Articles by Jibril Qoobey
Warbixin: 4-tii qof ee Afrikaan ah qof ayaa bixiya laaluush si uu u helo adeeg dowladeed
Hay’adda Transparency International , ayaa soo saartay warbixin sanadeed ku saabsan maalinta musuq maasuqa Caalamka,waxaana…
Wasiir Cawad oo beeniyay Shirka Farmaajo iyo Uhuru ee Addis Ababa (DHAGEYSO)
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadal heynta warbaahinta saddexda dal ee…
Mareykanka: Guulo ayaa laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in hormaro badan laga sameeyay dagaalka ka dhanka Kooxda Al-Shabaab…
VIDEO: Puntland “Socdaalka Kheyre waa mid lagu burburinayo Galmudug”
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Cabdifitaax Xaange, ayaa sheegay in Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Villa Somalia oo loo gudbiyay Warbixin la xiriirta Arrimaha Dastuurka (Sawirro)
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo ay wehliyaan La-taliyayaal iyo Agaasime-waaxeedyo katirsan Wasaaradda Dastuurka…
Madaxweynaha Ruushka oo farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha…
VIDEO: Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka cusub ee EU oo kulmay
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee…
Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Talyaaniga ? (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Kulan la qaatay Safiirka Dowlada Talyaaniga…
VIDEO: Wasiir C/llaahi “DF waa ay Siyaasadeysay Mustaqbalka Ardayda Puntland”
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ee Dowladda Puntland C/llaahi Maxamed Xasan, ayaa fariin adag…
Safiirka Cusub ee Ruushka u soo magacaabay Somalia oo waraaqaha laga guddoomay (Sawirro)
Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Calasow, ayaa…
Akhriso: Puntland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee D/sare
Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa ku dhaqday manta Natiijada emtixaankii shahaadiga…
WAR DEG DEG AH: Jabhadda Col. Caare oo la wareegtay Ceergaabo iyo Dagaal culus
Wararka naga soo gaaraua Magaalada Ceergaabo ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Dagaal culus…
Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray Magaalada Marka (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray…
VIDEO: Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu fuliyay xukun dil ah
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay saddexda nin…
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ammaan u jeediyay Ciidanka Jubbaland (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka…
Puntland iyo Villa Somalia oo isku maan-dhaafay Doorashada Jubbaland
Khilaafka u dhexeeya Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay sii xoogeystay,…
Taliyeyaasha Ciidamada oo booqday Xerooyin Ciidan (Sawirro)
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaasha Ciidanka Qalabka Sida ayaa Maanta Booqdey Xeryaya…
Cali Maxamed Geedi “Kenya uma aha cadow Soomaaliya”
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay Dowladaha Somalia iyo Kenya…
Puntland oo diiday in kulan lagu soo dhaweynayo Kheyre lagu qabto W/Gaalkacyo (War-saxaafadeed)
Dowladda Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday in lagu qabto Shirarka iyo Barnaamijyadda la xiriira Arrimaha…
VIDEO: Axmed Madoobe “Afka Soomaaligu wuxuu qarka u saaran yahay inuu Dhabar go’o”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Sheegay in Af-Soomaaligu uu ku dhow…
Al-Shabaab oo guddoomiye cusub u magacowday Muqdisho
Ururka Al-shabaab ayaa guddoomiye cusub u soo magacowday magaalada Muqdisho kadib markii duqeyn lagu dilay…
VIDEO: Guddoomiye Dhooba-daareed “Ma aqbali karno in Puntland oo awood leh ay Qabiilo difaacaan SSC”
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Axmed Maxamed Dhooba-daareed, ayaa si adag uga hadlay Xaalada…
Maxkamadda ICC oo Danbi ku Heshay Ntaganda
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ee loo soo gaabiyo ICC ayaa maanta hogaamiyihii hore ee…
QM “Puntland waa hormuudka Soomaaliya” (War-saxaafadeed)
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya (UNSOM,) oo looga warbixiyay socdaalkii…
Odayaasha dhaqanka Gaalkacyo oo shuruud adag ku xiray la kulanka R/wasaare Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ku hoyday Magalada Gaalkacyo ee…
VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta u yeeray Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni…
VIDEO: Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka QM ?
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku…
Odayaasha Cadaado oo diiday inay la kulmaan Ra’iisulwasaare Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta safarkii labaad muddo bil gudaheed…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo kismaayo Siweyn loogu soo dhaweeyay. (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa manta dib ugu soo laabtay Magalada Kismaayo kadib…
Saalax Xabiib Jaamac oo mar kale uu magacaabay Madaxweyne Deni.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa u Magacaabay Saalax Xabiib Jaamac Wasiir Dowlaha…
DEG-DEG: Ra’iisulwasaare Kheyre oo loo diiday Gaalkacyo & Ciidan xiray
Wararka ka imaanay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Ciidan careysani ay…
PRESIDENT DENI’S DILEMMA AND PUNTLAND CONCERNS
President Said Abdullahi Deni of Puntland was an outsider of Puntland politics. He is not…
Madaxweyne Deni oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta (Akhriso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 35 ee 8da Luulyo…
Al-Shabaab oo Todabaad gudihiis Toogasho ku fulisay 18 Ruux
Kooxda Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee shalay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada…
IGAD oo War kasoo saartay Xaalada Galmudug
Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay howlaha dib u heshiisiinta iyo dhismaha ah ee ka…
Warbixin: Baadigoobka Hannaanka Doorasho ee ugu habboon sanadka 2020
Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa warbixin ka soo saaray Baadigoobka Hannaanka Doorasho ee ugu…
Madaxweyne Deni oo magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo…
PRECONDITIONS TO THE TALKS BETWEEN THE TIGRAY AND THE PRIME MINISTER DR ABIY AHMED
PRECONDITIONS TO THE TALKS BETWEEN THE TIGRAY AND THE PRIME MINISTER DR ABIY AHMED Grievances…
Puntland oo digniin adag u dirtay Dowladda Federaalka (War-saxaafadeed)
Dowladda Puntland ayaa ugu digtay Dowladda Federalka Soomaaliya inay fara-gelin ku samayso Doorashooyinka Dowlad Gobaleedyada…
Shirkadda Diyaaradaha ee Daallo oo loo diiday inay kasoo degto Garoonka Garoowe (Akhriso)
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa ugu hanjabtey Shirkadda Diyaaradaha ee Daallo Airlines…
VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo diiday ansixinta Xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018-kii
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta diidey inay ansxiyaan Xisaab xirkii Miisaaniyaddii Dowladda ee…
Al-Shabaab iyo Shacab ku dagaalamay Gobalka Hiiraan
Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ka dhacay inta u…
Wasiir Sadiiq “Wax ka badelka Sharciga Shaqaalaha rayidka wuxuu Sahlayaa in la helo Shaqaale xirfad leh”
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa…
Musuq-maasuq baahsan oo hareeyay Fiisooyinka Xujeyda Soomaaliyeed (Warbixin)
Xujeyda Soomaaliyeed ayaa weli la’ Fiisooyinkii ay ku aadi lahaayeen Dhulka Barakeysan ee Boqortooyadda Sacuudi…
VIDEO: Naag naago ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo Ee Galmudug oo la qabtay
Booliska Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa soo bandhigay gabar xirneyd dharka raga , kuna…
Madaxweynaha Jubbaland oo Daah-furay Carwada Bandhiga Buugaagta Kismaayo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qaybgalay maalinka koobaad ee…
Wakiilka Cusub ee QM oo kusoo wajahan Garoowe
Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa…
Jubbaland oo si adag uga jawaabtay War kasoo baxay DF (War-saxaafadeed)
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa jawaab adag ka bixiyay War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda…
VIDEO: Hanti-dhowraha Guud ee Puntland oo maanta hor-tagaya Baarlamaanka
Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland, ayaa lagu wadaa inuu maanta hor-taggo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda…
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo hawlgallo ka sameeyay deegano dhaca Galbeedka degmadda Kismaayo (SAWIRO)
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa hawlgallo ka sameeyay deegano dhaca Galbeedka degmadda Kismaayo gaar ahaan…
Mid kamid ah beelaha Jubbaland oo maanta shir ballaaran uga furmay Magaalada Kismaayo
Shirweynehan oo magaalada Kismaayo uga furmay Waxgaradka, Salaadiinta, Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta mid kamid ah beelaha…
VIDEO: Wafdi isugu jira Xildhibaanno, Siyaasiyiin iyo Qurbajoog Oo maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo
Xildhibaano,qurba joog iyo siyaasin kasoo Jubaland,ayaa gaaray Kismaayo. Ujeedka waftigaas ee Kismaayo ayay ku sheegeen…
VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Hanti-dhowrka Guud
Waxaa dood adag ka taagan tahay xisaab xirka Miisaaniyada Xukuumada Puntland. Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda…
VIDEO: Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo u digay Wadamada Caalamka (SHIR JARAA’ID)
Sawirro: Maamulka cusub ee Gobalka Karkaar iyo Taliska Boolis oo xilkii la wareegay
Maamulka Cusub ee Gobolka Karkaar iyo taliska Ciidamada Booliska heer Gobol iyo mid Degmo ayaa…
Hay’adda PDRC: Dadka Puntland waxay diyaar u yihiin nidaamka Xisbiyadda Badan
Hay’adda Hormarinta iyo Cilmi-baarista Puntland ee PDRC ayaa diraasad ay soo bandhigtay ku sheegtya in…
Maxay tahay Ujeedada Safarka Ra’iisulwasaare Kheyre ee Gaalkacyo ?
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa lagu waddaa…
Akhriso: Shirkii Jaraa’id Wasiirka Arrimaha Dibedda XF Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin…
Akhriso: Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud, kuwana xilal ka qaadaya
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maalmaha soo socda la filayo inuu isku…