Articles by Jibril Qoobey
VIDEO: Golaha Wasiirada ee xilka sii-haya oo ansixiyay Guddi muhiim ah
Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ayaa maanta ansixiyay 9-ka xubnood ee Guddiga Madaxa bannaan…
CC Warsame “Madaxweyne Deni dadkuu ku qaabilay Muqdisho, Farmaajo..” (VIDEO)
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Madaxweynayaasha…
Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabis sameeyay (Akhriso)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka…
Deni “Gogosha Dhuusamareeb annaga weli waa noo furan tahay” (VIDEO)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah…
Axmed Madoobe “Dadka oo dhan qandhada hadda haysa waa tan doorashadda” (VIDEO)
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad lagu soo dhaweynayo Isaga…
LIVE: Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo khudbaddo jeedinaya
QoorQoor, Lafta-gaareen iyo Waare oo ku shiraya Baydhabo
Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa Shir ku yeelanaya Magaalada Baydhabo ee…
Waa sidee dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee ka socda Dekedda Boosaaso ? (VIDEO)
Waa sidee dhaq dhaqaaqa Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ?, xili isku socodka…
Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga Gobalka Bari ? (VIDEO)
Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta Shir-guddoomiyay shirka Guddiga Aminga Gobolka, kaas…
Kismaayo: Qarax Ismiidaamin ah oo lala beegsaday Ciidammo Soomaali iyo Mareykan ah
Qarax Ismiidaamin ah ayaa lagu eegtay Degaanka Janaay Cabdalla ee Gobalka Jubbada dhexe Kolonyo gaadiid…
Kulanka looga hadlayo Amniga Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo (VIDEO)
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo la shirsan Beelaha HAWAIYE (VIDEO)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo…
Puntland oo digniin u dirtay Hay’adaha UN & NGO-yada ka howlgalla Degaanadeeda (Akhriso)
Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse, ayaa soo…
Ciidammada Dowladda oo ku dagaalamay Beledxaawo (Sawirro)
Ciidammada Gorgor ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay geysay Gobalka Gedo iyo Booliska Degmada Beled-xaawo ayaa…
Beelaha Hawiye oo qado-sharaf u sameynaya Deni iyo Axmed Madoobe
Munaasabad qado soo dhoweyn ah oo Beelaha Hawiye ugu sameeyeen Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubbaland…
Banaan-baxyo lagu dalbanayo inay Cadaalad hesho AUN Hodan Shanlayste oo ka dhacay Garoowe (VIDEO)
Banaan-baxyo looga soo hor-jeedo xukunkii dhowaan Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobalka Nugaal ka gaartay Kiiskii…
Madaxweynaha Puntland oo kulamo aan caadi aheyn ka wada Muqdisho (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay…
Golaha Wasiirada ee xilka Sii-haya oo kulan deg deg ah la isugu yeeray
Golaha Wasiirada ee xilka sii-haya ayaa la isugu yeeray shir aan caadi aheyn 2-da duhurnimo…
Soomaaliya oo kaalmaha hore kaga jirta Musuq-maasuqa Qalabkii ka hor-taga COVID-19
Kenya, Zimbabwe, Uganda, Somalia iyo Nigeria ayaa lagu tilmaamay inay safka hore kaga jiraan kiisaska…
Xildhibaan Xidig “Xildhibaan Jeesow wuxuu taageeray in ay is-guursan-karaan dadka isku-jinsiga ah” (VIDEO)
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa weerar afka ah ku qaaday…
Magaalooyinka Garoowe iyo Jabuuti oo la mataaneynayo (VIDEO)
Duqa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Axmed Siciid Muuse, oo Booqasho ku jooga Djibouti…
Guuleed “Lama dhayalsan karro fashilka ku yimid Hanaanka Waxbarasho ee dalka” (Akhriso)
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo horay u soo noqday Guddoomiyaha Dallada Waxbarashada…
Booliska Kismaayo oo gacanta ku dhigay Koox burcad ah (VIDEO)
Taliska Ciidammada Booliska Kismayao ayaa sheegay in dad farabadan oo Shacab ah laga dhacay taleefoonadooda,…
Goormee furmayaa Shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada ee Muqdisho ? (VIDEO)
Qaban-qaabadii u dambeysay ee furitaanka Shirka Madaxda DFS iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS…
Wasiir Qowdhan oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha Boosaaso (Sawirro)
Wasiirku- xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame, oo uu wehlinayo Agaasimaha…
Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa shaacisay in 2 Ruux oo cusub laga helay cudurka COVID-19, kaddib…
Sii-hayaha Wasiirka Batroolka XF Soomaaliya oo fadeexad wajahaya (Akhriso)
Sii-hayaha Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed waxaa kusoo baxday fadeexad kadib…
VIDEO: Guddoomiyaha Gobalka Bari oo digniin u diray Ganacsatada Goobaha Caafimaadka
Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa digniin u diray Dadka sida sharci darada…
Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah Puntland oo gaaray Degaanka Kuwayt (Sawirro)
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Musadaq oo ay Wehliyaan…
Madaxweyne Maxamuud Sayid oo magacaabay Saddex Garsoore (Akhriso)
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ahna Ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud…
VIDEO: Muxuu ahaa nuxurka Khudbadii Axmed Madoobe ee Aqalka Sare ?
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Aqalka Sare…
Maxamuud Sayid Aadan oo hambalyo u diray Arday Jubbaland
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha mudane Maxamuud Sayyid Aadan ayaa dhammaan ardayda…
Guddiga hormarinta Gobalka Bari oo Ansixiyey Ajandayaal muhiim ah (VIDEO)
Gudiga Hormarinta Gobalka Bari ayaa maanta kulankooda bilaha ahaa la qaatay Isu-duwayaasha Gobalka Bari, kaas…
QM oo ka digaysa xaalada adag oo kusoo wajahan dalal ay ku jirto Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in wadamo ay kamid tahay Soomaaliya…
Madaxweyne Deni oo kulamo ka wada Muqdisho (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Cabdixamiid…
Puntland oo Garacad ka bilowday Canshuurta Gaadiidka (Sawirro)
Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa markii ugu horreysay deegaan xeebeedka Garacad saaka ka bilowday “Canshuurta Gaadiidka”,…
Madaxweynaha Jubbaland oo khudbad ka jeediyay Golaha Aqalka Sare (VIDEO)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam, oo Booqasho rasmi ah ku tagay xarunta…
Axmed Madoobe oo gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa goor-dhaweyd gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare ee BJFS….
Mid kamid ah Ehelada Aas-aasihii Al-Qaacida oo taageertay Trump
Noor Bin Ladin oo uu abti u yahay Osama Bin Ladin ayaa taageertay musharaxnimada madaxweyne…
Akhriso: Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo labo qodob kaga guuleystay Farmaajo
Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubbaland, Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa uga…
Wasiir Tima-cadde “Ma jiro shir gaar ah oo u furmaya Farmaajo, Deni & Madoobe”
Puntland ayaa shaacisay inuusan jirin shir rasmi ah oo dhexmari doona madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha…
Wiil dhowaan ka qalin-jabiyay Jaamacad oo lagu dilay Muqdisho
Koox burcad ah oo moobeelada dadka dhaca ayaa Xalay xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wadajir…
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Africa
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa la sheegay inay toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed…
Al-Shabaab oo weerartay Saldhigyo ay lee yihiin Ciidanka Dowladda & AMISOM
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerareen saldhigyada Ciidamada Dowladda &…
Al-Shabaab oo la wareegtay Degaan katirsan Galgaduud
Wararka ka imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad katirsan Ururka Al-Shabaab ay saaka la…
Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Guddoomiye Muudeey ?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe), ayaa kulan kula qaatay xalay…
Madaxweynaha Jubbaland oo khudbad ka jeedinaya Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Islaam lagu wadaa inuu maanta la kulmo Guddoonka…
Madaxweyne Deni oo bilad sharaf guddoonsiiyay Cali Giir (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa bilad Sharaf guddoonsiiyey Mudane Cali Ismaaciil…
Sawirro: Qarax ka dhacay Caawa Muqdisho
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax uu goor-dhaweyd ka dhacay Isgooyska Sayidka…
Puntland oo aastay Baraago ka qodnaa hareeraha Garacad (Sawirro)
Maamulka deegaanka Garacad iyo Ciidamada Puntland ayaa maalintii 4aad wada howlgalo lagu hagaajinayo dhul daaqsimeedka…
Akhriso: Faa’idada dhanka Waxbarashadda ee Puntland ka heshay nidaamka Federaalka
Faa’iidada dhanka waxbarashada ee nidaamka Federalayntu Puntland u horseeday. Isbarbardhig Heerka waxbarashada Puntland xiligii Dawladdii…
DEG-DEG: Farmaajo oo u yeeray Maamulkii uu u magacaabay Gedo
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo uu…
Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah Puntland oo gaaray Daaru-salaam (Sawirro)
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq oo ay WehliyaanGuddiga…
Muxuu kusoo dhamaaday kulankii Farmaajo, Deni & Madoobe ?
Waxaa goor-dhaweyd soo gaba-gaboobay kulan adag oo u dhexeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Guddoomiyaha MCQS ee 5 Gobal ee Puntland oo xilkii la wareegay (VIDEO)
Guddoomiyaha cusub Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida ee Gobalada Bari, Sanaag, Karkaar, Gardafuu…
Safaaradda Mareykanka oo fariin u dirtay hoggaamiyaasha Soomaalida (Akhriso)
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku boggaadisay Madaxtooyada Villa Somalia inay si wadajir ah Muqdisho…
Dr. Cabdiweli Gaas oo baaq u diray Shacabka Puntland (VIDEO)
Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland…
Madaxweyne Deni oo la kulmay Wasiiro & Xildhibaanada Puntland ee la socday (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is xogwareysi ah la qaatay xubnaha…
Senator Qeyb-diid “Dib-u-dhac ayaa ku yimid dhameystirka Dastuurka” (VIDEO)
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5-aad…