon his election as President of the Federal Republic of Somalia Mogadishu, February 8th 2017– The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira congratulates H.E. Mohamed Abdullahi Mohammed Farmajo upon his election today as the President of the Federal Republic of Somalia. Ambassador Madeira also extends his congratulations to the government and people of Somalia for the successful completion of the electoral process, which culminated in the election of the new President. “The last…

Read More

Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa la kulmay 3 madaxweyne goboleed oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo kala ah ,Madaxweyne Gaas,Madaxweyne Shariif Xasan, iyo Madaxweynaha xilka laga qaaday ee C/kariin Guuleed waxaa ka maqnaa kulanka Madaxweynaha Jubaland oo aan isagu Xamar xaadir ku ahayn xiligan. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo wada shaqeyn lahaa garabna la isugu noqon lahaa,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/m-bL1KjrRUI

Read More

Puntland Yey Dulmane u tahay ? Intaan su’aashan  jawaabteeda uguda galin aan wax yar ku nasto oo tooshka la dul tago hordhac yar oo ku saabsan meesha laga rabay Puntland inay joogto manta. Dowlada  puntland waa 18 sano jir aan joogin meeshii laga rabay manta midaas oo ka markhaati kacaysa dib u dhaca ku yimi horumarkii iyo dowladnimo wanaagii la doonayey inay ku talaabsato , balse waxaa meesha ku jirah oon cidna ka qarsoonayn in waxbadan laga qabtay hormarka iyo hanaanka dowladnimada waana sababta keentay inaan ka faaloodo hormar la doonayey in laqabto. Habada aan u imaado jawaabta su’aashan, Dowladnimada…

Read More

BILICDA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA  MIYAA LAGA QUUSTAY.!!!!!!!! W/Q:GUURE Maqaalkan waxaan diirada ku saari doona sida magaalooyinka Soomaaliya ay ugu baahan yihiin qorshe bilic dhowr iyo qashin tuur wanagsan oo deegaanadaas ka caawiya bilicda iyo muuqaalka. Waa sidee bilicda magaalooyinka Soomaaliya? Waxaan daah saarnayn in bilicda magaalooyinka Soomaaliya ay si wayn u kharibantahay, waxay indhahaagu qabanayaan afaafka magaalooyinka waaweyn oo qashin tuuran yahay , tan ayaa saacidaysa in magaalooyinku ay waayeen bilicdii iyo quruxdii magaalonimo oo ay istaahilaan in ay yeeshaan. Waxaa fagac iyo yaab ah in marka aad galaysid afaafka magaalo waawayn oo kasta oo Soomaaliya  ku taala aad la kulmaysid…

Read More

Ninku Waa Bar, Gabadhuna Waa Barka Fiican oo Ninka Kaamisha Waxaan si weyn usoo dhaweynayaa una taagyeerayaa xukunkii lagu riday 5ta wiil oo falka foosha xun oo waxashtinimada ah u geystay laba gabdhood oo ka mid ah ubaxa soo koraya. Waxaan sidoo kale bogaadin u dirayaa dhamaan intii ka qayb qaadatay in arrintaan si xaq iyo cadaalad ah lagu soo afjaro oo ay ka mid yihiin Culimada, wax garadka, iyo maamulka Dawladda Puntland. Haddii ciqaabta inta ayna dhicin wax la iga weydiin lahaa, waxaa dhici kartay inaan iraahdo ha la marsiiyo ciqaab ka adag midda hada lagu xukumay.…

Read More

Marka hore mahdin eebe weyne aan ku bilaabo, marka xigtana aan u dhaadhaco micnaha guud ee maqaalka oranaya ‘hanashada hiigsiga iyo hanaqaadka himilada’ oo micno ahaan loo adeegsan karo wajo aad utiro badan hase ahaatee waxan ku qaadaa dhigayaa maqaalkaan gaaban anoo adeegsanaya Afkaar xissi ah, Ogaalo laysla meel dhagay, iyo Afkaar diini ah. Haddii aan guda galo faahfaahinta cinwaankan wuxu ugu horayn isugusoo biyo shubanayaa oraahdan oranaysa “Qeex hadafkaaga nololeed” jawaabta su’aashani waxay ku xiran tahay jawaabta su’aashaan soo socota oo dheheysa maxaa lay abuuray? (why was I created?), hadaba jawaabta su’aashani way ka hoos baxday in badan oo…

Read More

Hambalyo, Bogaadin, Talooyin, iyo Dardaaran Ku Wajahan Madaxweynaha iyo Xildhibaanada JFS Ugu horayn waxaan hambalyo u dirayaa mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo oo ku guulaystay tartankii kursiga Madaxweynenimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa inaad adiga iyo dawladda ad soo dhisidoonto ad si daacad iyo hagar la’aan ah uugu adeegtaan Ummadda Soomaliyeed. Aamiin. Sido kale waxaa hambalyo iyo bogaadin mudan xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Dawladda JFS oo iyagu ka jawaabay rabitaankii shacabka Soomaaliyeed, meel kaste ha joogaan, oo aad uugu oomanaa in isbedel siyaasadeed dhaco. Toban casho ka hor qoraal an soo galiyey shabakadaha interneetka ayaa…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka cusub ee Dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David Concar, waxaana kulanku uu ka dhacay xarunta safaaradda Ingiriiska ay ku leedahay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehelinayey saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dawladda Puntland, waxaana kulanku uu yimi kadib casumaad uu safiirku u sameeyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Labada masuul ayaa si qota dheer uga wada hadlay xiriirka labada dhinac, arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo isbeddelka cusub ee ku yimi hogaanka Soomaaliya, abaaraha, ammaanka, dhaqaalaha, mashaariicda horumarineed ee ay Dawladda Ingiriisku ka…

Read More

ay’adda maamusha kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa dalban doonta in 16 kooxood ay uga qaybgalaan Koobka Adduunka ee 2026 marka kooxaha ka qaybqaadanaya ay noqdaan 48. Uefa waxaa kale oo ay dalban doontaa in 16 kooxood ee uga qayb galaya wareegga koobaad in lakala ilaaliyo oo aysan isku aadin. Qaabkan cusub ee Koobka Adduunka loo qabanayo ayaa loo kala qaybin doonaa 16 qaybood oo min saddex kooxood ka kooban, markaas oo 32-da kooxood ee isu soo hara ay ka qayb qaadan doonaan wareegga cidii badisaa ay u sii gudubto wareegga xiga. Saddex iyo toban kooxood oo reer Yurub ah…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa u sheegay dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, in uu tixgelin doono siyaasadda dalkiisa ee “Shiine mid ah” taas oo si cad u xeeqaysa sheegashada Beijing ee Taiwan. Warbixin ka soo baxday Aqalka Cad ayaa sheegtay in labada nin wadahadal koodii u horeeyey ku yeesheen khadka Telefoonka oo intii uu socdayna Trump aqbalay in aanu ka leexan siyaasadii soo jireenka ahayd ee Maraykanka ee ku aadan Shiinaha, ka dib markii uu ka codsaday madaxweyne Xi. Xidhiidhka Washington iyo Beijin ayaa ilaa bishii Diisember yara hakaday ka dib markii Trump ka gudoomey madaxweynaha Taiwan dhambaal hambalyo ah oo…

Read More

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay waxqabadkisa Boqolka maalmood ee ugu horeeya. Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse,hoos ka dhagayso. Halkan ka dhagayso codka

Read More

Maxkamadda racfaanta ee dalkan Maraykanka ayaa diidday amarkii madaxweyne Donald Trump uu dalkan kaga manuucayey inay usoo safraan muwaadiniinta toddoba waddan oo ay Soomaaliya ku jirto muddo 90 maalmood ah. Trump oo dastuurka waddankan u oggol yahay inuu soo saaro wareegtooyin ayaa u arkay in wareegtada amarka madaxweyne ee uu ku mamnuucay qaxootiga ay sharci ahayd, waxaana uu muujiyey inuu kiisklan u gudbin doono Maxkamadda Sare ee dalkan Maraykanka,hoos ka dhagayso cdoka oo faahfaahsan. Halkan ka dhagayso codka

Read More

Feer ayey isku billaabeen xildhibaanada baarlamaanka Koofur Afrika ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbo uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa baarlamaanka. Xubno ka mid ah xisbiga xagjirka ah ee mucaaradka ee u ololeeya arrimaha dhaqaalaha (EFF), oo dhammaantood xirnaa dhar guduud ah, ayaa feer ku billaabay ciidamada isku deyay inay kal-fadhiga ka saaraan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka 1aad https://youtu.be/w3wp6fC7vbo Halkan ka daawo muuqaalka 2aad https://youtu.be/Iw1X8_1sayM Halkan ka daawo muuqaalka 3aad https://youtu.be/IT1sQPTtrug

Read More

Foreign Secretary Boris Johnson looks forward to meeting newly elected Somali President and working with him on shared priorities. placeholder Foreign Secretary Boris Johnson said: I congratulate Mohamed Abdullahi Farmajo on his election as President of the Federal Republic of Somalia. Somalia has made huge progress in its recovery from two decades of civil war, but significant challenges remain that President Farmajo will need to address. Immediate attention is needed to reduce the risk of famine and improve security, including reforming the Somali security sector, and I look forward to meeting President Farmajo and working with him on these issues.…

Read More

Mid ka mid ah musharaxiintii xilka Madaxweynaha fadaraalka Soomaaliya Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay doorashada Madaxweyne farmaajo iyo xaalka Puntland ayaa sheegay in Madaxweyne  C.wali Gaas yahay Hashii Labada dhinac Seegtay, Isagoo ku tilmaamay inuu Dadkiisii iyo Howlihii loo doortay dayacay, Sidoo kalana Doorashadii Muqdisho guul-daro kala Caraabay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/C-jnUyAbDl0

Read More

Madaxweynaha cusub ee dalka Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho ah caawa la qaatay murashaxiinta u taagnaa xilka Madaxweynaha Somalia. Kulan ka dhacay hotel Jazeera oo ah xarunta uu daganyahay mudane Farmaajo, ayaa ujeedkiisa lagu sheegay mahad-celin ku aadan guusha doorashada laga gaaray iyo qaabkii uu Madaxweynuhu u dhiiri galin lahaa saaxiibadiisa garabka siiyay mudadii loollanku socday. Inkastoo saxaafaddu dibadda ka joogtay cashadaas, hadana xogaha laga helayo  cashadaas ayaa sheegaya in xubnahaas kawada hadleen sidii horay loogu sii socon lahaa islamarkaana loo oofin lahaa in dalku yeesho xukuumad tayo leh oo wax ka qabata amniga, abaaraha iyo dib u…

Read More

Dowladda Mareykanka ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudnae Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, iyagoo bogaadiyay Xildhibaannada labada aqal ee codka kalsoonida ah ku doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Warsaxaafadeed ka soo baxay Waaxda Arrimaha dibadda Mareykankanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Washington ay soo dahweyneyso Madaxweynaha cusub ee la doortay, waxaana ay sidoo kale bogaadin u direen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo Guddiga dooorashada oo door ka qaatay dhismaha dowladda cusub. War Saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Mareykanka uu si dhow ula shaqeyn doono Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dowlada Mareykanka ayaa ku…

Read More