Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeryooday, tiro intaa kabadana way ku dhaawacmeen weerar gantaalo ah oo Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen garoonka diyaaradaha caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh. Weerarka oo dhacay axadii – ayaa Boqortooyada Sacuudigu sheegtay in…
TOP HEADLINES
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadkan dib ugu soo laabto…
Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Maxamed Xuseen Gorod, oo ku eedeeysan in uu…
Ciidamada Badda Puntland ayaa si xoog ah kusoo furtay Marka u afduubnaa koox Burcad-badeed ah,…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Cabdiweli Jibriil Bayle, oo ay wehlinayaan gudoomiye ku-xigeenka 1aad iyo 2aad…
War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in baaris lagu sameeyay maleeshiyaadka…