Turkiga iyo Pakistan,ayaa si adag uga falceliyay ficilkii jimcihii Rasmus Paludan uu kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ku gubay bannaanka misaajid…
Browsing: Somalia
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Fadaraalka Somaliya,ayaa xukun Xabsi Shan Sano ah ku riday Saddex Odey dhaqameed, oo loo…
Ku dhawaaqista Donald Trump, ee ah in uu u tartamayo madaxtinimada Maraykanka sanadka 2024-ka dhacay, ma ahayn mid la yaab…
Dawladda Itoobiya ayaa ka mamnuucday Deegaanka Soomaalida in ay ka hawl-galaan 14 Telefishan iyo idaacadda BBC Somali, Waxaana Dawlada Itoobiya…
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay caawa magaaladaasi ku dileen Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Gaadiidka &…
Waxaa soo gabo gaboobay Wajiga koobaad ee dhismaha Wadada Bursaalax- Gaalkacyo. 26-km oo ka soo bilaabatay Bursaalax kuna dhamaatay Bayra.,ayaa…
Ku dhawaad Todobaatan Maleeshiyaadka argagixisada Daacish ah,ayaa lagu dilay weeraradii Maraykanku ka fuliyay Buuraha Bari ee Puntland Habeenno ka hor.…
Afar Boqol oo ka mid ah Ciidamadii Eretereya laga keenay,ayaa ka baxsaday Xeradii ay ku xaraysnaayeen,sida wararku sheegayaan. Waxaa jira…
Garaadada Beesha Dhulbahante ee shiraya,waxaa la gudboon in aysan ku dhisin fadhigooda wax Maamul ah. Waxa Kaliya ee laga rabo,waa………
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta magaalada Badhan ee Xarunta gobolka Sanaag tababar uga furay shaqaalaha diiwaangalinta codbixinta Doorashooyinka qof iyo…
Kaliya 3% Ardayda kasoo baxday Dugsiyada Dalka Itoobiya, ayaa ku guulaystey darajooyin ku filan, oo ay Jaamacad ku geli karaan,ayuu…
Ra’iisul wasaaraha waddanka Talyaaniga, Giorgia Meloni,ayaa gaartay caasimadda waddanka Liibiya ee Tripoli, halkaas oo la filayo in ay ku soo…
“Dowladda Puntland marna ma aqbalayso in hannaanka horumarinta dalku uu noqdo mid sababaya in uu dib ugu noqdo Dal meel…
Wasiiro iyo Mas’uuliyiin ka socda Hay’adaha Dowladda Puntland ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Garowe wefti ka socday Banggiga Adduunka oo…
Muqdisho, Janaayo 28, 2023: Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Dhagax dhiggay dhismaha Wadada Alraxma iyo Dhismaha Wadada Badda cas, labadaasi…
WARGELIN GO’AAN. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay ku wargelinaysaa dhammaan inta ay quseyso go’aan Madaxweynaha Dowladda…
Hogaamiyaha militariga Sudan,ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan” biyo xireenka weyn ee Itoobiya.…
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, ayaa ku amray maamulayaasha dowladda ee gobollada dhexe ee dalkani, inay dhaqan geliyaan awaamiirta hal…
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP,ayaa ka digtay in tirada ugu badan ee dadka ku nool Suuriya aysan haysan cunto ku…
Fallaagada Bariga Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo ayaa qabsatay magaalo muhiim ah,Saddex Maalmood uun kadib markii ay dagaal culus la…
Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga,ayaa ku eedeeyay xukuumadda Moscow inay ku xad gudubtay mabaadi’da aasaasiga ah ee ilaalinta…
Wasiirada socdaalka ee Midawga Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Stockholm ee dalka Sweden si ay dib u eegis ugu sameeyaan…
Maraykanka ayaa tallaabo adag ka qaaday shabakad caalami ah oo ka dhisan dhinaca internetka, taas oo lacag ka badan $100…
Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, ka dib…
Caalamka iyo Somaliduba waa og yihiin Wadan Somaliya laysku yiraahdo oo Xasan Shiikh Madaxweyne ka yahay in uusan jirin. Guud…
Hay’adda deeqaha dibadda ee dalka Sweden (SIDA) iyo hay’adaha kala shaqeeya barnaamijka doorashooyinka Puntland oo ay ka mid yihiin PDRC,…
Talyaha cusub oo Booliska magacaabistiisa ma’ahan wax ku yimid soo xulid hab Beeleed iyo mid soo jeedin Ra’isalwasaare,sida ay xaqiijinayaan…
Gudoonka Culumada Somaliyed,waxuu la mid yahay… 1.Xiriirka Kubada Somaliyed.2.Gudoonka dhaliinyarada Somaliyed.3.Gudoonka Dhaqaatiirta Somaliyed.4.Gudoonka Ganacsiga Somaliyed.5.Gudoonka Haweenka Somaliyed. Dhamaantood waa waxba…
In laga kaxeeyo Wasaarada Caafimaadka Agaasimahan waxay qayb ka tahay waxqabadka Xukuumada Deni ee Afarta sano. Xaqiiqdii hadii Qof nool…
Halkan ka daawo muuqaalka
Boosaaso: 26 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda Bandhiga Warxqabadka Dowladda 4-ta…
Ururka caalamiga ah ee duullimaadyada rayidka ee magaciisa loo soo gaabiyo (ICAO),ayaa sare u qaaday darajada ay ku shaqeyso hawada…
Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Dar-es Salaam,ayaa ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo ka dhaca Tanzania, iyadoo uga digtay muwaadiniinta Mareykanka…
Laba Xubnood oo sar-sare,ayaa xalay lagu dilay Saqdii dhexe Dukhayn ka dhacday Aaga Degmooyinka Isku shuban iyo Balli dhidhin (Cali…
Isku-shuban oo la ballaarinayo Biyaheeda,kuwaasoo laga soo qaadayo Isha Isku-shuban,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ma sheegin Dadka laga diiwaangeliyay Sadexda Gobol ee uu ku dhawaaqay in lasoo afmeeray. Sababta loo qariyay…
Shaacinta Xilliga Wejiga 2-aad ee Diiwaangelinta”. Guddiga,ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabanayso Wajiga 2-aad ee diiwaangelinta Gobalada Sanaag,Haylaan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaraywadada Jidka Sodonka ee magaalada Boosaaso, taasi oo la dhammaystiray…
Boosaaso: 25, January, 2023. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Kubadda…
Wax kasta waxaa ka muhiimsan Amniga iyo Lacagta Wadanka xiligan oo xal loo helo. Labadaas marka laxaliyo,ayaa suuq yada ganacsi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni,ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Bankiga Dowladda Laantiisa Magaalada Bosaso. Horay,waxaa loo…
Ku dhawaad 1000 Dhalo oo Khamri ah ayay burburiyeen Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal. Ma’ahan markii ugu horaysay oo ay Ciidanku…
Garoonka Kubada Cagta Bosaso oo si casri ah oo loo dhisayo,ayaa la Dhagax dhigayaa Maanta. Dhismahan Garoonkan waxaa maalgelinaysa Dowlada…
Markab sida Qalabka lagu dhisayo Balaarinta Dekeda Bosaso,ayaa kusoo xirtay Dekedda magaalada Bosaso. Dhismaha Wajiga 1-Aad ee Dekeda Bosaso oo…
Faafaahin dheeraad ah,ayaa ka soo baxaya weerrar loo adeegsaday Madaafiic hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada iyo agagaaraheeda…
Militariga Mareykanka,ayaa sheegayi in dukheyn cusub oo ay ka fuliyeen Somaliya ay ku dileen xubno ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab.…
MADAXWEYNAHA OO DAAH-FURAY SHAQADA BALAARINTA IYO HORUMARINTA DEKADDA BOOSAASO. Boosaaso: 24, January 2023:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa…
Baydhabo fashil Siyaasadeed,ayuu kala soo laabtay Madaxweyne Xasan. Waxba waa soo kala oran waayay Siyaasaiyiintii ku hardamayay Koonfur-galbeed. Madaxweyne Laftagareen…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Deni,ayaa Dhagaxdhigga Balaarinta Dekedda Bosaso ka jeediyay khudbad. Halkan ka daawo muuqaalka
Boosaaso: 24, Janaayo, 2023:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso ku qaabilay wefti balaaran oo uu hogaaminayo…
Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa toddobaadkan u safraysa dalalka Ghana, Mozambique iyo Kenya, si ay uga…
Hoggaamiyaha Isbahaysiga Azimio la Umoja–One Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ku dhawaaqay in uusan aqoonsaneyn dowladda uu madaxweynaha ka yahay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeediyey munaasibadda daah-furka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga…
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay meel qoob ka ciyaarka lagu sameeyo halka ay ku dhaawacmeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku cambaareysay Sweden inay xagjiriin dalkeeda ku sugan u ogolaatay inay nuqul ka mid kitaabka qur’aanka kariimka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Waxaa la dhammaystiray dhismayaal…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa dhagax-dhigay dhismaha Hotel casriya oo uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Halkan ka daawo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka…
Boosaaso: 22 January 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan Qado sharaf ah la qaatay Isimada,…