Author: Jibril Qoobey.

The Society for the Somali Language and Literature ” Far Soomaali :- Cismaan Yuusuf intuusan fartaan soo saarin, xuruufta carabiga ayuu isku deyey inuu afkeenna ku qoro. Arrinkaas waxaa horey isugu deyey Shiikh Aweys iyo Maxamed Cabdille Xassan. Xuuruufta Carabigu macquul ma noqon. Wuxuu isku deyey xuruufta latinka, iyana macquul ma noqon. 1920 ayuu fartaan soo jeediyey in afka soomaaliga lagu qoro.1925 Talyaaniga ayaa qabsaday saldanadii Hobyo. Mas’uuliyiintii Hobyo oo dhan Xamar ayaa lagu xiray. Talyaanigu il gaar ah ayuu ku hayey Cismaan. Markii danbena xabsiga ayuu dhigay oo khatar ayuu u arkay. Fartana waddanka waa ka mamnuucay (Mamnuucii kowaad).…

Read More

Galabta markii lagu kala tagey Golaha,ayuu Madaxweyne Xasan lasoo hadlay Gudoomiye ku xigeenka 2-Aad Abshiroow kuna amray in la Ansixiyo Sharciga Maaliyada. Waxaa la xaqiijiyay in ay Golaha fadhiyeen ugu badnaan 50-Xildhibaan oo uusan kooramku buuxin. Xeerkan,waxuu qabanayaa Ganacsatada Magaalada Muqdisho oo qura,si kale hadii loo yiraahdo kuwa Beesha Hawiye ayuu toos usaamaynayaa. Dhaawicii koobaad oo Siyaasadeed,ayaa caawa gaaray Madaxweyne Xasan,waxayna kala furteen Xildhibaanadii iyo Ganacsatadii Beesha Hawiye si gaar ah. Hogaan xumada Madaxweyne Xasan lasoo baxay waxay khatar ku tahay Dalkoo idi gaarna uma ahan Beel ka mid ah Beelaha Somaliyed. Jibril Qoobey.

Read More

“Yaanan Been isku sheegin Shabaab Baarlamaankuu ku jiraa oo dhex fadhiyaa”.Xildhibaan,ayaa sidaa cad uhadlay. Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka ah,ayaa si cad golaha uga hor sheegay in Alshabaab uu fadhiyo Baarlamaanka. Xildhibaanka,ayaa ku celceliyay in ay tahay hadaan waxqabanayno in Golaha laga saaro Alshabaabka oo hadeer talaabo laqaado. Wax fudud ma’ahan in mid ka mid ah Xildhibaanada uu ku dhawaaqo si furan Xildhibaanada qaarkood ama Shaqaalaha Golaha ama Ciidamada amaanka ay ku dhex jiraan xubno Alshabaab ah. In badan,ayaa si hoose oo xan ah loo sheegayay in Xildhibaanada mudo xileedkan ay Alshabaab Xubno ku leeyihiin. Jibril Qoobey.

Read More

Maanta waxaa is waafaqay go’aankii Puntland ka qaadatay baal-marka XSM ee Dastuurka iyo Baarlamanka Federalka oo ka hor yimid sharcigii baal maarsanaa Dastuurka ee Hay’adda NISA. Akhrintii koobaad,ayaa lagu diiday oo inta badan Xildhibaanadu uga hor yimaadeen kuna tilmaameen,waxaan la aqbali karin. Qodobada ay ku diideen,waxaa ka mid ah… 1.In uu toos uga hor imaanayo Dastuurka. 2.In lagu xalaalaysanayo Hantida Umadda. 3.In uu bannaynayo ku xadgudubka xuquuqda Muwaadinka. 4.In uu yahay mid laga soo min guuriyay Xeeraraka Qaramada Midoobey iyo Maraykanka. Sharcigan awooda uu siinayo Madaxweynaha Fadaraalka waa in uu Qof Ganacsade ah ama Shirkad kusoo rogo cunaqabatayn kadibna isla…

Read More

Iran has executed British-Iranian national Alireza Akbari, the judiciary’s Mizan news agency reported on Saturday, after sentencing the former Iranian deputy defence minister to death on charges of spying for Britain. Here are some details about Akbari and his case: He served in other security roles including as an advisor to the Iranian navy, and led the implementation of U.N. resolution 598 that ended the Iran-Iraq war in 1988. According to a caption in a video aired by Iran’s state news agency IRNA on Thursday, Akbari moved to Britain after being briefly detained and released on bail in 2008. Reuters…

Read More

Xildhibaanada 50-ka ka badan ee Puntland ku matala Baarlamaanka Fadaraalka,waxaa la yaab leh in uusan ku jirin hsl mid oo qayb ka ah doodaha Sharci ee ka socda Golaha. Laba Xeer oo muhiim ah,ayaa ka mid ah Sharciyada miiska saaran oo Xildhobaanadu ka doodayaa…. 1.Shsrciga Maaliyada ee Cunaqabataynta cayiman waa muhiim. 2.Sharciga loo samaynayo hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida waa muhiim. 50-,kaas Xildhibaan waxay ukala qaybsan yihiin Sadex Madax ah… 1.Kuwo aananba Xamar joogin. 2.Kuwo Golaha iska dhex fadhiya oo asal ma doorsha ah. 3.Kuwo Puntland gudaheeda ku mashquulsan. Maba moodid in ay matalaan Ummad iyo Deegaan,waana isku mid iyaga iyo…

Read More

“Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman oo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada Fadaraalku,waxuu u eg yahay mid loogu talagalay Dal leh Dowlad Dhexe oo aan fadaraal ahayn looguna talagalay in lagu maamulo Suuqa Bakaaraha iyo Suuq Bacaad kuma jiro hal Eray oo Fadaraal ah kamana muuqato qaab looga fulin karo Hargaysa iyo Garowe”Ayuu yiri Xil.Macalimow. Xeerkan waa looga baahan yahay Dalkoo idil si uu qayb uga qaato la dagaallanka argagixisada. Balse,waxuu ubaahan yahay sixid iyo toosin Sharci oo waafaqsan Dastuurka Fadaraalka ah. Waxaa yaab leh in doodahan aysan ka dhex muuqan Xildhibaanada gaaraya 50-ka ee Puntland ku matalaya Golaha.

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka. Markuu arkay: Go’aankii Dowladda Puntland ee ka soo baxay 9-kii Jan 2023 Madaxtooyada Puntland. Markuu tixgaliyey: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda. Waxuu Xeeriyey: Magacaabida Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka. Guddiga Goleyaasha Dowladda: Guddiga Khubarada: Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Read More

Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla Ukraine ee Soledar kadib dagaal xooggan oo halkaas ka dhacay. Waxay ku tilmaameen tallaabo muhiim u ah dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukraine. Guushan waxay ciidamada Ruushka u ogolaaneysaa inay u jiheystaan dhinaca magaalada Bakhmut isla markaana ay go’doon geliyaan ciidamada Ukraine ee ku sugan halkaas, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Ruushka. Dhinaca kale, saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in dagaal uu weli ka socdo magaalada Soledar iyagoo Ruushka ku eedeeyay in uu baahinayo war aan loo baahneyn. Dagaalka ka socda magaalada Soledar wuxuu…

Read More

Wasiirka arrimaha didbadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay dalkiisu inuu qorsheyneyn inuu safaarad ka furto Somaliland. “Waxaan rabaa inaan caddeeyo in Kenya aysan qorshaha ugu jirin inay safaarad ka sameysato Hargeysa, sida lagu sheegay baraha bulshada qaarkood iyo kuwa si khaldan u sheegayba,” ayuu yiri Dr Alfred Mutua. Wuxuuna intaa raaciyey Kenya iney safaarad ku leedahay magaalada Muqdisho, siyaasadda saxda ee Kenyana ay tahay iney ilaaliso xidhiidhka walaaltinimo ee labada dal. Hadalka Mutua ka soo yeeray,ayaa ku soo beegmaya xilli la baahiyey war sheegaya iney Kenya safaarad rasmi ah ay ka furaneyso magaalooyin ay ka mid…

Read More

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiisku Catherine Colonna inay ku dareen taageeradooda ku aaddan in Afrikaanku ay kuraas joogto ah ka helaan golaha ammaanka. Baerbock ayaa hadalkan jeedisay ka dib markii iyada iyo wasiirka arrimaha debedda ee Faransiisku ay kula kulmeen guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. “Haddii aanu nahay saaxiibada Yurub iyo anigoo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka, waxaanu aragnaa in dunidu ay sannadka 2023 aanay la mid ahayn tii jirtay wixii ka dambeeyey dagaalkii labaad ee adduunka, sidaa awgeed waxaanu taageernay…

Read More

Qaybtii-2aad Ee Ee taariikhdii Dhaqanka Mudug . Taariikhdii Islaan Cabdille islaan Faarax Islaan Aaden Islaan Maxamud Ugaas Faarax Ugaas Maxamed Ugaas Mahad ….. “Odayaddii aan soo gaaray ama ii waramay oo dhan waxay isku waafaqeen arimahan iyo sifooyinkan inuu lahaa Islaan Cabdille , “ 1.Cadaalad 2.Hufnaan 3.Sinaanta dadka oo isku mid u’ahaa dadka deegaanka uu isinka ka yahay ku nool dhamaan. 4.Isim aan cidna xigaal u’ahayn dadkuna mid uyahay. 5.Inta la’ogyahay islaanku waligii arimaha siyaasada eedeeda waa ka dhowrsan jiray. 6 Eexda Islaanku ma’aqoon. 7.Islaanka Albaabkiisa wali lagama horjoogsan Odayada Miyiga bal taas mid ka duwan bay ahayd oo dhaqanka…

Read More

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta Degmada Iskushuban ee gobolka Bari Galabta ka daahfuray Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Puntland. Maxamuud Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha sare ee Guddiga,ayaa Munaasibada Daahfurka ka waramay muhiimada ay leedahay Diiwaangalintu iyo Guud ahaan Doorashooyinka Qof iyo Codka ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Dowladda Puntland,ayaa si habsami leh uga socota Deegaanka Xaabo ee Degmada Murcanyo ee Gobolka Gardafuu. Xafsa Salaad oo ka mid Xubnaha sare ee Guddiga,ayaa kormeertay goobaha Diiwaangalinta. Sidoo kale Degmada Caluula,ayaa Xalay laga daahfuray diiwaangelinta,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Beesha Caalamka,ayaa markii u horeysey si rasmi ah uga hadashay diiwangelinta codbixiyaha Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntland. Safaaradaha Sweden iyo Norway oo taageera dimuqraadiyeynta Somaliya,ayaa soo dhaweeyey shaqada ay wadaan Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ka socda 16-Degmo oo Puntland ah. In ay hesho taageerada caalamka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland waxay uleedahsy macno weyn.

Read More

Dowladda Itoobiya,ayaa Xalay shaacisay, in Ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay Millatariga Itoobiya, ay ka baxeen Gobolka Tigray. Ciidankan oo ka socday Gobolka Amxaarada,ayaa ka qeybgalay dagaalka sokeeye ee muddada labada sano ka socday gobolka Tigray, kaas oo u dhaxeeyay Ciidanka dowladda oo garabsanaya Erirea iyo Maleeshiyaadka Amxaarada oo dhinac ah iyo xoogaga TPLF. Ka bixistan,ayaa qeyb ka ah, heshiis uu garwadeen ka ahaa Midowga Africa oo ay dowladda iyo TPLF bishii November ku kala saxiixdeen South Africa, kaas oo gundhig u noqon doono nabad ka islaaxda Itoobiya. Dagaalka sokeeye ee Itooboya,ayaa qarxay bishii November ee sannadki 2020-ki, kaddib khilaaf…

Read More

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas,ayaa ku Khamiistii ku dhawaaqay in dadka Somalida ah ee aan sharciga ku lahayn Maraykanka ay sii joogi karaan 18 bilood oo kale. Kordhinta joogitaankooda ayaa ka billaabaneysa bisha Maarso 18-keeda 2023, waxayna ku egtay bisha September 17-keeda ee sannadka soo socoda ee 2024. Waxa uu sidoo kale sheegay in Somaliya mar kale loo asteeyey inay tahay waddan ay dhibaato ka taagan tahay. “Mareykanku wuxuu awood u yeelan doonaa inuu gabbaad ilaalin ah siiyo Soomaalida. Colaadaha iyo dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee socda, oo ay wehliyaan musiibooyinka dabiiciga ah, cudurrada, saameynta argagixisada, dambiyada, rabshadaha…

Read More

Mareykanka,ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-Milyan oo Dollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Cabdi Aaden iyo Dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii hotel DusitD2 ee 2019-kii, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 22 -Qof oo uu ku jiray muwaadin Mareykan ah. Agaasimaha Waaxda Dembi-baarista ee DCI ee Kenya Amiin Maxamed Ibraahim iyo Safiirka Maraykanka ee dalka Kenya Meg Whitman oo shir jaraa’id oo wadajir ah ku qabtay xarunta Dembi-baarista Kenya ayaa ku dhiirrageliyay dadweynaha inay lasoo xiriiran hay’adaha ammaanka haddii ay hayaan ama ay helaan xogta iyo muuqaalka ‘eedeysane’ Maxamuud Cabdi Aaden. “Waxaan maanta ku…

Read More

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada Amniga ay dileen Madaxii howgallada kooxda argagixisada ah ee Daacish, kaas oo kasoo jeeday dalka Itoobiya. Sidoo kale Ciidamada,ayaa ka hortagay weerar ay Maleeshiyaadka argagixisada Daacish doonayeen in ay ka geystaan Degmada Balli-dhidhin ee Gobalka Bari. WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Amniga Puntland ayaa ka hor tagay weerar maleeshiyadda Daacish ay ku qaadeen Degmadda Bali-dhidhin oo ka tirsan Gobolka Bari, abaare 01:00am 12.Jan.2023 Iska hor-imaadkaas ayey Ciidanka amniga Puntland ku dileen Madaxii hawl-galada Maleeshiyada Daacish Abu-Albara Al Amani kaas oo maleeshiyaadka Daacish u magacaabeen madaxa hawl-galada Daacish illa 11kii, July…

Read More

Islaan Cabdille Islaan Faarax Islaan Aaden Islaan Maxamuud,Nin Ina Adeerkii ah oo layiraahdo Macallin Cabdiraxmaan Muuse Islaan Aaden ilaahay naxariista janno Labadoodaba hageeyee,wuxuu igu yiri mar uu taariikhdiisa anoo Telefoon kula hadlaya uu ibarayey… ” Wuxuu ahaa Nin kitaabka ilaahay aan Indhaha ka qaadin,wuxuu ahaa Nin cadaalad badan ,wuxuu ahaa Nin aan kor eegin markii uu fadhiyo Madalaha,Nin aan Dumarku usoo dhawaan jirin,Nin markasta khatima oo ku duceeya Qur’aanka kariimka ama Jamaca . Wuxuu ahaa Nin taariikhda intuu noolaa aan Meherad fariisan ama uusan socodkiisu badnayn. Wuxuu ahaa Nin talada lala leeyahay oo aan waligii isagu midiisa ku dhagin. Waxaa…

Read More

Xeer ilaaliyaha guud ee Dalka Maraykanka Merrick Garland,ayaa Khamiistii wuxuu magacaabay sarkaal baaris ku sameeya sida ay waraaqo sir ah oo Dowladdu leedahay loogu kaydiyey’ Xaafiiskii hore ee Madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba Xafiiskiisa kale ee ku yaalla Gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo. Xeer ilaaliyaha Guud oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee qaabilsan fulinta sharciga Maraykanka,ayaa u magacaabay dacwad-ooge Robert Hur, oo hore u ahaan jiray dacwad oogaha Dowladda Dhexe ee Gobolka Maryland, inuu hoggaamiyo baariitaanka lagu samaynayo waraaqaha sirta ah ee la helay. Go’aanka xeer ilaaliyaha guud,ayaa daba socday, isaga oo hore Qareen…

Read More

Madaxweyne XSM wuxuu yiri waxaan nahay hal Dal iyo Hal Dowlad: Tan kowaad waxaan nahay hal Dal oo Somaliya la isku yiraahdo. Tan labaad hal Dowlad ma nihin, taas oo ahaan lahayd wadatashagii siyaasadeed, Amni iyo Dhaqaale ee Dalka isku wadi lahaa, lana Aamini lahaa hogaankiisa: Dowladda XSM ee laga doonayey kalsoonida iyo dhameystirka shuruuc qabyo Dalka u ah: Awoodda Dowladda siduu u qeybiyey ayey ka muuqaataa in Xassan uu la yimid ficil tafaraaruq ah, halka uu Afka ka leeyahay Somali Heshiis ah. Xassan asaga,ayaa isku ah wax walba- Madaxweyne, Gole Xukuumad iyo Gole Baarlamaan. Qeybinta Awoodda – Xisbiga UPD:…

Read More

Isu socodka caadiga ah ee Hawada,ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya guud ahaan Mareykanka ka dib markii Rakaabkii diyaaradaha ee ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka ay soo food saaray khalkhal,iyadoo dhammaan duulimaadyadii gudaha ay hakad ku jireen saacado badan sababo la xiriira cillad dhanka qalabka Garoomada ah. In ka badan Afar Kun oo Duulimaad,ayaa dib u dhacay waxaana la joojiyay in ka badan lix boqol. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka xoghayaha gaadiidka Mareykanka Pete Buttigieg, wuxuu ku sheegay in mas’uuliyiintu ay ka shaqeynayaan sidii ay ugu xallin lahaayeen arrinta si degdeg ah,isla markaana ammaan ah. Aqalka…

Read More

Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog,ayaa Arbacadii shalay ku casuumay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan inuu booqasho ku yimaado dalkaasi, xilli uu qaabbilayay safiirka cusub ee Ankara, taasoo calaamad kale u ah xiriirka dalalkaasi oo dhawaanahan soo wanaagsanaanayay. Sannadkii lasoo dhaafay, Herzog, ayaa ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Israa’iil oo booqasho ku taga Turkiga tan iyo 2008-dii, kadib markii ay labada dal billaabeen inay soo celiyaan xiriirkooda, soona afjaraan khilaaf diblomaasiyadeed oo soo jiitamayay in ka badan 10 sanno. Labadan dal ayaa ku heshiiyay inay si wadajir ah u magacaabaan safiirro bishii Ogosto. Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay doorashadii…

Read More

Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo Arbacadii ka dhacay meel u dhow xuduudda bari ee dalkaas uu la wadaago Soomaaliya, sida ay sheegeen booliska. Shaqaalaha ayaa la socday kolonyo baabuur oo saddex ahaa oo ka yimid Garissa una socday Bura, markii uu haleelay qarax lagu aasay waddada, kaasi oo la tuhunsan yahay inay ka dambeyso kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida ay sheegeen booliska. “Gaari ay la socdeen afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka Kenya ayaa lagu weeraray qarax miino, dhammaan afarta qof ayaa isla goobta ku dhintay,” ayuu yiri…

Read More

Awoodaha Dowladda Federaalka waxaa loo kala saaraa illaa 3-qeybood, waxayna kala yihiin: 1) Awoodo Dowladda Federaalku leedahay kuwaas oo loo yaqaan awoodaha khaaska ah (exclusive or delegated powers). Awoodahaas waxaa ka mid ah: Arrimaha Dibedda, Difaaca, Lacagta, Ganacsiga caalamiga ah, Boostada & Isgaarsiinta iwm. 2) Awoodo Dowlad-goboleedyadu leeyihiin oo loo yaqaan awoodaha soo-hara (reserved or residual powers). Awoodahaas waxaa ka mid ah: Waxbarashada, Caafimaadka, Horumarinta, Kheyraadka dabiiciga ah, Guryaha, Golayaasha Degaanka iwm. 3) Awoodo labadooda ka dhaxeeya, kuwaas oo loo yaqaan awoodaha wada-socda ama ka wada-dhaxeeya (concurrent powers). Awoodaha ka wada dhaxeeyn karana waxaa ka mid ah: Canshuuraha, Maxkamadaha, Doorashooyinka,…

Read More

Shirka uu furay Xasan Shiikh waxaa lagu tilmaami karaa Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka. Sababtoo ah Puntland horay ayay udiiday in ay qayb ka noqoto Shirkaas iyo Qodobada looga xaajoonayo. Sidoo kale Somaliland,ayaa horay usii maqnayd oo ku dhawaaqday goosasho ay kaga baxday Jamhuuriyada. Ma furin midka Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Somaliyed Madaxweyne Xasan Shiikh. Magac ahaan waa Madaxweynaha Jamhuuriyada,balse micno ahaan waxuu matalaa Bartamaha iyo Koonfurta Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh. Waa loogu yeeri karaa Madaxweynaha Bartamaha iyo Koonfurta Dalka ilaa laga helayo Dastuur lagu midaysan yahay oo dhamaystiran. Somaliya waa Sadex qaybood oo mid walba ay leedahay Dastuurkeeda…

Read More

Waa dharbaaxo Diblomaasiyadeed oo Kenya ku dhufatay Dowlada Fadaraalka Somaliya. Kenya in ay Hargaysa ku darsato hawlgalda cusub ee Diblomaasiyadeeda kusoo kordhay waxay ka dhigan tahay in ay u aqoonsatay ugu yaraan maamul ka madaxbanaan Dowlada Fadaraalka ah. Waa xeerin la’aan midnimada Dhuleed iyo mida Dowladnimo ee Somaliya,waana xadgudub cad talaabada Kenya. Wakiil ufadhiyi doona ayay si rasmi ah Kenya ugu dirsanaysaa Hargaysa dhawaan sida uu qoray Wargeyska Business Daily. Dowlada Fadaraalka Somaliya kama aysan hadlin qorshaha Kenya ay kula bilaabayso xiriirka Diblomaasi ee maqaamkiisu sareeyo Maamulka Waqooyi Galbeed ee Somaliya. Jibril Qoobey.

Read More

Odoyaasha Beesha Jaamac Siyaad,ayaa iska beri yeelay warar ay faafiyeen warbaahinta SL oo sheegaya in heshiis dhexmaray iyaga iyo Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha SL Maxamed Kaahin. “Hadaan nahay Beesha Jaamac Siyaad waxaan la qayb nahay Dhulbahante kama baxsanin,lama aanan heshiin SL ,ma aqoonsanin maamulkooda iyo Dastuurkooda,waxa kaliya ee aan kuwada hadalnay in ay nagu soo wareejiyaan Ragii dilay Ninkayagii”Ayay yiraahdeen Odoyaashii Jaamac Siyaad. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Gardafuu iyo cirifka ugu shisheeya Deegaamada Puntland ayay gaartay Diiwaangelinta. Ugu yaraan 400 oo km Deegaan ujira Bosaso,ayaa laga bilaabayaa Diiwaangelinta. 6-beri kadib Diiwaangelinta,waxaa ka muuqata in Bulshadu aad ugu soo baxday muujisayna rabitaan weyn. Gobollada Bari,Karkaar iyo Gardafuu ayay wada gaartay si qurxoon oo xasiloona uga socotaa. Puntland waxay utahay guul taariikhiya oo ay ka gaartay casriyaynta nidaamkeeda Dowladnimo. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya,ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa, arrintaas oo qeyb ka ah heshiiskii xabbad-joojinta ahaa ee ay labada dhinac bishii November ku saxiixdeen dalka Koonfur Afrika. Getachew Reda boggiisa Twitter-ka ku qoray in kala gudbinta hubka ay xaqiijiyeen kormeerayaal ka socday ururka Midowga Afrika iyo koox qaabilsan hubinta. Tallaabadan,ayaa saldhig u ah heshiiska waxa uuna la mid ahaa qodobka dhigaya in adeegyadii dowladda lagu soo celiyo gobolka ay burburiyeen dagaalladii lagu dilay boqollaalka kun ee qof. Shardi kale,ayaa ahaa in Gobolka laga saaro Ciidamada militariga Eritrea ee ka barbar dagaallamayay Dowladda Itoobiya.…

Read More

Ciidamada Badda Mareykanka,ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori oo ah kuwa darandoorriga u dhaca markab marayay gacanka Cummaan oo ay rumeysan yihiin in uu ka yimid Iran una socday Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada badda Talaadadii. Waxay ahayd qabashadii ugu dambeysay ee hub la sheegay in uu ku socday dalka ugu saboolsan dunida Carabta, waxaana qabtay ciidamada ilaalada xeebaha ee USS Chinook. Timothy Hawkins, oo ah afhayeenka kooxda shanaad ee ciidamada badda ee Bariga Dhexe ayaa sheegay inay qabtay qoryahan oo ahaa nooca Kalashnikov ah oo midmid lagu…

Read More

Dowladii Farmaajo,ayaa xiligeedii diyaarisay Mashaariic laga dalbanayo African Development Bank (AFDB). Mashaariicdaas oo ku kacayay 68-Milyan oo dolar,waa laga qadiyay Puntland xliigaas. Kaliya waxay PL ku lahayd Wado Jid cadde ah oo $2-Million ku kacaysa iskuna xiraysa Gaalkacyo-Galdogob oo Odoyaal kasoo jeeda Beesha Leelkase ay ula tageen Fahad si Abtinimo ah. Dowlada Xasan markay talada la wareegtay,waxaa laysla gartay in lasaxo Mashruucaas Puntland qoondadeedii laga siiyo. Balse Madaxweyne Xasan ma fulin ballanqaadkii sidii uu ahaa Mashruucaas,ayuuna udaayay. Haatan Lacagtii Mashruucaas,waa lasoo ogolaaday,iyadoo ay Puntland ku leedahay 2-Milyan oo dolar qura. Madaxweyne Xasan danbiga Labaad ee uu ka galay reer Puntland…

Read More

Wada xaajood,ayaa ufurmay Shabaab iyo Dowlada Fadaraalka,sida ay xaqiijinayaan Diblomaasiyiin sare. Ganacsato kasoo jeeda Beesha Abgaal,ayaa ka shaqeeyay dhexdhexaadin ka dhacday Xamar Xarunta Nisa. Shabaab way aqbaleen wada hadal iyo in ay ugu danbayn Hubka dhigaan oo kusoo biiraan Dowlada. Laba Sharuudood ayay miiska soo saareen kuwaasoo kala ah… 1.In Wasaarada Amniga iyo Wasaarad kale la siiyo. 2.In Dowlad Goboleedyada laga siiyo Jubaland oo ay qayb ka noqdaan hanaanka doorashadeeda ayna soo diyaarinayaan Qof hogaamiya. Arinka Jubaland markii falanqayntiisa lasii guda galay waxay ku doodeen in Shacabku iyaga taabacsan yahay,isla markaana ay isku hayn karaan Bulshadaas soona afjari karaan khilaafaadyada…

Read More

Saraakiisha Ukraine,ayaa sheegay, in ciidamada Ruushka oo kaashanaya maleeshiyaad calooshood u shaqeystayaal ah ay kordhiyeen weerar ay ku qaadeen magaalada yar ee cusbada laga soo saaro ee Soledar ee dhacda dhinaca bariga Ukraine. Saraakiishu waxay sheegeen, in ciidanka Ukraine ee aaggaasi jooga ay iska caabiyaan mowjado weeraro ah oo ay hogaaminayaan ciidamada Ruushka. Hase yeeshee, Britain ayaa maanta sheegtay in ciidanka Ruushka iyo kuwa calooshood u shaqeystayaasha ka tirsan kooxda Wagner, ay u badan tahay inay hadda gacanta ku hayaan inta badan magaaladani oo ka tirsan gobolka warshadaha caanka ku ah ee Donbas. Qabsashada Soledar ayaa ciidamada Ruushka uga dhignaan…

Read More

Barakaca hore haatana ah Puntlander,ayaa qaatay Warqada Diiwaangelinta Codbixiyayaasha. Ma’ahan kaligii ee waa Muwaadiniin badan oo Qaybaha kale ee Dalka kasoo barakacay deganaana Puntland 20-kii Sano ee udanbeeyay,ayaa qayb ka ah isdiiwaangelinta. Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland,ayaa si habsami leh uga socota maalinkii 6-Aad Sadexda Gobol ee Bari,Karkaar iyo Gardafuu. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Puntland waa Somaliya,Somaliya waa Puntland. Yaan ka go’naa oo naga Somalisan,naga soo jireensan? Hooyada,iyadaa laga farcamaa ee iyadu farac ma noqoto. Puntland weligeed kama tanaasulayso Jamhuuriyada Somali midaysa xataa hadii Xamar ka tagto. Go’aamada soo baxay waa fasirid Dastuurada Puntland iyo Fadaraalka iyo doorka PL ee Dowlad dhiska Somaliya. Hal Qodob,ayaa ku jira oo ay tahay in ay fahmaan Bulshada Puntland iyo mida guud ee Somaliya kaasoo ah.. Khalad Siyaasi oo caadifada Somali jacaylku na dhaafisay,ayaa waxaa ahaa in aan ku milano Bartamaha iyo Koonfurta Dalka. B.Isku waaqici manihin.T.Isku heer Nololeed ma nihin.J.Isku heer maamul ma nihin.X.Isku heer fahan nidaam…

Read More

Go’aamada kasoo baxay Dowlada Puntland waa kuwo masiiriya oo xiligoodii yimid. Hadaba si masiiri ahaantoodu udhamaystiranto oo Sharciyad rasmiya uhelaan una noqdaan wax Beri Puntland wax ugooya waa in Madaxtooyadu samaysaa Sadex arimood oo kala ah…. 1.In Golaha Wasiirada loo gudbiyo lagana ansixiyo. 2.In Baarlmanka loo gudbiyo,lagana ansixiyo 3.In Aqalka Sare Xubnaha ugu jira PL in loo gudbiyo. Intaas kadib waxay noqonayaan Qodobadan kuwo dan guud ku fadhiya oo kasoo baxay Golayaasha Dowlada Puntland oo idil. Dalku Fadaraal ah ma’ahan ee waa Somaliland oo Muuse xukumo,Puntland oo Deni xukumo,Bartamaha iyo Koonfurta oo Xasan xukumo. Madaxweynaha halagu garab siiyo socod siinta…

Read More

Waxaa Maalinkii 5-Aad Guud ahaan Gobolada Sadexda ah ee Bari,Karkaar iyo Gardafuu ka socda Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland. Dadku way isa soo tarayaan maalinba maalinta ka danbaysa si weyn ayayna ugu soo baxayaan Diiwaangelinta. Degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar,ayaa ka mid ah Deegaamada ay ka socoto Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Dowladda Puntland.

Read More

Garoowe: 08 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kaga qeybgalay Munaasabadda Bandhiga waxqabadka 4-sano ee lasoo dhaafay iyo Daah-furka Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2023. Munaasabadda 8-January 2023, ayaa si ka duwan Sidii hore loo xusay caawa Iyadoo lagu soo bandhigay Waxqabadka Dowladda ee Afartii sano ee lasoo dhaafay, oo lagu soo gudbiyey Qoraal, Buug daabacan iyo Dukumenteri maqal iyo muuqaal ah. Waxaa Bulshada iyo Warbaahinta oo toos u tebinaysay lala wadaagay Yoolashii Madaxweynaha ee xiligii olihiisii Doorashada, Habka yoolkasta loogu jaangooyay qordhe…

Read More

Sool iyo Sanaag?? “Qadiyada Somaliya waa wax isku xiran,waxaana ugu horeeya Qadiyada PL iyo SL oo meel la saaro,waana in Dhulka PL ka maqan lasoo celiyaa oo xalka Somaliya isku Albaab laga galaa”Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Waxaa muuqata in qadiyadihii lagu kala kacay Shirkii Xamar ay qayb ka ahaayeen Dowlada Xasan Shiikh oo rabta in SL si gaar ah loo tixgeliyo iyadoo Sool iyo Sanaag la raacinayo. PL doodaas waa ka hor timid sida uu xaqiijiyay Madaxweyne Deni. Ciyaar khaldan,ayuu ciyaaray Madaxweyne Xasan,waxuuna ilowsan yahay in Dowladnimada lala leeyahay oo uusan kaligii wax walba ahayn. Doodan ilaalinta Dastuurka,Midnimada iyo Cadaalada…

Read More

Madaxweyne Deni oo Caawa ay ku beegnayd 4-sano ka hor doorashadiisii hogaaminta Puntland,waxuu ku dul istaagay arimo door ah khudbad uu ka jeediyay Xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka Xukuumada. Puntland iyo Fadaraalka,ayuu ka hadlay..”Waxii Puntland soo qabatay ee ahaa Dastuurka Kmg ah,Shirarkii Fadaraalaynta ee Garowe iyo Galkacyo iyo in Caasimada Dowladu ku shaqayso waxii ay gelisay waa in aan la dayicin”. Dimuqraadiyaynta Puntland,ayuu ka hadlay. Xaalada Laascaanood,ayuu ka hadlay…. “Dastuurka in la qabyo tiro,waxaa hor taagan in arinka Somaliland meel la saaro mana yeelayno in Sool iyo Sanaag si dadban Gacanta loogu geliyo SL,iyadoonba goobta joogin,ilaa Dhulkayaga meel naloo saaro…

Read More

Qodobadii kasoo baxay Shirkii Xamar ee Wadatashiga Qaran,ayuu dul istaagay qeexayna mowqifka Dowlada Puntland. “Laba Qodob,ayaanan wax ka saxiixin Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkaas,kuwaasoo kala ahaa sida Garsoorkeenu noqonayo iyo Maamulka Dowladeed ee Fadaraalka iyo heer State”Ayuu yiri Madaxweyne Deni. “Garsoorka,waxaan ka rabnaa in uu noqdo mid madax banaan oo ku fadhiya xeerarkeena iyo Dastuurkeena balse waxaa meesha la keenay wax khilaafsan Dastuurkeena,waana diiday in aan saxiixo oo awoodayda Dastuuriga ah,ayaan ii ogolayn,waxaana go’aansaday in aan idin kula soo laabto.”Ayuu yiri M.Deni. “Qodobka Labaad waa sida uu noqonayo heerarka Maamul Dowladeed ee Dalka,waxaana Shirka la keenay wax ka duwan waxaanba filaynay…

Read More

Dowlada Puntland waa in ay qaybteeda ka heshaa Hubka Dowlada Fadaraalka loogu deeqay. Waa in ay qaybteeda waydiisataa Puntland Dowlada Maraykanka oo deeqdan bixisay. Inta badan Beesha caalamku waxay ugu deeqdaa Dowlada Somaliya Dhaqaale iyo Qalab loogu talagalay Ciidamada Amaanka iyo la dagaallanka argagixisada mana soo dhaafaan Bartamaha iyo Koonfurta Dalka. Somaliya weli kuma guulaysan in ay midayso Siyaasadeeda amni iyo Ciidan mana jiraan Ciidan Qaran.

Read More

Shirka iyo go’aamada kasoo baxay waa loo baahnaa. Beesha Fiqi-shinni in la xuso waxay muujinaysaa in reer Sool ay diyaar uyihiin wada noolaansho oo ay ilaalinayaan xuquuqda Cid walba oo la degta. Warmurtiyeedkan Siyaasiyan,ayuu muhiim ugu yahay reer Sool,waxuuna Caafimaad daro Siyaadadeed ku yahay Somaliland. Si gaar ah,waxuu jawaab ugu yahay Wasiir Maxamed Kaahin iyo weftigii la socday ee yimid duleedka Magaalada Laascaanood. Talaabo Siyaasadeed oo horay loo qaaday ayay utahay Reer Sool. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Gaas Maalin kuma darsan weliba,isagoo ka faa’idaysan kara fursado markaas jiray. Faroole Dastuurka oo la dhamaystiray,ayuu hirgelintisii 5-ta Sano dhex raacsaday Sanad si kale uguma dhicin. Cadde kuma darsan ee isbadalkii,ayuu fuliyay. Maxamed Cabdixaashi kuma darsan hal Maalin. Cabdullaahi,ayaa ku darsaday,waxaana laga dhaxlay khasaare xoog leh. Madaxweyne haku fakarin mudo kororsi hal daqiiqo. Dimuqraadiyada mudada kuu hartay ka shaqee intaad ka gaarto,kadibna doorashada Madaxtooyo xiligeedii ku qabo. Hadaladaadii Caawa ee Burtinle aad kaga kaftantay waxay u ekaayeen kuwo mudo kororsi uhanqal taagaya. Sida aad ku dul istaagtay khudbadaadii ilaali xeerarka heshiiska lagu yahay oo fuli Dastuurka iyo astayntiisa mudo xileedka…

Read More

Ka dib 15 wareeg Codbixin ah oo socotay Shan maalmood,ayaa ugu danbayn Ninka laga soo doorto California Kevin McCarthy loo doortsy Afhayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka. Doorashadan,ayaa ku timid tanaasulaad loo sameeyay Jamhuuriyiinta garabka Midig. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa soo saaray bayaan uu ugu hambalyeynayo McCarthy, wuxuuna yiri.. “Waxaan diyaar u ahay inaan la shaqeeyo Jamhuuriga,iyagana waxaan filayaa in ay diyaar u yihiin in ay ila shaqeeyaan”.

Read More

After 15 rounds of voting over five days and concessions to right-wing Republicans, California Congressman Kevin McCarthy was finally elected speaker of the U.S. House of Representatives on Saturday. U.S. President Joe Biden issued a statement congratulating McCarthy, and saying, “I am prepared to work with Republicans when I can and voters made clear that they expect Republicans to be prepared to work with me as well.” Late Friday, after the 14th ballot there was a move to adjourn the House until Monday, but that vote also failed after Republicans changed tactics and decided on a 15th effort to elect…

Read More

Prince Harry has acknowledged killing 25 people in Afghanistan during his time as an Apache helicopter pilot, according to the United Kingdom’s media, quoting a soon-to-be-published autobiography. Harry, the duke of Sussex, served in Afghanistan first as a forward air controller in air raids from 2007-2008, then flying the attack helicopter between 2012-2013. vealed that he undertook six missions as a pilot that led to him “taking human lives”, the Daily Telegraph reported. Harry said he was neither proud nor ashamed of doing so. He also described eliminating the targets as like removing “chess pieces” from a board. “My number…

Read More