Horudhac Dadaalo inta badan soo bilowday 2016 ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dowlado iyo hay’ado caalami ah waxay baadi…
Browsing: Somalia
Meel ka mid ah Somaliya in Shidaal laga dilaaciyo,waxay qaadanaysaa hadii si sax ah wax usocdaan 9-10 Sano oo kadib.…
Xaafadahan casriga ah,waxay kor usii qaadayaan qiimaha magaaladan muhiimka u ah Puntland. Garowe,waxaan ka rabnay xarun siyaasadeed kooban qurxoon,nadiif ah…
Ku dhawaad $3-Milyan,ayaa ku baxay dhismaha Hotelkan oo ah (Caduun Hotel Galkacyo). Qaybtiisa 1-Aad,waxaa laga dhisay Caasimada siyaasada PL Garowe.…
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 6 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad…
AS in uu Xasan hor fariisto weli Maraykanku ma fasixin. Bishan 15-keeda ayay AS Madaxdiisu qabsatay jawaabta ugu danbaysa ee…
Firdhiye,waxaa uyeeray Timacade iyo Cali Xoosh oo ku yiri ..(Imow haday wada joogaan Ragiii aad casuumada gacanta uga dhiibtide). Ma…
Waxaa la ogyahay in dhulal badan oo shacabka ka dhexeeyey la iibiyey ama si aan caddaalad ahayn looga raray dadkii…
Dimuqraadigu si fudud ayay uqaawiyeen Jamhuuriga oo hogaamiyahoodii Kursiga ku fadhiyay,waxay ku hor ceebeeyeen caalamka. Waxay tuseen shacabka Maraykanka iyo…
Hawgalka ICE,ayaa ka bilowday Minnisota,iyagoo bartilmaameedsanaya Somalida aan sharciga lahayn. Somalida aan sharciga lahayn ee Minisota,waxay sameeyeen khaladaad waa weyn…
Indhaha Shacabka iyo maamulka Maraykanka,ayaa lagu soo jiheeyay Somalida ku nool gudaha iyo kuwa dalkiiba. Laba baaris,ayaa hada ku socota…
Oday Trump sida muuqata,wuxuu khatar ku yahay hogaaminta dadka cadaanka ah ee caalamka iyo doorkooda curadnimo ee bulshada aduunka. Aragti…
Taliska Africom,ayaa war kasoo saaray socdaalkii Talyaha Guud ee Africom iyo weftiga la socday ay ku mareen Geeska Afrika. Waxaa…
Markale,ayaa Maraykanku soo cusboonaysiiyay Lacagta $3-da Milayn ah ee uu dulsaaray Madaxa argagixisada AS ee Buurta Calmadow Yaasiin Kilwe. “Rewards…
Safarka Safiirka Safaarada Maraykanka ee Somaliya uu ku tagay Kismaayo,wuxuu daarnaa Laba Qodob oo kala ahaa….. 1.Dhiirigelinta Ciidamada JL oo…
Ciidamada Puntland,waxaa isku soo Nin Soomaali ah oo muddo ka tirsanaa kooxda Daacish. Ninkan,ayaa uqaabilsanaa diiwaangelinta xubnaha cusub ee kooxda…
Kismaayo,waxaa ka dhacaya Bishan 10-15-keeda Shirweyne Somaliyed oo looga arinsanayo badbaadada dalka. Shirkan,waxaa ka qaybgalaya qaybaha bulshada Somaliyed. Ujeedka ugu…
Uga faa’idaysiga Drons-ka dhanka dagaalka,waa umuhiim Puntland xilligan si la mid ah caalamka kale. Cutub ku hawlgala Drons-ka oo ka…
Ceeldaahir-Ceerigaabo,waa mid ka mid ah Kaabayaasha dhaqaale ee doorka weyn ka qaadan doona kobaca dhaqaalaha Puntland. Wadadan,waa umuhiim isku socodka…
Ciidamada Puntland waxay dileen 3 ka mid ah argagixisada Daacish, kadib markii ciidanku weerareen koox qaabilsanayd iibinta xoolaha ay qashaaan…
AFRICOM oo Duqeyn Cira ah ku Beegsaday DCSH. 27-kii November 2025, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeyn cirka…
“Somaliya,waa Dal lagu bakhtiyay oo lagu hoogay oo aanan mar danbe dad kasoo qaadanayn,waa dad Lacag diris badan,maxaa noo keenay…
Khasaaraha kasoo gaaray Ciidamada difaaca Puntland hawlgalka Calmiskaad,waa… B.300 oo dhimasho ah.T.2700 oo dhaawac ah. Waxay sifeeyeen dhul masaafadiisu gaarayso…
Maraykanku,wuxuu ka wadaa Baallade duqaymo isdaba joog ah oo ay ugu danbeeyeen Xalay,saakay iyo caawa. Ciribtirka daacish,ayuu Maraykanku ballanqaaday in…
Kulanka Puntland iyo Maraykanka oo ahaa mid Laba geesood ah oo iskugu jiray arimo siyaasadeed iyo kuwo Milleteri,ayaa waxaa kasoo…
Weftiga Puntland,waxaa hogaaminayay M.xigeenka Lugatoor,waxaana qayb ka ahaa madaxda siyaasada iyo Ciidamada PL. Dhanka siyaasada… B.W.Dowladaha Madaxtooyada.T.Ergayga xiriirka caalamiga ah.J.Baratakoolka…
Hawlgalkii Hillaac ee Calmiskaad,waa gabagabo. Dhamaan Ciidamadii ka qayb qaatay,ayaa lasoo xaraynayaa Todobaadyada soo socda,waxayna dib ugu soo laabanayaan fariisimihii…
Ciidamada Mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran iyo kuwa la dagaallanka Argagixisada ee Puntland,ayaa subaxnimadii hore ee 25-ka Bishan…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa weerar afka ah ku qaaday Somalida iyo Dalka Somaliya. Trump,ayaa hadalkan jeediyay kadib weerarkii ka dhacay…
Madaxweyne Deni oo ku jooga booqasho Wadanka Imaaraadka,ayaa guulo ka gaaray arimihii uu u aaday,kuwaasoo laga xusi karo……. 3.Imaaraadku,wuxuu kordhinayaa…
Wefti iskugu jira siyaasad iyo Milleteri oo Maraykan ah,ayaa shalay gaaray Hargaysa,waxayna kula kulmeen Madaxda Siyaasada iyo Ciidanka SL oo…
Gobolka Canfarta waxaa qaraxday Folkaano soo socotay in ka badan 12kun oo sanadood. Qaraxeedu wuxuu abuuray Daruuro Qiic ah oo…
Goobaha Ciidamada Maraykanku ka hawlgaleen,waxay kala yihiin….. 1.Ceelka Bakuuje ee Toga Mareero. 2.Toga Maraagade oo udhaxeeya Toga Baalade iyo Mareero.…
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo socdaal shaqo ku joga wadanka Zambiya ayaa Aqalka Madaxtooyada Wadanka Zambiya kula…
Taliska Booliiska Laanta Nabadgalyada Puntland (Taraafik) ayaa sheegay in habeenkii xalay shil gaadiid oo khasaare naf iyo maal leh sababay…
24-kii Saac ee lasoo dhaafay,waxaa Ciidamada Puntland isku soo dhiibay darsin ka mid ah xubnaha argagixisada oo iskugu jira Somali…
Maxkamadda Darajada 1-Aad ee Degmada Gaallkacyo Gobolka Mudug,ayaa Dil toogasho ku xukuntay Hodan Maxamuud oo lagu helay dilka AUN Marxuumad…
Constitutional Ambiguity and Federal Authority Somalia’s Provisional Constitution enshrines a federal system that relies on clearly defined powers and respect…
Garoowe : 22 November 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa maanta Shir-Guddoomiyey kulan looga…
Dhagaysiga Garmaqal labaad Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle. Maxkamada darajada 1aad ee Degmada Galkacyo oo maalinta berri u fariisan doonto dhagaysiga…
Saabirina Dhowre iyo Ururkeeda Global Citizen Now,ayaa qayb ka ah abaabulka in Koronto loo helo Bulshada Afrika. Ugu danbayn,waxay ku…
Shirkii G-20,waxaa bahdilay oo miisaankiisa hoos udhigay ka maqnaanshaha Trump. Qaadacaada Trump ee Shirka G-20 oo sanadkan lagu qabtay Koonfur…
Madaxii GPS-yada uqaabilsanaa argagixisada ayay Ciidamada difaaca Puntland gacanta ku dhigeen goordhawayd. Qofka la qabtay oo Rag ah,ayaa dhalasho ahaan…
Shan ka mid ah argagixisada,ayaa duqayn lagu dilay goordhawayd. Mid ka mid ah Sxb-da Puntland oo Dowlada Maraykanka,ayaa fulisay duqayntan…
Xubno katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa isku soo dhiibay ciidamada Difaaca Puntland ee saldhiga ku leh deegaanka…
Garoowe : 22 November 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey kulankii…
Xildhibaan Ilhaan Cumar,ayaa sheegtay in iyada iyo Soomaalida ku nool Maraykanka ay yihiin muwaadiniin sharciyaysan, isla markaana ay muddo dheer…
Trump,ayaa laalay sharcigii kmg ahaa (TPS) oo ka hortagayay in la tarxiilo Somalida soogalootiga ah ee ku nool Gobolka Minnesota,taasoo…
Maalgelin $Trillion ah,ayuu Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka. Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga MBS,ayaa gaaray Aqalka-cad. Si maqaam sare leh,ayuu Trump ugu soo…
Saxaafada caalamka,waxaa soo jiitay hawlgalka Calmiskaad ee Ciidamada difaaca Puntland ay ku jiraan mudo ku dhow sanadka. Saxaafadaas,waxaa ka mid…
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY,ayaa looga hadlay guulaha taariikhiga ee ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ka gaareen dagaalka…
Duqeymo culus,ayaa lagula beegsaday beegsaday goordhaweyd Ceelka Maragade ee Togga Baallade firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish. Sidda uu sheegay…
Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Miisaaniyad sanadeedka 2026 ee Dowladda Puntland waxay ka koobantahay dakhli lagu maamulayo Khasnadda Dowladda…
Codka Somaliya,waxaa lagu biiriyay Codadka Maraykanku hogaaminayo ee doonayay in Ciidamo shisheeye la geeyo Qasa. Qaraarkan la meelmariyay,wuxuu soo afjarayaa…
Palestinian Authority has welcomed the adoption the UN Security Council’s adoption of a US-drafted resolution authorising a Board of Peace…
Wafti uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Abdi Farah Juxa oo ay ku wahelinayeen Wasiir Dowlaha…
Garowe: November 17, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo tixraacaysa Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo…
Howlgal culus oo ka dhan ah firxadka kooxda Daacish ayaa ka soconaya maanta Togga Baallade ee buuraleyda Cal-miskaad, kaas lagu…
Waxaa socda dib uqaabayn Ciidamada Calmiskaad,iyadoo Deegaanka Togajeceel lagu wareejinayo Ciidamo la qarameeyay oo deegaanka ah. Guud ahaan Ciidamada Dowlada,waxaa…
Ka Puntland ahaan,waxaa uga filan ka falcelinta E-visa-ha iyo Kaarka aqoonsiga ee Villa Somaliya siyaasadaysay jawaabta uu ka bixiyay maamulka…