Waa awood kale oo reer Mudug muujiyeen dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Galkacyo. Wasaaradda Duulista Hawada PL iyo shirkadda Galkayo…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha wakhtigu gabagabada ka yahay Xasan Shiikh,ayaa heediyay khudbad uu uga hadlay doorashadiisa berri Xamar ka dhacaysa. Dhawr qodob,ayaa la…
Mucaaradka Muqdisho erayo adag oo loo hakan karo ayay u isticmaaleen diidmada doorashada Xasan Shiikh… 1.Doorasho aan loo marin sharciyad.…
Doorasho,waxaa la yiraahdaa mid xor iyo xalaal ah,marka la qiimeeyo Somaliyoo kale oo dal fawdo ahna 80% ,waa la in…
Safiirkiirkan markii horaba wakhti,waa ka dhamaaday oo in uu baxo,ayuu udiyaarsanaa. Caadiyan marka Madaxweyne la doorto Maraykanka,waxaa iscasila dhamaan Safiirada…
Hawlgalka Midowga Afrika,waxaa la siiyay mudo xileed ilaa Sanadka danbe dhamaadkiisa ah,waxayna ubadan tahay marka wakhtigaa la gaaro in mudo…
Xaafiiska siyaasada QM ee Somaliya in la xiro,waxaa riixaya Maraykanka oo raba in Somalida loo madaxbaneeyo siyaasadooda. Balse,waxaa ku diidan…
Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka mustaqbalka Somaliyed,waa qodobadii loo baahnaa ee mudnaa xilligan…. 1.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku fashilmay…
Halkan ka akhriso:-
Madaxweyne Faroole qadiyada Great Puntland gorgortan ma geliyo marnaba. Aragtida siyaasadeed ee SL in wax lala qabsado,isagaa horay uqabay,waxaana ku…
Farmaajo iyo Xasan,ayaa hor istaagay in Somaliya yeelato caasimad la tartanta kuwa caalamka oo sidaa umadaha kale ula fajacaan qurxdeeda.…
Hir-shabelle,KG iyo Galmudug,waa diideen codsigii Xasan ee ahaa in waxuun sadaqo ah ay uga reebaan Lacagaha Kabida ee ay qaateen…
Majiraan saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo Xamar uguurtay ee waxaa jira saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo…
Kulankii khaaska ahaa ee madaxda dib,ayuu ufurmay goordhawayd. Kulankii shalay wax ka danbeeyay majiraan oo xalay dhacay. Kulamada socda,waa kuwo…
Madaxda sare saakay subixii hore say uwada galeen Madaxtooyada JL,waxay kasoo baxeen Duhurkii xilligii Qadada. Arimaha ay kawada hadlayeen,waxay kala…
Farmaajo,waxaa shirka ka hor istaagay oo diiday in uu qayb ka noqdo Golaha Mustaqbalka Somaliyed Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Ilaa…
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug saldhigga degmada Goldogob, ayaa gacanta ku soo dhigay Eedeysane Cismaan Maxamuud Cali,oo ku eedeysan inuu degmada…
Kulankii Kismaayo,waa hirgalay,waxaana tagay intii badnayd madaxdii iyo siyaasiyiintii lagu casumay. Mw Deni, Rw hore Khayre, Rw hore Saacid iyo…
Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somaliyed mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti hogaaminayo,ayaa gaaray Kismaayo. Maqaamkii uu mudnaa,ayaa lagu soo dhaweeyay,waxaana…
By:-Dahir Mire Jibreel12/13/2025 Executive SummarySomalia is entering a highly dangerous phase in its national security trajectory. Al Shabab has consolidated…
Xasan iyo AS? Qaraxyadii iyo dilalkii argagixisada AS ka fulin jirtay Xamar,hoos ayay udhaceen,waxaana sababay isfahan dhexmaray Xasan iyo AS.…
Xogta dhabta ah ee Farmaajo ku yimid Xamar,waxay tahay … 1.Dalka,waxaa keenay Xasan Shiikh oo casumay. 2.Waxaa kusoo dhaweeyay kooxda…
Yemen,waxay ukala jabtay Labo Wadan. Sudan,waxay ukala jabtay Laba Dowladood. Libiya,waxay ukala jabtay Laba Dowladood. Iraq,waxaa gaar ka ah Kurdiyiinta.…
Ciidamada PMPF Puntland ayaa gacanta ku dhigay Doon sidday buddooyinka laga sameeyo qaraxyada oo maraysay xeebta Eyl, iyo Dadkii wadday…
Dowladda Mareykanka,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la joojiyay Barnaamijka Magangalyada Ku-Meel-Gaarka ah (TPS) ee loo oggolaa muwaadiniinta Itoobiya…
Dagaalkii 3-Aad ee Aduunku in uu dhaco,ayaa qarka loo saaran yahay hadaan xal la helin deg-deg ah. Dagaalkii Ukrain iyo…
Go’doominta Maraykanka ee Venezuela,waa mid ku salaysan ka hor tagida kobaca Shiinaha,gaar ahaan Laatiin America. Shiinuhu,wuxuu lagalay Venezuela heshiis ganacsi…
Xasan,wuxuu isku dayayaa in uu kusii fadhiyo Kursiga Wado walba uu umari karo. Gudaha Xamar,wuxuu ka shaqeeyay Hal shaqo oo…
Waxaan joognaa December 2027,waa sanad iyo bar kadib mudo xileedkii sharciga ahaa ee Mw fadaraalka iyo mudo xileedkii Mw Deni…
By: Mohamed Abdirahman (Dhabancad). Introduction Since the year 2016, the Federal Government of Somalia in support with International Financial Institutions…
Jabuti in Maraykanku kasoo guuro oo usoo guuro Berbera,waa go’aansaday,waxayse qaadanaysaa soo guuridu ilaa 5-sano oo si tartiib tartiib ah…
Saddex Nin oo ka tirsan Daacish,ayaa galabta la dilay, hal maxbuusna waa la qabtay, kadib hawlgal culus oo ay fuliyeen…
Warbixin lagu qoray Wargeyska caalamiga ah ee Daily Mail ee kasoo baxa UK,ayaa lagu sheegay in hogaamiyaha baxsadka ah ee…
Xasan Ataar,waa xubin argagixisada Daacish ah oo lagu qabtay hawlgalka Buuraha Calmiskaad. Wargeyska caalamiga ah ee The Times oo dhawaan…
Horudhac Dadaalo inta badan soo bilowday 2016 ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dowlado iyo hay’ado caalami ah waxay baadi…
Meel ka mid ah Somaliya in Shidaal laga dilaaciyo,waxay qaadanaysaa hadii si sax ah wax usocdaan 9-10 Sano oo kadib.…
Xaafadahan casriga ah,waxay kor usii qaadayaan qiimaha magaaladan muhiimka u ah Puntland. Garowe,waxaan ka rabnay xarun siyaasadeed kooban qurxoon,nadiif ah…
Ku dhawaad $3-Milyan,ayaa ku baxay dhismaha Hotelkan oo ah (Caduun Hotel Galkacyo). Qaybtiisa 1-Aad,waxaa laga dhisay Caasimada siyaasada PL Garowe.…
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 6 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad…
AS in uu Xasan hor fariisto weli Maraykanku ma fasixin. Bishan 15-keeda ayay AS Madaxdiisu qabsatay jawaabta ugu danbaysa ee…
Firdhiye,waxaa uyeeray Timacade iyo Cali Xoosh oo ku yiri ..(Imow haday wada joogaan Ragiii aad casuumada gacanta uga dhiibtide). Ma…
Waxaa la ogyahay in dhulal badan oo shacabka ka dhexeeyey la iibiyey ama si aan caddaalad ahayn looga raray dadkii…
Dimuqraadigu si fudud ayay uqaawiyeen Jamhuuriga oo hogaamiyahoodii Kursiga ku fadhiyay,waxay ku hor ceebeeyeen caalamka. Waxay tuseen shacabka Maraykanka iyo…
Hawgalka ICE,ayaa ka bilowday Minnisota,iyagoo bartilmaameedsanaya Somalida aan sharciga lahayn. Somalida aan sharciga lahayn ee Minisota,waxay sameeyeen khaladaad waa weyn…
Indhaha Shacabka iyo maamulka Maraykanka,ayaa lagu soo jiheeyay Somalida ku nool gudaha iyo kuwa dalkiiba. Laba baaris,ayaa hada ku socota…
Oday Trump sida muuqata,wuxuu khatar ku yahay hogaaminta dadka cadaanka ah ee caalamka iyo doorkooda curadnimo ee bulshada aduunka. Aragti…
Taliska Africom,ayaa war kasoo saaray socdaalkii Talyaha Guud ee Africom iyo weftiga la socday ay ku mareen Geeska Afrika. Waxaa…
Markale,ayaa Maraykanku soo cusboonaysiiyay Lacagta $3-da Milayn ah ee uu dulsaaray Madaxa argagixisada AS ee Buurta Calmadow Yaasiin Kilwe. “Rewards…
Safarka Safiirka Safaarada Maraykanka ee Somaliya uu ku tagay Kismaayo,wuxuu daarnaa Laba Qodob oo kala ahaa….. 1.Dhiirigelinta Ciidamada JL oo…
Ciidamada Puntland,waxaa isku soo Nin Soomaali ah oo muddo ka tirsanaa kooxda Daacish. Ninkan,ayaa uqaabilsanaa diiwaangelinta xubnaha cusub ee kooxda…
Kismaayo,waxaa ka dhacaya Bishan 10-15-keeda Shirweyne Somaliyed oo looga arinsanayo badbaadada dalka. Shirkan,waxaa ka qaybgalaya qaybaha bulshada Somaliyed. Ujeedka ugu…
Uga faa’idaysiga Drons-ka dhanka dagaalka,waa umuhiim Puntland xilligan si la mid ah caalamka kale. Cutub ku hawlgala Drons-ka oo ka…
Ceeldaahir-Ceerigaabo,waa mid ka mid ah Kaabayaasha dhaqaale ee doorka weyn ka qaadan doona kobaca dhaqaalaha Puntland. Wadadan,waa umuhiim isku socodka…
Ciidamada Puntland waxay dileen 3 ka mid ah argagixisada Daacish, kadib markii ciidanku weerareen koox qaabilsanayd iibinta xoolaha ay qashaaan…
AFRICOM oo Duqeyn Cira ah ku Beegsaday DCSH. 27-kii November 2025, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeyn cirka…
“Somaliya,waa Dal lagu bakhtiyay oo lagu hoogay oo aanan mar danbe dad kasoo qaadanayn,waa dad Lacag diris badan,maxaa noo keenay…
Khasaaraha kasoo gaaray Ciidamada difaaca Puntland hawlgalka Calmiskaad,waa… B.300 oo dhimasho ah.T.2700 oo dhaawac ah. Waxay sifeeyeen dhul masaafadiisu gaarayso…
Maraykanku,wuxuu ka wadaa Baallade duqaymo isdaba joog ah oo ay ugu danbeeyeen Xalay,saakay iyo caawa. Ciribtirka daacish,ayuu Maraykanku ballanqaaday in…
Kulanka Puntland iyo Maraykanka oo ahaa mid Laba geesood ah oo iskugu jiray arimo siyaasadeed iyo kuwo Milleteri,ayaa waxaa kasoo…
Weftiga Puntland,waxaa hogaaminayay M.xigeenka Lugatoor,waxaana qayb ka ahaa madaxda siyaasada iyo Ciidamada PL. Dhanka siyaasada… B.W.Dowladaha Madaxtooyada.T.Ergayga xiriirka caalamiga ah.J.Baratakoolka…