Boolis cusub ayaa lagu wareejiyay amniga caasimadda Puntland ee Garoowe, kuwaas oo gaaraya 300 oo Askari oo kamid ahaa 500…
Browsing: Somalia
Sudan,waxaa ku diriraya Sudaaniyiintii oo Laba garab ah,waxaana kala taageeraya Dowlado banaanka ah. Masar,Qatar iyo Turki,waxay taageerayaan Ciidanka Milleteriga ah,halka…
Siyaasiyan Imaaraadku,waa Dowlada Maanta ugu saamaynta badan Somaliya,waxayna xiriir wanaagsan la yeelatay qaybaha Somalida oo ay ugu horayso Dowlada dhexe.…
Suldaan Siciid,waxaa loosoo diray markii hore casuumad Xaflada Geelle ah,waase inkiray oo kama jawaabin. Waxaa ku xigay oo lasoo hadlay…
25-sano ka hor Carta,waxaa laga soo abaabulay siyaasad ka dhan ah Beesha Daarood oo lagu burburinayo PL oo utaagnayd Fadaraalisim…
Shalay Sadex xubnood,ayaa lagu dilay garaacistii lagu fuliyay argagixisada. Sidoo kale Sadex maalmood ka hor,waxaa la dilay 5 ka mid…
Xeebta Mareero Bosaso,waxaa lagu qabtay sanadkan xuska Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkiiba mar la qabto. Mareero oo si weyn loo…
Islaan Bashiir Islaan Cabdille,waa isinka ka baaqday Jabuti,isla markaana 25-sano ka hor aan aadin Carta. Islaan Cabdille,waa Islaan Bashiir Aabihiis,wuxuu…
Mudug,waxaa ka yimid wefti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka koobanโฆ.. 1.Gudiga horumarinta G.Mudug.2.Ganacsato ka timid…
Garoowe: 28 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee…
๐๐ฃ๐๐ง๐๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Halkan ka akhriso:-
Shirkii Carta,waa jabkii Labaad oo ku dhacay Somalida,marka laga soo tago burburkii 1991-dii. Geelle wax macno leh oo Maanta loogu…
Diyaarada Itoobiya Airlines in ayqbasho dalabkii Dowlada SL ee ahaa in aysan Visa ku xirin muwaadiniinta reer SL ee kasoo…
Khudbadda Dastuuriga ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo furay Kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,ayaa…
Madaxweyne Deni ee kalfadhiga 57-aad golaha wakiilada Puntland,ayaa cadeeyay in PL ay weli ku taagan tahay raadinta Dowlad Somaliyed oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa maanta…
Hadalkan,wuxuu hoosta ka xariiqayaa Shan arimood oo kala ahโฆ.. 1.In colaada Dhulka Beesha Harti PL ay ka go’do oo ay…
“Saaxiibkay Siciid Deni iyo maamulka Puntland,ayaan u mahadcelinayaa”Ayuu yiri.Madaxweyne Cirro. Hadalkan,ayuu ka sheegay Cirro Shirka Nabada ee Sanaag oo uu…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay Shirka Nabadda ee Beelaha Gobolka…
Qardho : 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga degmada Qardho,ayaa galabta…
Qardho: 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hayโadda PDRC Allaah ha…
Xasan laftigiisa,ayaan fahansan in uu ka shaqaynayo,waxaan soconayn,wuxuuse ka rabaa mudo kororsi dadban. Waxaa utagay Shariif Sakiin,Daahir Geelle,Mursal iyo Cumar,waxay…
Tagida Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ee Ceerigaabo,waxay soo afjartay colaadii Sanaag,waxayna fariisisay nabadaynta,iyadoo horseed unoqotay dib ugu soo laabashada Magaalada…
Madaxweynaha Somaliland,Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminaayo,ayaa maanta si rasmi ah u yimid magaalada Ceerigaabo. Ujeedada safarka Madaxweynaha…
Boosaaso: 19 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane…
Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee…
Markab Shidaal siday oo u socday Dekeda Wadanka Jabuti,ayaa waxa gubay gantaal ay ku dhufteen kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen.…
Sanadkii tagay,waxaa PL laga dhoofshay Dahab qiimihiisu dhan yahay $150-Milyan. Dahabkaas ma ahayn mid sifaysan oo Dhagax,ayaa la socday,waana mida…
Wargaleen xog oagaal ah ayaa sheegay in dhawrkii qodob ee Somaliland iyo Itoobiya ay isla gorfeeyeen kulankoodii maalinka dhaweyd ee…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa u muuqda in uu gacmo maran kala soo laabanayo Aqalka Cad, ka dib markii madaxweynaha Maraykanka…
Dowlada Iiraan ayaa sheegtay hadda ka dib in aysna u xayirnayn xayiraadihii saarnaa barnaamijka Nukliyeerka, maadaama heshiiskii tobanka sano socday…
“President Trumpโs global peace mission, noting that Somalia is already reaping the benefits”. Xasan Shiikh Maxamuud,waa ku deg-degay xaqiiqdii hadalkan.…
Badda PL,waxaa ka Kalluumaysta in ka badan 2100 Doonyo iyo Maraakiib shisheeye. Ku dhawaad Bishii,waxay la baxaan Kalluun qiimihiisu gaarayo…
JL,waxay ka dalbatay Itoobiya in ay kusoo wareejiso Talyaha Ciidamada Lugta DFS Khaalid oo Doolow ku dhuumaalaysanayay,iyadoo ku eedaysay in…
Miino,ayaa la kacday Ciidamo ka mid ah kuwa difaaca PL oo marayay Wadada Daraymadoobe. 7-Askari,ayaa ka shahiiday Ciidamada difaaca PL.…
Mid ka mid ah Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Afrika ugu taariikhda dheeraa,ayaa geeriyooday. Weli,isagoon ka dhabayn ama gaarin hankiisii ahaa…
Cirro Maanta,ayuu tagay Adis,isagoo ka haysta casuumad rasmi ah Dowlada Itoobiya. Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya oo udhigma maqaam ahaan Sadex…
Dilalka ka dhacaya mahan kuwo argagixiso ka danbayso iyo kuwo siyaasadeed ee waa danbiyada caadiga ah. Mida kale oo aan…
In ka badan 20 Wadan Madaxdoodii oo ay ugu horeeyaan Maraykanka, Turkiga,Qatar iyo Masar,ayaa kuwada saxiixay Sharma Shiikh damaanadqaadka Wajiga…
Ciidamada geesiyaasha ah ee difaaca Puntlabd,waxay ku dileen Aaga Al Arabiya Laba Xubnood oo argagixisada Daacish ah. Waxay kaloo ku…
Abiy,ayaa uyeeray Xasan Shiikh ee isagu ma dalban markan. Uyeerida Abiy uu uyeeray Xasan,waxay daarnayd arimaha JL. Xasan,ayaa ka dacwooday…
Trump hindisihiisii Nabada Bariga Dhexe,waa dhaqaaqayโฆ. 1.Waxaa istaagay dagaalkii. 3.Xamaas,waxay sii daayeen ku dhawaad 30-Maxbuus oo Israaโiilliyiin ah,iyagoo nool. 4.Waxaa…
Pakistan haday Gacanta ugu jireen Taalibaanku,xaalku,waa ka duwan yahay sidaas xilligan. Mar ayay ahayd Pakistan daaqada kaliya ee ufuran Caalamka…
Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,waxay wadajir uxaqiijiyeen in ay taqgeerayaan Sadex Qodob oo kala ahโฆ. 1.Midnimada,madaxbanaanida iyo Gobanimada Somaliya. 2.Dhismaha…
Boosaaso : 09 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya…
Safiirka UK ma xusin DFS,halka PL uu toos usiiyay maqaamkeeda oo u karaameeyay oo cadeeyay in ay kala xaajoodeen amaanka…
Kulanka PL & UK,wuxuu kusoo idlaaday guul,waxaana lagu gaaray is afgarad,iyadoo laysla qaatayโฆ..
Saadaasha roobka, qaybo ka mid ah degmooyinka ceerigaabo, Taleex, Boocame Xudun, Garowe, Laascaanood iyo Burtinle, ayaa lafilayaa inay helaan roobab…
Maraykanka,Ingiriiska,Itoobiya,Kenya iyo QM,ayaa ukeenay Warqad ay ku qoran tahay in uusan ku dhaqaaqi karin ka shaqaynta waxa loogu yeero (…
Xasan,ayaa udirsaday Abiy casuumad ah in uu yimaado Adis- ababa Sabtida ama Axada (Weekend),waase ka cudurdaartay Abiy oo wuxuu ugu…
Xasan Shiikh,wuxuu udirsaday Mw Uganda codsi ah in uu yimaado Kambala oo ay kulmaan,waase ka cudurdaartay Musefeni oo wuxuu ugu…
Mudaahaaraadkii ay qorshaysteen mucaaradka Xamar,waxaa loo baajiyay baqdin amni. Talyaha Booliska iyo Talyaha Nisa,ayaa uwada tagay Odoyaasha Mucaaradka kana codsaday…
Wuxuu tagay Kismaayo oo kala soo laabtay ilhaamo taariikhda ugashay,kadib markii uu la tagay qorshe la’aan iyo siyaasad xumo. “Walaalkay…
Waa lagu kala kacay wadahadalkii Caawa usocday JL iyo Dowlada Fadaraalka Somaliya. “Ka laabo doorashadii aad qabsatay oo kusoo laabo…
Ugu danbayn,isagoo hagoogan oo qajilaya,isla markaana dacaysan,ayuu ka degay Kismaayo Xasan Shiikh. Waa tilmaan cad oo muujinaysa in uu ku…
Kulamo wax ku ool ah,ayaa uga soo dhamaaday Nayrobi PL & SL. Qodobada kulamada looga xaajooday,waxaa ugu waa weynaa Laba…
Xaruntii Nisa ee Godka Jilocow Xamar,waxaa weeraray argagixisada AS. Wararka hordhaca ee laga helayo halkaas,ayaa sheegaya in Xabadu dhacayso oo…
Wax la hubo,waxaa tagay Kismaayo ilaa iyo hadaโฆ. 1.Talyaha Nabadsugida Kenya.2.Ilaalo kooban oo Xamar ka timid. 3.Kaamirastayaal iyo Protocol-ka Xasan.…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump,ayaa ku dhawaaway Qof walba oo Maraykan ah oo haysta dhalasho in uu siin doono $2-kun. Lacagahan,ayaa…
Xamaas,waxay aqbaleen qorshaha Trump ee soo afjarida colaada Qasa,waxayna soo saareen war uqornaa sida tanโฆ. Waxaan ka mahadcelineynaa dadaalka Madaxweyne…